Quantcast
Channel: Radio Muqdisho
Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Madaxweyne Farmaajo oo shacabka ka codsaday iney joojiyaan dibadbaxyada+Daawo Video

$
0
0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi “Farmaajo” ayaa xalay shacabka Soomaaliyeed kala hadlay Telefishinka Qaranka SNTV  isagoo shacabka uga mahadceliyay taageerada ay muujiyeen. Madaxweynaha ayaa ka dalbaday ummadda Soomaaliyeed iney isdejiyaan lana joojiyo dabaaldegyada, wuxuuna ka codsaday bulshada in la joojiyo dibadbaxyada. Wuxuu ku boorriyay ummadda Soomaaliyeed iney isu gargaaraan una gurmadaan dadka Soomaaliyeed ee ku tabaaloobay abaarta dalka ka jirta.      

Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Trending Articles