Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho
,features: ['playpause','current','progress','duration','volume','tracks','fullscreen'] ,audioWidth:400,audioHeight:30 }); });
View ArticleMaxkamad ku taalla South Africa oo lasoo taagay Burcad lagu eedeeyay dilka...
Maxkmad ku taalla Magaalada Polokwani ee Dalka Koonfur Afrika ayaa lasoo tagay laba nin oo South African ah oo lagu eedeeyay inay ka dambeeyeen dil loogu geystay laba wiil iyo abtigiisa Soomaali ah oo...
View ArticleTartamayaasha degmada Gaalkacyo oo caawa u soo gudbay wareegga labaad ee...
Tartan Cilmiyeedka bisha Ramadaan oo ay si wada jir ah u baahinayaan Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ee SNTV, isla markaana si toos ah looga daawanayo Telefishinka, halka...
View ArticleXoghayaha guud ee Q.M. oo si kulul u cambaareeyay weerarki Halgan
War kooban oo kasoo baxay Qaramada Madoobe ayaa lagu cambaareeyey weerarkii Shabaab ay ku qaadeen deegaanka Halgan oo ka tirsan gobolka Hiiraan. Xoghayaha guud ee Qaramada Madoobe Banki Moon ayaa si...
View ArticleWafdi ka socday wasaaradda arrimaha gudaha oo booqday degmada Cadale
Mas’uuliyiin ka tirsan wasaaradda arrimaha gudaha ayaa kormeer ku tagay degmada Cadale ee gobolka Shabeellaha dhexe iyagoo soo indha indheeyay xaaladda nololeed ee bulshada. Mas’uuliyiinta ayaa...
View ArticleWaxqabadka Dawladda ee todobaadki la soo dhaafay+Sawirro
Mogadishu, 11 June 2016 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay...
View ArticleDhageyso warka subax ee Radio Muqdisho
,features: ['playpause','current','progress','duration','volume','tracks','fullscreen'] ,audioWidth:400,audioHeight:30 }); });
View ArticleFaraax Cabdiqaadir oo gudbiyay dacwad ku saabsan faldambiyeed lala damacsanaa...
Xog ay heshay Wakaaladda Wararka ee SONNA ayaa lagu ogaaday in uu jiro qorshe Siyaasadaysan oo aan la ogayn sababta ka danbaysa kaas oo laga been abuuray Xildhibaan Faarax Sheikh Cabdulqaadir oo ka...
View ArticleDoorka haweenka ee doorashooyinka dalka oo laga hadlday
Kulankan oo ahaa mid lagu daah furayey wacyi gelin la xiriirta sidii haweenku ay uga qeyb qaadan lahaayeen doorashooyinka la filayo 2016-ka , waxaa ka qeyb galay madax ka tirsan AMISOM, xubno...
View ArticleBaarlamaanka oo meel mariyay hindise sharciyeedka Maxkamadda dastuuriga
Guddoomiyaha baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo maanta shir guddoominayay kulankii maanta ayaa Xildhibaanada baarlamaanka markale xusuusiyay muhiimadda ay...
View ArticleWasiirka Caafimaadka oo magaalada Baydhaba ka dhagax dhigtay Cisbitaal SAWIRO
Wasiirka Caafimaadka Dawlada Soomaaliya Xaawo Xasan Maxamed iyo Wakiilo Kasocoday Dawlada Sacuudi Arabiya ayaa Maanta Magaalada Baydhabo Ku dhaxdhigay Cisbitaal cusub Laguna daryeelidoono Bulshada...
View ArticleDhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho
,features: ['playpause','current','progress','duration','volume','tracks','fullscreen'] ,audioWidth:400,audioHeight:30 }); });
View ArticleTartamayaasha degmada Waaberi oo caawa tartanka laga reebay “SAWIRRO”
Tartan Cilmiyeedka bisha Ramadaan oo ay si wada jir ah u baahinayaan Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ee SNTV, isla markaana si toos ah looga daawanayo Telefishinka, halka...
View ArticleCiidamada Booliiska oo qarxiyay miino lagu aasay dhinaca waddada warshadaha...
Ciidamada miino baarista ee booliiska Soomaaliyeed ayaa ku guuleestay in ay qarxiyaan miino lagu aasay dhinaca Laamiga Warshadaha gaar ahaan agagaarka Warshaddi Birta. Dadka deegaanka oo ka war helay...
View ArticleHey’adda UNHCR oo sheegtay in beesha caalamku ay ku guuldaraysteen...
Madaxa Hay’adda Qaramada Midoobay u Qaabilsan Qaxootiga ee UNHCR Filippo Grandi ayaa sheegay in beesha caalamku ay ku guuldarraysatay inay maalgelin ka samayso Soomaaliya, si fursad loo siiyo qaxootiga...
View ArticleDhageyso warka subax ee Radio Muqdisho
,features: ['playpause','current','progress','duration','volume','tracks','fullscreen'] ,audioWidth:400,audioHeight:30 }); });
View ArticleMunaasabad lugu sagootinayay kooxda kubadda cagta Comsed oo lugu qabtay...
Munaasabad lugu sagootinayay kooxda kubadda cagta Comsed ee ka dhisan Puntland ayaa lugu qabtay magaalada Kismaayo oo ay ku sugnaayeen toddobadkii ugu dambeeyay. Xafadda oo afur ahayd,waxaa ka...
View ArticleTartan Qur’aan akhris ah oo lagu soo gebagebeeyay Nairobi
Tartankan qur’aan aqriska ah oo socday muddo 10 maalin ah ayaa lagu soo gabagabeeyay xaafadda Islii ee magaalada Nairobi. Tartanka oo ay soo qabanqaabisay mu’asadada ansaaru sunnah, ayna ka qeybagleen...
View ArticleTaliyaha ciidanka Asluubta oo shir muhiim ah uga qeyb galay Austria “SAWIRRO”
Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaliyed Sareey Gaas Bashiir Maxamed Jaamac oo maanta dalka dib ugu so laabtay kaddib safar labo Todobaad qaatay uu ugu maqnaa dalka Austria. Taliyaha Ciidanka Asluubta...
View ArticleTartamayaasha degmada Kaaraan oo u soo gudbay wareega xiga ee tartanka
Tartan Cilmiyeedka bisha Ramadaan oo ay si wada jir ah u baahinayaan Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ee SNTV, isla markaana si toos ah looga daawanayo Telefishinka, halka...
View Article