Quantcast
Channel: Radio Muqdisho
Browsing all 20463 articles
Browse latest View live

Guddoonka Baarlamaanka oo tacsi diray howl Wadeen ka tirsan barlamaanka oo...

Guddoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ka tacsiyadeeyey geerida howl wadeen ka tirsan shaqaallaha xarunta Golaha Shacabka oo fiidnimadii caawa ay kooxo hubeysan ku dileen magaalada Muqdisho....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka Boostada Soomaaliya oo la kulmay dhiggiisa Jabuuti

Wasiirka wasaaradda Boostada Mudane Maxamed Jaamac Mursal (Geelle) oo uu waheliyo agaasimaha Guud ee wasaaradda Mudane Axmed Xaaji Cabdi ayaa safar shaqo ku tagay magaalada Jabuuti ee dalka aynu...

View Article


Wasiirrada Boostada ee Soomaaliya iyo Jabuuti oo ka wada hadlaya iskaashi...

Wasiirka wasaaradda Boostada Mudane Maxamed Jaamac Mursal (Geelle) oo uu waheliyo agaasimaha guud ee wasaaradda Mudane Axmed Xaaji Cabdi ayaa safar shaqo ku jooga magaalada Jabuuti ee dalka aynu...

View Article

Afhayeenka gobolka Banaadir ” Mid ka mid ah kuwii hoobiyaha soo tuuray xalay...

Ciidamada Ammaanka ee Dowladda ayaa gacanta ku dhigay mid kamid ah maleeshiyo hubeysan oo xalay duleedka degmada Dharkenleey kasoo tuuray labo Hoobiye, kuwaas oo aan geeysan wax qasaare ah, kuna dhacay...

View Article

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

,features: ['playpause','current','progress','duration','volume','tracks','fullscreen'] ,audioWidth:400,audioHeight:30 }); });

View Article


Madaxweynaha oo maanta u ambabaxaya dalka Kenya

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la filayaa in uu u ambabaxo magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Madaxweynaha ayaa la qorsheynayaa in uu la kulmo dhiggisa dalka Kenya, Uhuru Kenyatta,...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shir looga hadlayo qorshaha xanaanada xoolaha Soomaaliya oo lagu wado in la...

Kulanka oo ah mid wada tashi ah oo looga hadlayo qorshaha xanaanada xoolaha Soomaaliya iyo sidii loo horumarin lahaa oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Xanaanada, Xoolaha Dhirta iyo daaqa ee dowlada...

View Article

Madaxweynaha oo ka tacsiyeeyay geerida Weriye Sagal Salaad Cusmaan

Muqdisho, 5 June 2016 (Villa Somalia)—- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa tacsi u diray shacabka , qoyska iyo eheladii ay ka geeriyootay marxuumad...

View Article


Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

,features: ['playpause','current','progress','duration','volume','tracks','fullscreen'] ,audioWidth:400,audioHeight:30 }); });

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shaqaale ka tirsan Wasaaradaha Xukuumadda oo tababbar loogu soo xiray...

Tababbarkan ku saabsanaa maamulka xafiisyada dowladda oo ay iska kaashadeen Wasaaradda amniga Gudaha iyo xarunta Muqdisho ee cilmibaarista ayaa waxaa ka qeyb galay xiritaankiisa mas’uuliyiin ka tirsan...

View Article

Wasaaradda Diinta: “Berri waa maalinta koobaad ee Ramadaan” Dhageyso

Wasaaradda awqaafta iyo arrimaha diinta ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in maalinta birri ah ay tahay maalinta koobaad ee bisha Ramadaan. Guddi ka socday wasaaradda oo caawa maqribadii ilaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kulan looga hadlayay Xanaanada Xoolaha oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Kulankii wada tashiga ee Wasaaradda Xanaanada Xoolaha ee Xukuumadda Federaalka ah iyo Wasaaradaha Xanaanada xoolaha ee dowlad goboleedyada xubnaha ka ah dowladda Federaalka oo ay soo qaban qaabisay...

View Article

Wasiirka Boostada Soomaaliya oo booqday xafiiska IGAD ee Jabuuti

Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Soomaaliya Mudane Maxamed Jamac Mursal (Geelle) oo safar shaqo ku jooga dalka Jabuuti, ayaa maanta galinkii hore ku booqdey Xafiiskiisa, Xoghayaha Guud ee urur...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta oo shir la qaatey dhiggiisa Jabuuti

Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta ee Xukuumadda Federaalka ah Soomaaliya mudane Maxamed Jaamac Mursal (Geelle) oo safar shaqo ku jooga magaalada Jabuuti ee dalka Jabuuti ayaa maanta kulan la yeeshay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Koox kubadda cagta ah oo Gaalkacyo ka dhisan oo Kismaayo ku sugan-Sawirro

Naadiga kubada cagta Comsed Gaalkacyo Puntland  ayaa galabta barbar dhac lagalay naadiga Jamaame Brothers Centar JBC  oo Kismaayo ka dhisan, waxaana ciyaartii galabta oo aad u xiiso badnayd ka soo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wafdi horudhac u ah madaxweynaha oo gaaray Dhadhaab-SAWIRO

Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya iyo danjiraha Soomaaliya u fadhiya magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya ayaa gaaray xerada Qaxootiga ee Dhababaab ee dalka Kenyya, halkaas oo la filayo inuu...

View Article

Allaha u naxariistee Wariye Sagal Salaad oo maanta lagu aasay Muqdisho

Allaha u naxariistee Marxuum Wariye Sagal Salaad Cismaan oo ka mid ahayd suxufiyiinta Warbaahinta Qaranka oo shalay ay Muqdisho ku dileen dhagar qabayaal ka tirsan maleeshiyada AL-Shabaab, laguna aasay...

View Article


Ardayda galay Imtixaanka shidaadiga ah ee dowladda oo Galgaduud loogu...

Maamulka  Jaamacadda   Galgaduud  ayaa  munaasabad  u qabtay   Ardaydii  gashay  Imtixaanka midaysan ee  Wasaaradda  Waxbarashada si ay Ardaydu u kala xushaan kuliyadahii ay Dhigan lahaayeen ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Koobkii Kooxaha Jaaliyadda Soomaalida ee Qatar oo la soo gaba gabeeyay+Sawirro  

Waxaa mudooyinkan ka socday magaalada Doha ee dalka Qadar Koob u dhexeeya Kooxaha Jaaliyadda Soomaalida ee ka dhisan Xaafadaha dalka Qadar, Kuwaasi oo soo Bandhigay Ciyaar wanaag. Labada Kooxood ee...

View Article

24 qofood oo ku dhimatay dagaal beeleed ka dhacay deegaanno ka tirsan gobolka...

24 qof ayaa dhimatay ku dhowaad 30 kalana dhaawac ayaa kasoo gaarey dagaal beeleed 3 dii maalmood ee lasoo dhaafay ka dhacayey deegaano dhaca Koonfurta gobolka Sool. Dagaalladan ayaa ka dhacay...

View Article
Browsing all 20463 articles
Browse latest View live