Dood kulul ayaa lagu wadaa in ay maanta dhaxmarto Musharixiinta u tartamayo xilka Madaxweynaha Soomaaliya , musharixiinta oo loo kala qeybiyey labo qeybood ayadoona dooda laga soo deyn doono warbaahinta Qaranka iyo Dhamaan Warbaahinada Kale ee dalka.
↧