Quantcast
Browsing all 20463 articles
Browse latest View live

RW Ku-Xigeenka dalka oo la kulmay wafdi ka socday Jaamacadda Carabta “SAWIRRO”

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carteh ayaa la kulmay Wafdi ka socday Jaamacadda Carabta oo ay kamid ahaayeen Madaxa Jaamacadda Carabta u qaabilsan...

View Article


Dhageyso Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta

Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay dhageystaan habeen walba 09:30 fiidnimo, marka laga...

View Article


Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

WAR SUBAX 7-2-2017

View Article

Madaxweynaha dalka Nigeria oo codsi u soo dirsaday Barlamaanka Dalkiisa.

Madaxweeynaha dalka Nigeria Maxamedu Buhaari ayaa weeydiistay mudanayaasha  baarlamanka daalkiisa in loo kordhiyo fasaxa  baaritaanka caafimaadkiisa oo lagu baarayo waddanka Britain. Afar iyo...

View Article

Waddooyinka Magaalada Muqdisho oo maanta Xiran.

Waxaa si rasmi ah u dhaqangalay Bandowgii uu ku dhawaaqay gudoomiyaha Gobolka Banaadir waxaana jirin wax gaadiidka dadweynaha  ah oo shaqeynayo maanta oo ah maalinta  kowaad ee Bandowga. Wadooyinka...

View Article


Labaddii kursi ee u danbeysay Aqalka Sare oo Maanta la dooranaayo.

Labaddii kursi ee ugu danbeysay Aqalka Sare ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in maanta lagu doorto magaalada Muqdisho.   Doorashadan ayaa ka dhici doonto xarunta Gadiidka Booliska ee...

View Article

Mid kamid ah Musharixiinta Caanka Ah oo Ka tanaasulay Musharaxnimadiisa.

Musharax Madaxweyne C/raxmaan faroole ayaa ku dhawaaqay in uu ka tanaasulay Musharaxnimadiisa uu ku doonayey inuu noqdo Madaxweynaha Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya. Mudane Faroole ayaa...

View Article

Sanatarradii ugu danbeyey ee Aqalka Sare oo maanta la doortay.

Waxaa soo gababooday Doorashadii labadii xildhibaan ee ugu danbeysay xildhibaanada Aqalka Sare ee Soomaaliya ayagoo kusoo baxay Doorasho Saakay Ka dhacday Xarunta Gadiidka Booliska ee Magaalada...

View Article


Ololaha Doorashadu waa Bilo Dhammaystay+Faallo

Muqdisho waxaa soo buuxiyay Xildhibaannada Golaha Shacabka iyo mudanayaal aqalka Sare, siyaasiyiin looga soo adkaaday kuraasta, salaaddiin, Madax iyo shaqaale Dowlad Goboleedyo, dallaalliinta...

View Article


Toos u Daawo: Doorashada Madaxweynaha

SNTV NEWS

View Article

Wareegii kowaad ee Codbixinta Doorashada Madaxweynaha oo soo idlaatay iyo...

Waxaa soo dhamaatey Codeyntii doorashada Madaxweynaha Soomaaliya Wareegiid kowaad waxaana ku tartamay ilaa 21 Musharax oo dhamaantood doonayey in ay noqdaan madaxweyanaha Afarta Sano ee soo socoto....

View Article

Wareegga laabad oo ay u soo gudbeen afar musharax

Afar musharax ayaa u soo gudbay wareegga labaad ee doorashada Madaxtinimada Soomaaliya, iyagoo ay maanta doorashada ka qeyb qaateen 21 musharax. Guddoomiyaha baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya...

View Article

Tirinta Codadka Wareega Labaad oo Soo dhamaatay Iyo Labada Musharax ee Soo...

Waxaa soo dhamaaday wareegii labaad ee Codeynta Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya oo ay isugu soo Hareen Musharixiinta Kala ah Xasan Sheekh Maxamuud, Shariif Shiikh Axmed iyo Mohamed Abdulahi...

View Article


Wareegga saddexaad oo ay isugu soo hareen labo musharax

Waxaa la soo gabo gabeeyay tirinta codadka wareegga labaad ee doorashada MadaxweynahaJamhuuriyadda, kaasi oo ay ku loola mayaan saddexda musharax ee kala ah Xasan Sheekh Maxamuud, Maxamed Cabdullaahi...

View Article

Hambalyo Mudane Maxamed C/llahi Farmaajo oo noqday Madaxweynaha 9aad ee...

Mudane Maxamed C/llahi Farmaajo ayaa noqonayo Madaxweynihii 9aad ee Dowlada Soomaaliya kadib markii uu u tanaasulay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ula soo gudbay wareega ugu danbeeya ee...

View Article


Madaxweynaha Puntland oo ka tacsiyadeeyay geerida ku Timid Madaxweynihii Hore...

Madaxweynaha Dawlad goboleedka Puntland ayaa Tacsi u Diray Ummada Reer Puntland Iyo Shacabka Soomaaliyeed Geerida Ku Timid Madaxweynihii Hore ee Puntland General. Maxamuud Muuse Xirsi Boqor oo ku...

View Article

Dhaqdhaaqa Dhalinyarada Qarannimo oo hambalyo usoo diray Madaxweynaha cusub...

Dhaqdhaaqa Dhalinyaradda Qarannimo ayaa Hambalyo Hawada usoo mariyey Madaxweynaha Cusub ee la doortay Mudane Maxamed C/llahi Farmaajo. Mudane Madaxweyne kusoo dhawaaw Shacab aad kuu jecel kuna Hanweyn...

View Article


Dabaal degyo lagu taageerayo Madaxweynaha cusub oo ka socda dalka

Inta badan degmooyinka Gobolka Benaadir iyo qaar ka mid ah gobollada dalka ayaa waxaa laga maqlayay rasaas cirka loo ridayo oo loogu dabaal degayo Madaxweynaha cusub ee la doortay Mudane Maxamed...

View Article

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Oo Hambalyo U Diray Madaxweynaha...

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Hirshabeelle Mudane Cali Cabduulaalhi Cosoble ayaa hambalyo kal iyo lab ah u diray madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ee...

View Article

Madaxweynihii Hore ee Soomaaliya oo Hambalyo usoo diray Madaxweynaha Cusub ee...

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane C/qaasim Salaad Xasan ayaa hambalyo usoo diray madaxweynaha cusub ee la doortay asaga oo alle uga rajeeyey in uu u fududeeyo culeeska la saaray. Mudane Maxamed...

View Article
Browsing all 20463 articles
Browse latest View live