SAWIRO : Magaalada Gaalkacyo oo lagu Aasay masuuliyiintii Gal mudug ee shilka...
Allaha u naxariistee waxaa Maanta Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug lagu aasay Labo Wasiir Dowle iyo Nabadoon ka tirsan Galmudug oo Xalay ku Geeriyooday Shil gaari oo ka dhacay Degaanka...
View ArticleGudoomiye Jawaari oo kulan la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Johannseburg
Gudoomiyaha Baarlamaanka faderaalka Soomaaliya mudane Maxamed Sheikh Cismaan Jawaari ayaa la kulmay qaar ka mida Jaaliyada soomaaliyeed ee ku dhaqan wadanka Koofur Afrika qaar ka mid ah Jaaliyadda...
View ArticleSAWIRO : Ciidanka NISA oo soo bandhigay Burcad ay soo qabteen iyo xubin ka...
Ciidanka nabad sugidda qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa maanta soo bandhigay Rag lagu soo qabtay fal burcad nimo ah oo ay ka wadeen xaafado ka tirsan degmooyinka Yaaqshid iyo Heliwaa ee gobolka...
View ArticleWasaaradda Maaliyadda oo Nairobi ku Qabatay Shir muhiima ku qabatay
Shir looga hadlayo xiriirka maaliyadeed ee wasaaradda maaliyadda dowladda federaalka ee Soomaaliya iyo maamul goboleedyada dalka ayaa maanta ka furmay magaalada Nairobi ee dalka Kenya, iyadoo shirkaas...
View ArticleRa’iisul wasaaraha Xukuumada oo cutubya katirsan ciidanka xoogga u soo xiray...
Muqdisho, July 17, 2016—–Ra’iisul wasaaraha xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa tababar u soo xiray cutubyo kamid ah ciidanka xooga dalka Soomaliyeed...
View ArticleRa’iisul Wasaaraha oo ka qeyb galay xaflad lagu dhaarinayay saraakiil la...
Munasabadan oo ahayd mid lagu dhaarinayey sarakiil cusub oo ka tisan ciidanka booliska Soomaaliyeed, kuwaas oo ah dhallinyaro Jaamacadaha kaga soo biiray Sanadkaan Booliska ayaa lagu qabtay...
View ArticleDhageyso Barnaamijka Dhacdooyinka ee Radio Muqdisho
Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay dhageystaan habeen walba 09:30 fiidnimo, marka laga...
View ArticleMadaxweyne Sisi: Masar waxay taageeraysaa xasiloonida iyo midnimada Soomaaliya
Madaxweynaha dalka Masar Abdel Fattah El Sisi ayaa ku dhawaaqay in dowladdda Masar ay ka go’an tahay ka qeyb qaadashada soo celinta xasiloonida iyo midnimada Soomaaliya, sida laga soo xigtay...
View ArticleWasaaradda Maaliyadda DFS oo ku qabatay magaalada Nairobi kulan looga hadlayo...
Nairobi, 18, July, 2016…..Wasaarada Maaliyadda ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa magaalada Nairobi isugu keentay khubaro ka socota maamul goboleedyada dalka iyadoo ujeedka kulanku uu yahay in...
View ArticleTababar loo furey ganacsatada yar yar ee Jubaland-Sawirro
Hay’ada SAADO ayaa maanta uga furtay magaalada Kismaayo tababar ganacsatada yar yar ee ku nool deegaanada dowlad goboleedka Jubbaland, iyadoo furitaanka tababarka ay goob joogka ahaayeen mas’uuliyiin...
View ArticleDaawo sawirada Madbacadda qaranka oo la qorsheynaayo in dib loo dhiso
Dhismaha madbacadda qaranka ayaa waxaa uu kamid ahaa goobaha ku burburey dagaaladii sokeeye ee dalka soo maray, iyadoo mas’uuliyiinta wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska ay sheegeen in dib u...
View ArticleWasaaradda caafimaadka oo bilowday buufinta cayayaanka cudurada dhaliya...
Madaxa ka hortagga cudurada ay faafiyaan cayayaanka ee Wasaaradda Caafimaadka ee Xukuumadda Federaalka ah Jeylaani Busuri Mayow ayaa sheegay in magaalada Muqdisho ay ka bilaabeen buufinta cayaanka ay...
View ArticleMadaxweynaha oo dib ugu soo laabtey Muqdisho kadib ka qeybgalkiisa Shir...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galabta dib ugu soo laabtey magaalada Muqdisho, kadib markii uu ka soo qeybgaley Shir Madaxeedkii 27-aad ee Midowga...
View ArticleXildhibaan Faahfaahiyay Qasaaraha Ka Dhashay Dagaal Ka Dhacay Deegaanka...
Xildhibaan Ibraahim Isaaq Yaroow oo ah mudane ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya kana soo jeeda deegaanka Ow-diinle oo hoos yimaada degmada Baydhaba ee gobalka Baay oo ay wehliyaan Wasiirka...
View ArticleXukuumadda Oo Baarlamaanka Ka Dalbatay Ansixinta in lagu daro...
Golaha Wasiirada Xukuumadda Fadaraalka Soomaaliya ayaa Shirkoodii Todobaadkii lasoo dhaafay ku meel mariyay shariciga Isgaarsiinta Dalka, Kaas oo golaha ay ka doodeen kadib markii u horkeenay Wasiirka...
View ArticleXaalad degenaasho ah oo laga dareemayo gobolka Sanaag oo shalay lagu dagaalamay
Wararka ka imaanaya deegaanadii shalay ay ku dagaalameen ciidamada kala taabacsan Soomaaliland iyo Puntland ee gobolka Sanaag ayaa sheegaya in saakay xaaladu ay tahay mid degan. Wakaalada wararka...
View ArticleTaliye cusub oo AMISOM loo magacaabay
Taliyaha cusub ee howgalka midowga Afrika ee AMISOM janaraal Cismaan Nuur Subagle, ayaa xilka si rasmi ah ugula wareegay taliyihii isaga ka horeeyay ee janaraal Jonathan Rono kadib markii taliyaha...
View ArticleMaamulada Banaadir iyo Koofur galbeed oo raashiin lagu wareejiyay-Sawirro
Wasaaradda arrimaha gudaha iyo federaalka Soomaaliya ayaa maanta deeq raashiin ah ku wareejisay maamulka gobolka Banaadir, dowladda goboleedka Koofur galbeed iyo ehelada dhibbanayaasha saxaafadda...
View ArticleDowladda Soomaaliya oo ka tacsiyaysay dadkii lagu laayay deegaanka Wardiinle
War-saxaafadeed laga soo saaray xafiiska wasiirka warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeyee) ayaa lagu sheegay in dowladda Soomaaliya ay tacsi u direyso ehelada dadkii...
View ArticleMasar oo saanad ciidan ku wareejisay Soomaaliya-Sawirro
Wasiirka gaashandhigga ee xukuumada faderaalka Soomaaliya janeraal C/qaadir Sheekh Cali (Diin) oo wahliyah taliyaha ciidanka xoogga dalka S/gaas Maxamed Aadan Axmed, ayaa safiirka dowlada Masar u...
View Article