Arday Baydhabo loogu soo xiray barashada farsamada xirfado kala duwan
Kusimaha Madahaweynaha Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ahana Wasiirka Beeraha iyo Waraabka ayaa maanta ka qeybgalay munaasad ay ku qalinjibinayeen 320 arday oo Soo bartay Farsamada Gacanta iyo...
View ArticleDhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho
,features: ['playpause','current','progress','duration','volume','tracks','fullscreen'] ,audioWidth:400,audioHeight:30 }); });
View ArticleMuqdisho: Howlgallo lagu soo qab qabtay tiro ka mid ah Al-Shabaab
Howlgalkan oo si wadajir ah u fulinayeen ciidamada Hay’adda Nabadsugidda, Booliska iyo Asluubta Soomaaliyeed iyo Booliska AMISOM ayay ciidamadu ka sameeyeen Xaafada Suuqa Xoolaha qeybta ka tirsan...
View ArticleDhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho
,features: ['playpause','current','progress','duration','volume','tracks','fullscreen'] ,audioWidth:400,audioHeight:30 }); });
View ArticleTartamayaasha degmada Warta Nabadda oo caawa u soo gudbay wareega labaad...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo ay si wada jir ah u baahinayaan Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ee SNTV, uuna taaba gelineyo sanadkii saddexaad Maamulka Gobolka Benaadir ayaa...
View ArticleRa’iisul Wasaare ku-xigeenka oo Brussels kula kulmay Guddoomiyaha Iskaashiga...
Muqdisho, 18 June, 2016: Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carteh ayaa waxa uu Brusseles kula kulmay Mudane Neven Mimica, Guddoomiyaha Iskaashiga...
View ArticleDhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho
,features: ['playpause','current','progress','duration','volume','tracks','fullscreen'] ,audioWidth:400,audioHeight:30 }); });
View ArticleMadaxweynihii hore ee Masar oo lagu xukumay xabsi daa’in
Maxkamad ku taal dalka Masar ayaa lix qof oo ay ku jiraan laba qof oo joornaaliistayaal ah una shaqaynayey telefiishanka Al-Jazeera ku xukuntay dil kaddib markii lagu helay in ay sirta waddankaasi u...
View ArticleAgaasimaha SONNA “Aad ayaan ugu faraxsanahay inaan Kismaayo ka furno...
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliya ee Sonna ayaa ayaa xafiiskii ugu horeeyay oo ka baxsan magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya waxay ka furatay magaalada Kismaayo ee Xarunta gobalka Jubbada...
View ArticleTababar loo qabtay shaqaalaha wasaaradda waxbarashada Galmudug+Sawirro
Shaqaalaha wasaaradda waxbarashada ee maamulka Galmudug ayaa tababar aqoon kororsi ah loogu qabtay magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud. Tababarkan oo ay soo qabanqaabisay wasaaradda waxbarashada ee...
View ArticleMaxkamadda ciidamada Puntland oo beenisay iney xukuntay caruur yar yar
Xeer Ilaaliyaha Maxkamadda Ciidamada Puntland ee Gobolada Nugaal iyo Sool, C/laahi Xersi Cilmi, ayaa si adag u beeniyay inay dil ku rideen carruur yar yar, xilli qeyb kamid ah warbaahinta ay warkaasi...
View ArticleDaawo Sawirrada: Maamulka G/Banaadir oo dib u dhis kale ku billaabay waddad...
Maamulka gobolka Banaadir ayaa dib u dhis ku bilaabay wadada Howlwadaag ee isku xirta Sayidka ilaa Bakaaraha kaddib markii qeybo ka mid ah ay bur buriyeen biyaha roobabkii ka da’ay magaaada Muqdisho....
View ArticleHowlgal dad lagu soo qab qabtay oo xalay ciidamadu ka sameeyeen xaafadda...
Ciidamada Ammaanka ayaa xalay howlgal gaar ah ka sameeyay xaafadda Suuqa xoolaha, halkaasoo ay ka soo qabteen horjoogayaal ka tirsanaa Shabaab. Afhayeenka Wasaaradda Amniga C/kaamil Macalin Shugri...
View ArticleMadaxweynaha: “Siyaasadda dowladda waa mid dhiirigelineysa dhaqaalaha gaarka...
Muqdisho, 19 June 2016 (Villa Somalia)—Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarigga ka jarey terminal cusub oo loo sameeyey Dekedda Caalamiga ee...
View ArticleAkhriso: Isku aadka wareegga labaad ee tartanka
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa shaxda wareeggga labaad ee tartan cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka. Halkan kala soco ama degso linkiga hoose. Wareegga Labaad ee...
View ArticleTartamayaasha degmada Howlwadaag oo u soo gudbay wareegga xiga ee tartanka...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo ay si wada jir ah u baahinayaan Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ee SNTV, uuna taaba gelineyo sanadkii saddexaad Maamulka Gobolka Benaadir ayaa...
View ArticleSoomaali ka qeybgashay Tartanka Cayaaraha Orodka sanadlaha heer caalami...
Tartanka Cayaaraha Orodka ee loo yaqaano Midnight Sun Marathon oo ay sanad kasta marti geliso Magaalada Tromsø ee Waqooyiga Dalkan Norway ayaa waxaa sanadkaan furay Boqorka Boqortooyada Norway Harald...
View ArticleDoorka haweenka ee siyaasadda dalka oo laga hadlay “SAWIRRO”
Kulankan wada tashiga ah e ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka Xukuumadda Soomaaliya, isla markaana ay ka soo qeyb galeen Wasiirka Wasaradda Haweenka, Xildhibaanno, qaar ka...
View ArticleTaliyaha booliiska oo tababar u soo xirey saraakiil-Sawirro
Taliyaha Ciidanka Booliiska soomaaliyeed Sareeye Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa Maanta tababar muddo soconayay ugu soo xiray qaar ka mid ah saraakiisha booliiska Xerada Gaadiidka. Taliyaha waxa...
View ArticleQM oo sheegtay in ay korortay tirada qaxootiga adduunka
Qaraamada midoobay ayaa shaca ka qaaday in dadka qaxootiyada ah ee ka barakacay dagaalada ay tiradooda sare u kacday, iyadoo Sanadkii 2015-kii ay dhameyd 65.3 Milyan qof, balse sanadkan gudihiisa ay ku...
View Article