Quantcast
Channel: Radio Muqdisho
Browsing all 20463 articles
Browse latest View live

Kaalmo lacageed oo ka timid Jaaliyadda Sweden oo la gaarsiiyay maamulka...

Munaasabadan deeqda lacagta ah lagu guddoonsiinayay Wakiilo Maamulka degmada Balcad u qaabilsan dhanka abaaraha, isla markaana ay soo dhiibeen Jaaliyadda Soomaaliyeed ee wadanka Sweden, loona soo...

View Article


Hey’adda Golaha Qurbajoogta Soomaaliyeed oo ka soo horjeesatay go’aankii...

Hey’adda Golaha Qurbajoogta Soomaaliyeed ee magaciisa marka la soo gaabiyo loo yaqaano (GSD) ayaa war-saxafadeedka ay soo saareen ku dhaleceeyay go’aankii dowladda Mareykanka ee uu hogaamiyo Donald...

View Article


Maamulka degmada Hiliwaa oo ku baaqay in dib u dhis lagu sameeyo guryaha jajaban

Guddoomiyaha degmada Hiliwaa Cabdixakiin Cumar Cabdulle ayaa ugu baaqay dadka iska leh guryaha jajaban ee ku yaala degmada in sida ugu dhaqsiyaha badan ay u dhistaan, si loo soo celiyo bilicdii ay...

View Article

Akhriso: Magacyada Musharixiinta maanta baarlamaanka ka horjeedin doono...

Musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta qeybta labaad waxa ay bilaabayaan inay tegaan xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho,  iyagoo...

View Article

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

View Article


Ardayda wax ka barata dalka Sudan oo taageeray go’aankii Maxkamadda ICJ

Qaar ka mid ah ardayda Soomaaliyeed ee wax kabarta dalka Sudaan ayaa soo dhoweeyay go’aankii ay gaartay Maxkamadda Caalamiga ah ee Cadaaladda oo marka magacooda la soo gaabiyo loo yaqaan ICJ. Aqoon...

View Article

Toos u daawo: Hadal Jeedinta Musharixiinta Madaxweynaha Soomaaliya.

SNTV NEWS

View Article

Dad ku sumoobay raashin ay cuneen oo la daweynayo isbitaalka Cadaado

Bukaannadaan oo tiro ahaan  gaaraya ilaa 11 qof ayaa 24-kii saac ee ugu dambeeyey la gaarsiiyey isbitaalka guud ee magaalada Cadaado, kuwaas oo la  aaminsanyahay inay ku sumoobeen raashin ay cuneen,...

View Article


Dhageyso Warka Subax Ee Radio Muqdisho 5-2-2017

WAR SUBAX TBIYE GATAMOOW 5-2-2017

View Article


Xukuumadda US oo racfaan ka qaadatay xukunkii la isku hortaagay amarkii...

  Daqiiqadihii u dambeeyey ayaa lagu dhawaaqay in waaxda cadaaladda ee Maraykanka ay racfaan ka qaadatay xukunkii uu riday xaakim jooga Seattle, kaasoo dhan ka ahaa amarkii uu Donald Trump ku joojiyey...

View Article

Baarlamaanka oo Maanta soo Gaba gabeynaya dhageysiga Hadal Jeedinta Sideed...

Barlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeelanaya fadhigii ugu Dambeeyay oo ay ku dhageysanayaan qudbadaha Musharaxiinta  u tartamaya Xilka Madaxweyne ee doorashadda Soomaaliya. Musharaxiinta...

View Article

Guddiga doorashadda oo ku dhawaaqay in la baddelay goobtii lagu qabanayo...

Guddiga Doorashadda Madaxweynaha JFS ayaa Shaaciyay  in laga wareejiyay dugsiga tababarka ciidamada Boliiska Jen Kaahiye oo lagu waday in ay ka dhacdo  doorashada madaxweynaha, kaddib cabsho ka timid...

View Article

Guddoomiyaha Gobolka oo Sheegay in Wixii ka dambeeya Berrito ay Waddooyinka...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Mudisho Juusuf Xuseen Jimcaale oo maanta Bahda warbaahinta Shir Jaraa’id ugu qabtay magaalada muqdisho ayaa ku dhawaaqay in maalinta Barri ah wixii...

View Article


140 Soomaali ah oo dib u dajin ka helay Mareykanka oo dib loogu celiyey...

Wakaaladda wararka AP ayaa qortey in 140 Soomaali ah oo dib u dajin ka helay Mareykanka in dib loogu celiyey xeryaha qaxootiga dalka Kenya. Dadkan ayaa waxaa sameeyay go’aanka Madaxeyne Donald Trump uu...

View Article

Safiirka Cusub ee Soomaaliya u fadhiya dalka Sweden oo la kulmay baarlamaanka...

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Sweden danjire Cawaale Cali Kulane ayaa kulamo muhiim ah la qaatay xubno ka tirsan baarlamaanka Dalka Sweden iyo madaxda magaalada Stockholm kaddib markii uu...

View Article


Danjiraha Britain ee Soomaaliya oo la kulmay Qurbajoog Soomaali ah+Sawirro

Danjiraha Britian u fadhiya dalkeenna Soomaaliya, David Concar ayaa xarunta Safaaradda UK ee Muqdisho kula kulmay qurba joogta Soomaaliyeed ee haysta dhalashada UK isagoo ku amaanay kaalinta ay ka...

View Article

Dhageysiga khudbadihii musharraxiinta oo galabta la soo gabagabeeyay

Khudbadihii musharaxiinta u taagan doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ay ka jeedinayeen golaha shacabka ayaa galabta la soo gabagabeeyay. Khudbadaha musharaxiintu ka horjeedimayeen mudanayaasha...

View Article


Aqriso Jadwalka Dooda Musharixiinta ee Maanta Muqdisho Lagu qabanaayo

Dood kulul ayaa lagu wadaa in ay maanta dhaxmarto Musharixiinta u tartamayo xilka Madaxweynaha Soomaaliya , musharixiinta oo loo kala qeybiyey labo qeybood ayadoona dooda laga soo deyn doono...

View Article

Madaxda Maamul Goboleedyada iyo Wufuud oo caalima ah oo Muqdisho kusoo wajahan.

Madaxweynaayaasha Maamul Goboleedyada dalka ka jiro ayaa lagu wadaa in ay soo gaaraan magaalada muqdisho si ay korjoogto ugu noqdaan Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ee lagu wado in ay dhacdo...

View Article

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

View Article
Browsing all 20463 articles
Browse latest View live