Quantcast
Channel: Radio Muqdisho
Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Akhriso sharciyada tartanka iyo isku aadka tartan cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka

$
0
0

Tartan aqoooneedkaAkhristayaasha sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan ee Warbaahinta Qaranka wareegiisa koowaad iyo sharciyada looga baahanyahay in tartame kasta looga baahanyahay in uu raaco.

 

Taariikhda Magaca degmada Vs Magaca Degmada Natiijada
06-06-2016 Yaqshiid / G. Banaadir Vs Dhahar / G. Sanaag
07-06-2016 Baydhaba / G. Bay Vs Afgooye / G. Sh. Hoose
08-06-2016 Kaxda / G. Banaadir Vs Shibis / G. Banaadir
09-06-2016 Wadajir / G. Banaadir Vs Dhusamareeb / Galguduud
10-06-2016 Jowhar / G. Sh. Dhexe Vs Gaalkacyo / G. Mudug
11-06-2016 Waaberi / G. Banaadir Vs Cabdicasiis / G. Banaadir
12-06-2016 Garowe / G. Nugaal Vs Kaaraan / G. Banaadir
13-06-2016 Huruwaa / G. Banaadir Vs Kismaayo / G. J/Hoose
14-06-2016 X/Jajab / G. Banaadir Vs Boondheere / G. Banaadir
15-06-2016 Garbahaarey / G. Gedo Vs Dayniile / G. Banaadir
16-06-2016 Boosaaso / G. Bari Vs Dharkenley / G. Banaadir
17-06-2016 Shangaani / G. Banaadir Vs Hodan / G. Banaadir
18-06-2016 Baladweyne / G. Hiiraan Vs W/nabadda / G. Banaadir
19-06-2016 H/wadaag / G. Banaadir Vs  Xudur / G. Bakool

Halkan ka eeg, ama guji linkiyada hoose si aad u degsato sharciga iyo kan shaxda 

ISKU AADKAN TARTANKA RAMADAANKA 2016

SHARCIYADA TARTANKA


Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Trending Articles