Gudoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka oo magacaabay Gudiga Anshaxa...
Gudoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa magacaabay gudiga ilaalinta anshaxa iyo Asluub Wanaaaga Doorashooyinka Madaxweynaha Dowlada Soomaaliya, gudigan ayaa ka kooban sagaal xubnood...
View ArticleRW Ku-Xigeenka oo ka gudoomay Jaamacadda Carabt lacag gargaar ah-Sawirro
Ra’iisul wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya ahna gudoomiyaha guddiga gurmadka abaaraha ee heer qaran ayaa lacag dhan $91,835 ka gudoomay safiirka jaamacadda Carabta Amb. Maxamed...
View ArticleJaaliyada Soomaaliya ee Pakistan oo gudoomiye cusub doortay-Sawirro
Xaflad balaaran oo ay kasoo qeyb galeen qeybaha kala duwan ee bulshada Soomaaliyeed iyo marti sharaf kale ayaa lagu qabtay magaalada Karachi ee koonfurta wadanka Pakistan. U jeedada xafladda ayaa aheyd...
View ArticleXeer ilaaliyaha qaranka oo ka hadlay go’aanka la filayo labada Fibraayo
Xeer ilaaliyaha guud ee qaranka Dr. Axmed Cali Daahir, oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in labada bisha Fibraayo Maxkamadda Caalamiga ah ee Cadaaladda ay go’aan ka...
View ArticleIn ka badan 15 ruux oo u geeriyooday biyo ay cabbeen darteed
Wararka ka imaanaya deegaanka Aw-diinle ee gobolka Baay ayaa waxaa uu sheegaya in in ka badan 15 ruux oo dadka deegaankaas ah ay geeriyoodeen halka tiro kale oo gaaraya kuntomeeyo ay la il-daran yihiin...
View ArticleMadaxda Midowga Afrika oo doortay Guddoomiye cusub “SAWIRRO”
Wasiirka arimaha dibadda dalka Chad Moussa Faki Mahamat ayaa loo doortay guddoomiyaha midowga Afrika kadib doorasho maanta ka dhacday magaalada Addis Ababa oo ay ku shirsan yihiin hogaamiyeyaasha...
View ArticleDhageyso Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta
Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay dhageystaan habeen walba 09:30 fiidnimo, marka laga...
View ArticleDoodii Musharaxiinta Madaxweynaha oo la joojiyay
Guddiga Qaban qaabada Doorashada Madaxweynaha JF Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in gabi ahaanba la joojiyay doodii loo qaban lahaa Musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya....
View ArticleMadaxweyne Xasan Sheekh oo dalka dib ugu soo laabtay
Madaxweynaha Soomaaliya oo Addis Ababa uga qeyb-galay shirka Midowga Africa, ayaa dalka dib ugu soo laabtay. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo shirka...
View ArticleTodobo musharax oo maanta Baarlamaanka ka jeediyay waxyaabaha ay qabanaan...
Sideed musharax oo ka mid ah 24-ka Musharax ee u taagan qabashada xilka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta baarlamaanka ka hor jeediyay hadal jeedintooda ku aadaneyd...
View ArticleMaxkamadda ICJ oo go’aamisay inay qaado dacwadda badda ee u dhexeysa...
Xaakimyada maxkamadda Cadaaladda ee Qaramada Midoobeey ayaa go’aan ku gaaray inay dhageysan karaan dacwadda ku saabsan murankaa badda ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya. Xaakimiinta Maxkaamadda ayaa u...
View ArticleRai’isul Wasaare Sharmarke oo soo dhaweeyay go’aanka Maxkamadda Caalamiga ee...
Rai’isul Wasaarahaha Jamhuuriyadda Federaalka Soonaaliya, Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa soo dhaweeyay go’aanka Maxkamadda Caalamiga ee Garsoorka ee ku saabsanaa Soohdinta Badda....
View ArticleRW Ku-Xigeenka oo Baarlamaanka kala wareegay lacag wax looga qabanayo abaaraha
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ahna Gudoomiyaha Guddiga Gurmadka Abaaraha ee heer Qaran ayaa maanta ka guddoomay lacag dhan $360,000 (saddex boqol iyo lixdan kun),...
View ArticleRW Ku-Xigeenka oo soo dhaweeyay go’aanka Maxkamadda Caalamiga ah ee ICJ
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carteh ayaa soo dhaweeyay go’aanka Maxkamadda Caalamiga ah ee ICJ ay ku aqbashay dacwada Soomaaliya ee ku saabsan...
View ArticleGanacsato Soomaali ah oo lagu dilay dalka South Africa
Kooxo burcad South Africaan ah ayaa weerarro ay ku qaadeen goobo ganacsi oo ay lahaayeen muwaadiniin Soomaali ah waxaa ay ku dileen labo ganacsade oo Soomaali ah mid kale na waa ay ku dhaawaceen ....
View ArticleMadaxweynaha oo soo dhaweeyay go’aankii maxkamadda caalamiga ah ee ICJ
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo xalay shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho wax yar kaddib marki uu soo baxay go’aanka maxkamadda ee ah in ay qaadeyso dacwadda u dhaxeysa Soomaaliya iyo Kenya...
View ArticleDibadbax ballaaran oo lagu taageerayo go’aanki maxkamada ICJ oo lagu qabtay...
Dadweyne aad u farabadan ayaa saaka isugu soo baxay waddooyinka waaweeyn ee magaalada Muqdisho kuwaasoo taageerayay go’aanka maxkamadda caalamiga ah ee ICJ ee ku wajahnaa iney qaadeyso dacwadda ay...
View ArticleDhageyso barnaamijka kulanka todobaadka
Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa lagu falanqeeyay go’aanka maxkamadda ICJ ee ku wajahnaa iney qaadeyso dacwadda badda ee u dhaxeyso Kenya iyo...
View Article