Maxkamadda Degmada Hodan oo baafinaysa shaqsiyaad
Maxkamadda degmada Hodan ee gobolka Banaadir waxey baafineysa shaqsiyaadka magacyadoodu hoos ku qoranyihiin iney maxkamadda ku hor yimaadaan muddo 45 cisho ah.
View ArticleKenya oo UnCHR ka dalbatay in ay ka gacan siiso Dib u celinta Qaxootiga.
Dowladda Kenya ayaa ugu baaqday hay’adda Q.M u qaabilsan arrimaha qaxootiga ee UNHCR in ay taageerto go’aankeeda ku aadan dib u celinta qaxootiga Soomaaliyeed ee ku sugan xeryaha Dhadhaab. Afhayeenka...
View ArticleGuddoomiyaha Gobolka Banaadir oo $500,000 gudoonsiiyay shirkadda dhiseysa...
Munaasabad si heer sare ah loo soo qaban qaabiyay oo uu ka qayb galay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Yusuf Xuseen Jimcaale ayaa guddoomiyaha waxaa lacag dhan $500,000 (Shan...
View ArticleTartan Kubada Cagta ah oo lagu maamusayo bisha Ramadaan oo lagu qabtay Dalka...
Tartan cayaareedkaan lagu maamuusayay bilasha bisha Ramadan ee barakeysan oo ay soo abaabuleen xafiiska hidaha iyo tacliinta ee Safaaradda Soomaaliyeed ee Koonfur Afrika iyo Ururka dhallinyarada...
View ArticleTartamayaasha degmada Kismaayo oo caawa u soo gudbay Wareega labaad...
Tartan Cilmiyeedka bisha Ramadaan oo ay si wada jir ah u baahinayaan Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ee SNTV, isla markaana si toos ah looga daawanayo Telefishinka, halka...
View ArticleCayilka waa nafaqa daro-daraasad cusub
Nafaqadarada ayaa aduunka ku baahday, waxaana soo kordhay cayilka oo ah macluul, sida lagu sheegay daraasad cusub. Qolada daraasadda sameysay oo la yiraahdo 2016 Global Nutrition Report ayaa sheegay...
View ArticlePuntland oo laamaha aniga ku amartay adkeynta ammaanka
Wasaarada amniga maamulka Puntland ayaa fartay laamaha ammaanka maamulka puntland in ay adkeeyaan amniga deegaanada puntland. Wasiirka wasaarada amniga maamulka Puntland Cabdi Xirsi Cali (Qarjab) ayaa...
View ArticleSheybaarkii dhexe ee Xoolaha Soomaaliya oo dib loo furey rubuc qarni...
Wasiirka Wasaaradda Xanaanadda Xoolaha dhirta iyo daaqa ee dowlada federaalka Soomaaliya iyo gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaaladda Muqdisho ayaa maanta si wadajir ah xariga uga jaray...
View ArticleWasaaradda arrimaha gudaha oo sheegtay in dhowaan la bilaabi doono qeybta...
Wasiiru dowlaha wasaaradda arrimaha gudaha iyo federaalka ee dowlada Soomaaliya oo ay wehliyaan wasiir ku xigeenka wasaarada iyo agaasimaha guud iyo sidoo kale qeyb ka mid ah gudiga ay wasaarada...
View ArticleTartanka isboortiga gobollada dalka oo lagu qaban doono Muqdisho
Kulankaan oo loogatashanayay udiyaar garowga Cayaarha Maamul Goboleedyada oo ay ku baratami doonaaan 5 koox oo ka socota Dowlad goboleedyada xubnaha ka ah Dowlada Dhexe iyo koox ka socota gobolka...
View ArticleTartamayaasha degmada Xamar Jajab oo tartanka caawa laga reebay...
Tartan Cilmiyeedka bisha Ramadaan oo ay si wada jir ah u baahinayaan Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ee SNTV, uuna taaba gelineyo sanadkii saddexaad oo is xiga Maamulka Gobolka...
View ArticleWFP “Muhiimaddeenna koowaad waa xaqiijinta tayada iyo bad qabka caawinaadda...
Hay’adda WFP ayaa sheegtay in ay hubinayso Raashinka ay Ciidamada Booliiska ee Soomaaliya qabteen xilli ay Hay’addu u wadday gobalka Gedo ee Koofurta Soomaaliya. Layla Cali, oo ah Sarkaalka u...
View ArticleCiidamada XDS oo la wareegay saldhig ay Shabaab ku lahaayeen deegaanka...
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya oo gacan ka helaya Ciidamada Nabad Ilaalinta Midowga Afrika Ee AMISOM, ayaa si buuxda ula wareegay gacan ku heynta Talis ay hore u lahaayeen Ciidamada Dowladdii Dhexe...
View ArticleDhageyso warka subax ee Radio Muqdisho
,features: ['playpause','current','progress','duration','volume','tracks','fullscreen'] ,audioWidth:400,audioHeight:30 }); });
View ArticleFBI-da Mareykanka oo su’aalo weydiineysa xaaska Cumar Mateen
Hay’adda dambi baarista Maraykanka ee FBI ayaa wadda baaritaan ay su’aalo ku weydiinayso xaaska Cumar Mateen oo dhawaan dalkaas ka geystay weerar sababay dhimasho iyo dhaawac. Xaaska Mateen oo lagu...
View ArticleDacwadda u dhexeysa Soomaaliya iyo Kenya oo furmaysa September
Maxkamadda ay hortaalo dacwada Soomaaliya iyo Kenya ee muranka badda la xiriira ayaa shaacisay waqtiga kama dambeysta ah oo ay furmeyso dhageysiga dacwada labada Dal. ICJ ayaa sheegtay in bisha...
View ArticleHanaanka siyaasadda ee dhallinyarada Qaranka oo laga hadlay
Kulankaaan oo looga hadlayay sida dhalinyarada ay uga qeyb gali lahayeen hanaanka Siyaasadda Dhallinyarada Qaranka oo ay wado Wasaaradda Dhallinyarada ayaa waxaa ka qayb galay Wasiirka Isboortiga,...
View ArticleBarlamaanka oo u codeeyay in wax ka badal lagu sameeyo qodobbo ka mid ah...
Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay Muqdisho ayaa u codeeyay in wax ka badal lagu sameeyo qodobbo ka mid ah dastuurka KMG ah. Kulankii maanta oo uu shir guddoominayay...
View ArticleRa’isul Wasaare ku-xigeenka oo la kulmay Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carte ayaa magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya kula kulmay Safiirka dowladda Mareykanka u qaabilsan...
View ArticleGuddi loo saaray sabahaha keenay isku dhac ciidamo ka wada tirsan Maamulka...
Guddoomiyaha baarlammaanka maamul-goboleedka Galmudug, Cali Gacal Casir ayaa kaga hadlay xaaladda amni ee magaalada iyo isku dhicii dhawaan ciidamada ay ku dagaalameen magaalada Cadaado, isagoo intaa...
View Article