Saraakiil QM ka tirsan oo maanta gaaray Cadaado
Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Galmudug, Maxamed Xaashi Cabdi ayaa ku qaabilay xafiiskiisa madaxtoyada, madax ka socota hay’adaha UN kuwaasi oo maanta soo gaaray magaalada Cadaado ee...
View ArticleXuska maalinta Qaxootiga Caalamka oo lagu qabtay Muqdisho
Xuska maalinta Qaxootiga adduunka oo maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka qeyb galay Wasiirka Wasaaradda Arimaha Dibadda iyo dhiira gelinta maalgashiga Soomaaliya, mas’uuliyiin ka...
View ArticleDhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho
,features: ['playpause','current','progress','duration','volume','tracks','fullscreen'] ,audioWidth:400,audioHeight:30 }); });
View ArticleGuddigii Dowaladda ay u saartay baaritaanka raashiinkii WFP ee lagu qabay...
20-May Muqdisho….War-saxaafadeed Guddigii ay dowladdu u saartay baarintaanka Raashiin lagu qabtay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho, ayaa maanta soo bandhigay warbixin ku aaddan in Rashiinkii...
View ArticleTartamayaasha degmada Yaaqshiid oo caawa u soo gudbay wareegga saddexaad ee...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo ay si wada jir ah u baahinayaan Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ee SNTV, uuna taaba gelineyo sanadkii saddexaad Maamulka Gobolka Benaadir ayaa...
View ArticleTababare Soomaali ah oo Spain lagu xirey
Macalim Soomaaliyeed ah oo tababare u ah gabadha heysata orodka 1,500-meter ee aduunka oo lagu magacaabo,Genzebe Dibaba, oo u dhalatay dalka Ethiopia ayaa la xirey isaga iyo macalim kale oo dalka...
View ArticleBuug ka hadlaya dhibaatada Soomaalida ku heysata ku ah South Africa oo lagu...
Buugaan oo loogu magacdaray dhageysashada codadka oo laga diyaariyay Soomaali u badan haween oo ku nool Koonfur Afrika ayna soo diyaarisay Hay’adda Action Support Center oo kaashaneysa Jaaliyadda...
View ArticleMadaxweyne ku xigeenka Galmudug oo kulan qaar kamid ah bulshada ku dhaqanka...
Madaxweyne kuxigeenka dowlad goboleedka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi ayaa kulan looga hadlayay horumarinta amniga la qaatay qaybaha kala duwan bulshada ku nool degmada cadaado ee caasimada ku meel...
View ArticleMadaxweynaha Koofur Galbeed oo gaaray Baydhabo-Sawirro
Waxaa maanta magaalada Baydhabo gaarey wafdi hordhac ah oo ka qeybgalidoona Shirka madasha qaran ee ka furmi doona magaalada Baydhabo maalinta berito ah. Xilli maalinta berita ah la rajeynayo in...
View ArticleQarax dhimasho sababay oo ka dhacay Gaarrisa Kenya
Hal qof ayaa ku geeriyooday saddex kalena dhaawacyo kala duwan ayaa ka soo gaaray, weerar Miino oo lala eegtay gaari Ambulance ah oo marayay inta u dhexeysa degaannada Huluuqo iyo Sangailu oo ka tirsan...
View ArticleTartankii ugu adkaa oo caawa dhexmaray tartamayaasha degmooyinka Kaxda iyo...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo ay si wada jir ah u baahinayaan Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ee SNTV, uuna taaba gelineyo sanadkii saddexaad Maamulka Gobolka Benaadir ayaa...
View ArticleMadasha Hoggaamiyeyaasha Qaranka iyo Madaxda dowlad goboleedyada oo ka...
Madasha Hoggaamiyeyaasha Dowladda Dhexe iyo Dowlad Goboleedyada ayaa lagu wadaa in uu maanta ka furmo magaalada Baydhabo ee xarunta dowlad goboleedka Koonfurgalbeed, halkaasi oo ay ku sii qul qulayaan...
View ArticleTaliye ku xigeenka ciidanka Asluubta oo kormeeray xasbiga Baydhabo
Wafdiga uu hoggaaminayo Taliye ku Xigeenka ciidanka asluubta Soomaaliyeed ayaa gaaray magaalada Baydhabo waxaana halkaasi ku soo dhaweeyay Taliyaha Qeybta Ciidanka Asluubta Ee Gobolka Baay iyo...
View ArticleCiidamada oo soo qabtay ninkii dilay taliyihii nabadsugidda ee Sh/dhexe
Ciidamada amaanka ee gobalka Shabeellaha Dhexe ayaa saaka gacanta ku soo dhigay askarigii ka danbeeyay dilay Taliyihii Nabad Sugidda ee gobalkaasi. Gacan ku dhiiglaha oo baxsaday markii uu dilka...
View ArticleCiidamada XDS iyo kuwa AMISOM oo howlgallo ka sameeyay deegaanka Luuq-jeeloow
Ciidamada XDS iyo kuwa AMISOM ayaa howlgal ballaaran oo la xaqiijinayo ammaanka ka sameeyay deegaanka Luuqjeelow ee gobolkaasi Hiiraan oo dhawaan ay ciidamadu ka xoreeyeen maleeshiyaadka Shabaab....
View ArticleMadaxda Kenya iyo Ethiopia oo ka wada hadlaya la dagaallanka Al-shabaab
R/wasaaraha dalka Ethiopia Hailemariam Desalegn, ayaa lagu wadaa in uu maanta booqdo magaalada Nairobi caasimadda Dalka Kenya,si uu ula kulmo madaxweynaha Kenya Uhuro Kenyatta. Labada masuul ayaa la...
View ArticleCol. Tree disho “Siddeed maleeshiyaad ah ayaan ku dilnay Mesegawaay”
Taliyaha Ciidamada Xoogga ee Bariga Galguduud Col Axmed Tareedisho. ayaa sheegay in ciidamo ka tiesan meleteriga oo qaba tababar gaar ah ay hawlgal qorshaysan ka fuliyeen deegaanka massagawaay ee...
View ArticleR/wasaaraha oo tababar u soo xiray ciidamo ka tirsan Kumandooska XDS
Ra’iisul wasaaraha Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa tababar ugu soo xiray magaalada Muqdisho, cutubyo katirsan ciidanka Kumaan-dooska Soomaaliya, gaar ahaana guutada...
View ArticleSaraakiil ka tirsan maxkamadda ciidamada qalabka sida oo shir ku saabsan...
Saraakiil ka tirsan Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa ka qeybgalay shir looga hadlayay sida xogta argagixisada loogu bedelo caddeymo maxkamadda horteeda kaasoo lagu qabtay dalka Ethiopia. Shirkan...
View ArticleDaawo Sawirrada: Jimciyadda SOHEDA oo si kulul u cambaareeysay inqilaabkii...
Munaasabad ay soo qaban qabisay Jimciyadda SOHEDA islamarkaana looga soo horjeeday inqilaabkii fashilmay ee ka dhacay dalka Turkiga ayaa lagu qabtay xarunta Jimciyaddaasi ee magaalada Muqdisho....
View Article