Quantcast
Channel: Radio Muqdisho
Browsing all 20463 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tartamayasha degmada Deyniile oo laga reebay tartankii caawa “SAWIRRO+DHAGEYSO”

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo ay si wada jir ah u baahinayaan Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ee SNTV, uuna taaba gelineyo sanadkii saddexaad oo is xiga Maamulka Gobolka...

View Article


Ra’iisul wasaare Cumar: Qaxootiga ma ahan in qasab lagu celiyo

Kenya waxaa ay ku goodisay in ay xireyso xeryaha qaxootiga Dhadhaab, wixii ka dambeeyay weerarkii magaalada Gaarisa oo ay ku dhinteen 147-Qof sanadkii tagay. Wargeyska Washington Post, ayaa qoray in...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kulanka golaha Wasiirada oo looga hadlay qodobo kala duwan-Sawirro

  Golaha Wasiirada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulanka shir guddoominayay Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Caddaaladda Mudane...

View Article

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

,features: ['playpause','current','progress','duration','volume','tracks','fullscreen'] ,audioWidth:400,audioHeight:30 }); });

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Sawirada Magaalada baydhabo oo looga Dabaal Dagay maalinta Caruurta...

Magaalada baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa lagu qabtay munaasabad ku saabsan Maalinta Caruurta Afrika, waxaana ka soo qeyb galay Qeybaha kala duwan ee Bulshada ku dhaqan baydhabo.

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tartamayaasha degmada Boosaaso oo u soo gudbay wareegga labaad...

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo ay si wada jir ah u baahinayaan Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ee SNTV, uuna taaba gelineyo sanadkii saddexaad Maamulka Gobolka Benaadir ayaa...

View Article

Magacyada Xubnaha Gudiga Saxaafadda oo ay Ansixiyeen Golaha Wasiirada

Guddiga Saxafadda Soomaaliyeed ee maanta ay Meelmariyeen Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya, ayaa ka kooban 9 Xobnood, wuxuuna noqonayaa guddi maareeya arrimaha Saxaafadda, sida uu dhigayo Xeerka...

View Article

18 Soomaali ah oo ku geeriyootay Konteenar lagu tahriibinayay

Booliska dalka Tanzania ayaa sheegay in 18 qof oo Soomaali tahriib ah ay geeriyoodeen, kadib markii lagu soo qariyay gaari xamuul ah oo xambaarsanaa Konteener lagu waday kalluun, kaasoo ka diiwaan...

View Article


Mas’uuliyiinta dalka Niger oo sheegay iney heleen meydadka 34 tahriibayaal ah

Masu’uliyiinta Dalka  Niger ayaa sheegay inay ka heleen meel u dhaw  Sahara  Xuduuda Wadanka Aljeeriya  Meydadka 34 muhaajiriin ah  oo ay Haween iyo  caruuri ku jiraan. Bayaan uu soo saaray Wasiirka...

View Article


Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

,features: ['playpause','current','progress','duration','volume','tracks','fullscreen'] ,audioWidth:400,audioHeight:30 }); });

View Article

Mudane ka tirsan Baarlamaanka Britain oo lagu dilay London

Xildhibaan ka tirsaneyd baarlamaanka dalka Ingiriiska oo lagu magacaabi jiray Jo Cox, ayaa lagu dilay waqooyiga magaalada London. Wakaalada Wararka AP oo soo xiganeysay goob joogayaal ayaa sheegtay in...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Mareykanka iyo ku xigeenkiisa oo Booqday Orlando “Sawirro

Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama iyo ku xigeenkiisa Joe Biden  ayaa booqday magaalada Orlando si uu uga qeyb qaataan  baroor diiqda dadkii lagu laayay magaaladaasi, iyagoo la kulmay qaraabada...

View Article

Duqa Muqdisho oo marti ku ahaa barnaamijka kulanka todobaadka+Dhageyso

Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo SNTV oo marti ku ahaa gudoomiyaha gobolka banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale “Madaale” ayaa ka hadlay waxqabadka...

View Article


Mas’uuliyiin ka socota wasaaradda warfaafinta oo Kismaayo kula kulantay...

Masuuliyiin ka tirsan wasaaaradda warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska oo booqanaya magaalada Kismaayo ayaa kulan xog wareysi ah la qaatay Suxufiyiinta ka howlgasha magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka...

View Article

Meleteriga Ciraaq oo la wareegay magaalada Faluuja

Ciidamada Meleteriga dalka Ciraaq ayaa si buuxda ula wareegay magaalada Faluuja kaddib markii ay ka saareen maleeshiyaadka Daacish. Magaaladda Fallujah oo 50Km u jirta caasimada dalkaasi ee Baqdaad...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Puntland oo la kulmay Saraakiil ka socotay Bankiga Aduunka...

Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 18-June-2016 xafiiskiisa qasriga Madaxtooyada ku qaabilay wafdi ka socdey xarunta Bangiga adduunka ee Washington oo uu hoggaaminayo...

View Article

Mareykanka oo sheegay in kooxda Shabaab ay qarka u saaranyihiin burbur

War ka soo baxay Taliska ciidamada Mareykanka ee Afrika, ayaa lagu sheegay in kooxda Shabaab ay markan ku dhowdahay burbur kaddib markii ay la kulmeen dhabar jab weyn oo ku aaddan weerarrada dhanka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Dalka oo shirar muhiim ah uga qeyb galay dalka...

Muqdishu, 15-17 June, 2016: Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Jamhuriyadda Federaalka Soomaalia Mudane Maxamed Cumar Carteh iyo wafdi uu hogaaminayay ayaa safar shaqo ku tagay magaalda Brussels ee dalka...

View Article

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

,features: ['playpause','current','progress','duration','volume','tracks','fullscreen'] ,audioWidth:400,audioHeight:30 }); });

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Waxqabadka Dawladda ee isbuucii la soo dhaafay “SAWIRRO”

Mogadishu, 18 June 2016 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay...

View Article
Browsing all 20463 articles
Browse latest View live