Dowlada Maraykanka oo u hambalyeysay Madaxweynaha cusub ee dalka
Dowladda Mareykanka ayaa hambalyo u dirtay Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Mudnae Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo, iyagoo bogaadiyay Xildhibaannada labada aqal ee codka kalsoonida ah ku doortay...
View ArticleJaamacadda Carabta ayaa Hambalyo usoo dirtay Madaxweyne Farmaajo.
Ururka Jaamacadda Carabta ayaa hambalyo usoo diray Madaxweynaha la doortay ee Soomaaliya ayagoo u rajeeyey in uu alle u fududeeyo Howsha hortaal. Xoghayaha guud ee jaamacada Carabta ayaa sidoo kale u...
View ArticleFAALLO:-Soomaaliya waxay galeysaa Marxalad cusub
Inta aanan u galin dulucda Faallada Maanta bal marka hore, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo waa Nin ceynkee ah? Maxamed Cabdullaahi farmaajo,waxa uu ku dhashay Muqdisgo sanadkii 1962-dii , dugsigiisa hoose...
View ArticleDaawo Sawirada Banaanbaxyo Waaweyn oo lagu taageerayey Madaxweyne Farmaajo.
Exif_JPEG_420 Exif_JPEG_420 Exif_JPEG_420 Exif_JPEG_420 Exif_JPEG_420 Exif_JPEG_420 Exif_JPEG_420 Exif_JPEG_420 Exif_JPEG_420 Exif_JPEG_420 Exif_JPEG_420 Exif_JPEG_420 Exif_JPEG_420 Exif_JPEG_420...
View ArticleMaxkamadda sare ee dalka Kenya oo ka hortimid qorshaha lagu xirayo xeryaha...
Maxkamadda sare ee dalka Kenya ayaa ku gacanseyrtay go’aankii dowladda ku dooneysay in ay ku xirto xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab, waxayna maxkamaddu sheegtay in go’aanka dowladda Kenya uu xadgudub ku...
View ArticleMadaxweyne Farmaajo oo casho sharaf u sameeyay musharraxiintii uu ka...
Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdilaahi “Farmaajo” ayaa xalay casho sharaf u sameeyay murashaxiintii u tartameysay xilka madaxweynaha. Ujeeddada kulanka uu madaxweyne...
View ArticleBarnaamijka kulanka todobaadka oo looga hadlay doorashadii madaxweyne...
Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa todobaadkan lagu falanqeeyay doorashadii madaxweyne farmaajo iyo sida bulshada Soomaaliyeed usoo dhaweeysay,...
View ArticleMadaxweyne Farmaajo oo shacabka ka codsaday iney joojiyaan dibadbaxyada+Daawo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi “Farmaajo” ayaa xalay shacabka Soomaaliyeed kala hadlay Telefishinka Qaranka SNTV isagoo shacabka uga mahadceliyay...
View ArticleDanjirayaasha Soomaaliya u fadhiya Malaysia iyo Algeria oo Hambalyo u diray...
Danjiraha Soomaaliya u fadhiya wadanka Malaysia Abuukar Cabdi Cusmaan ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha Jamuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. “Mudane Madaxweyne...
View ArticleSafiirka Soomaaliya ee Dalka Kuwait oo u hambalyeeyay Madaxweynaha cusub ee...
Danjiraha Soomaaliya ee Dalka Kuwait Danjire C/qaadir Amiin Sheekh ayaa hambalyo u diray dhmaan Ummada Soomaaliyeed gaar ahaan Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed...
View ArticleDad badan oo shuban ugu dhintay deegaanka Buurdhuxunle ee gobolka Bakool
Wararka ka imaanaya deegaanka Buurdhuxunle oo ka tirsan gobolka Bakool ayaa sheegaya in ku dhowaad 15 ruux ay u geeriyooday cudurka shuban biyood oo ka dilaacay deegaankaas, iyadoo in ka badan 20 qof...
View ArticleMadaxweynaha Soomaaliya oo baaq u diray Madaxda dowladaha Carabta
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Maxamed Cabdullaahi Maxamed “Farmaajo” ayaa maanta ku qaabilay Muqdisho Danjirayaasha dalalka carabta ee ka howlgala caasimadda iyo wafdi ka...
View ArticleDhageyso Barnaamijka Faaqidaada ee Radio Muqdisho
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa barnaamijka Faaqidaada oo ka baxa Radio Muqdisho subax waliba marka laga reebo subaxda Jimcaha, waxaana uu xambaarsanyahay...
View ArticleMaryan Shaacir oo ka mid ah Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Canada oo ka hadashay...
Maryan Maxamed Aadan Shaacir oo ka mid ah Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Canada isla markaana la hadleysay Radio Muqdisho ayaa sheegtay in Jaaliyadda Soomaaliyeed ee wadanka Canada ay si weyn isugu...
View Article