Quantcast
Channel: Radio Muqdisho
Browsing all 20463 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gudiga Maaliyadda Baarlamanka oo aqoon isweydaarsi uga furmay Nairobi+Sawirro

Gudiga Maaliyada Baarlamanka Soomaaliya ayaa aqoon isweydarsi ku saabsan Sharciga Maaliyada & Maareynta Maaliyada qaranka  waxa uu uga furmay Magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Aqoon isweydaarsiga...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha: “Dib u celinta qaxootigeeena Kenya jooga waxay noqon doontaa...

Dhadhaab, 6 June 2016 (Villa Somalia): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud , ayaa qaxootiga Soomaalida ee ku dhaqan xeryaha Dhadhaab ee dalka Kenya u sheegay...

View Article


Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

,features: ['playpause','current','progress','duration','volume','tracks','fullscreen'] ,audioWidth:400,audioHeight:30 }); });

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Sawirrada Safarka Madaxweynaha ee Dhadhaab iyo Nairobi

Sawir Qaade: Hassan O. Baffo

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka Warfaafinta oo si rasmi ah u furay tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan...

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye  ayaa si rasmi ah caawa u furay tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tartamayaasha Degmada Dhahar oo caawa laga reebay tartan cilmiyeedka Ramadaan...

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii lixaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayay Telefishinka Qaranka, lagana dhageystay Idaacadda Radio...

View Article

Mareykanka oo cambaareeyay dilkii AUN wariye Sagal Salaad Cismaan

Ergada dowladda Mareykanka u qaabilsan arimaha Soomaaliya ayaa war saxaafadeed ay soo saareen waxaa ay si kulul ugu cambaareeyeen dilkii shanta bishan magaalada Muqdisho kooxo bastoolado ku hebeysan ay...

View Article

Mashaariic laga hirgeliyay magaalooyinka Baydhabo iyo kuwa kale oo la soo...

Munaasabad uu soo qaban qaabiyey Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo lagu soo bandhigayay waxyaabihii laga qabtay goobaha Adeegyada Bulshada ayaa lagu qabtay maanta magaaalada Baydhabo....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sicirka qudaarta oo aan isbadal laga dareemin “SAWIRRO”

Iyadoo lagu guda jiro maal maha hore ee bisha barakeysan ee Ramadan ayaa waxa isbadal laga daremayaa  sicirka waxyaabah aas aasiga u ah bulshada sida qudaarta noocyadeeda kala duwan  hilibka iyo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Akhriso sharciyada tartanka iyo isku aadka tartan cilmiyeedka Warbaahinta...

Akhristayaasha sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan ee Warbaahinta Qaranka wareegiisa koowaad iyo sharciyada looga baahanyahay in tartame...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tartamayaasha degmada Baydhabo oo caawa u soo gudbay wareega labaad ee...

Tartan Cilmiyeedka bisha Ramadaan oo ay si wada jir ah u baahinayaan Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ee SNTV uuna taaba gelineyo Maamulka Gobolka Benaadir ayaa waxaa caawa tartan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha oo kulan afur ah kala qeybgalay Jaaliyadda Soomaaliyeed Kenya...

Afurka oo uu sameeyay safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya Danjire Jamaal Maxamed Xassan, waxaa ka soo qeyb galay xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Kenya oo ay ka mid ahaayeen xildhibaan Ilyaas Barre...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Erdogan “Waanu sii wadi doonnaa halganka aanu argagaxisada kula...

Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdoğan, ayaa isbitaalka ku booqday dadkii ku dhaawacmay  qaraxii shalay ka dhacay Magaalada Istanbul. Madaxweynaha Turkiga, ayaa Isbitaalka ku booqday dadkii ku...

View Article


Ciidmada XDS oo tiro maleshiyaad ah ku dilay tuulada Masaajid Cali Guduud ee...

Fariisin ay ciidamada XDS ku lahaayeen duleedka tuulada Masaajid Cali Guduud oo ka tirsan gobolka Sh/Dhexe ayaa xalay saqdii dhexe waxaa soo weerar maleeshiyaad ka tirsan Shabaab oo watay gaadiidka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

R/wasaaraha oo ka qeybgalay munaasabad lagu xusayay dhalashadi boqoradda...

R/wasaaraha dalka mudane Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan dowladda ayaa ka qeybgalay munaasabad lagu xusayay dhalashadii boqoradda Ingiriiska Queen Elisabeth II oo...

View Article


Baarlamanka oo maanta u codeyn doona hindise sharciyeedyo kala duwan

Mudanayaasha Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku leh xaruntooda golaha Shacabka ee magaalada Muqdisho. Kulanka maanta oo qeyb ka ah kalfadhaga Sideedaad ee ugu dambeeya baarlamanka...

View Article

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

,features: ['playpause','current','progress','duration','volume','tracks','fullscreen'] ,audioWidth:400,audioHeight:30 }); });

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ciyaar saaxiibtinimo oo lagu soo gaba gebeeyay Kismaayo+Sawirro

Nadiga kubada cagta Comsed Football club Gaalkacyo Ayaa Soo gabagabeeyaay Ciyaarihi saxiibtinimo ay la Qaateen naadiyaasha heerka koowad ee Jubbaland Kismaayo. Muddada ay kooxda ku sugneyd magaalada...

View Article

Kooxo hubeysan oo dil u geystay Guddoomiyihii ururka Haweenka Gobolka Mudug

Kooxo bistoolado ku hubeysan ayaa caawa fiidkii magalada Gaalakcyo ku dilay Guddoomiyaha ururka haweenka ee Puntland Allaha u naxariistee Dhudi Yuusuf, iyadoo kooxihii falka dilka ah geystay ay goobta...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ciidamada sida gaarka ah u tababbaran ee booliska oo howlgallo sameeyay...

Ciidamada booliska qaybta gobolka banaadir iyo ciidamada sida gaarka u tababaran ee RRT booliska  ayaa habeenimadii xalay howlgalo amniga lagu xaqiijinayo ka sameeyey isgosyada magaalada Muqdisho,...

View Article
Browsing all 20463 articles
Browse latest View live