Quantcast
Channel: Radio Muqdisho
Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Dhageyso barnaamijka kulanka todobaadka

$
0
0
Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa lagu falanqeeyay go’aanka maxkamadda ICJ ee ku wajahnaa iney qaadeyso dacwadda badda ee u dhaxeyso Kenya iyo Soomaaliya. Barnaamijka waxaa ka qeybgalay aqoonyahanno oo uu ka mid ahaa Faarax Qare Halkan hoose ka dhageyso barnaamijka oo dhan

Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Trending Articles