Quantcast
Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka oo magacaabay Gudiga Anshaxa Doorashooyinka.

Gudoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa magacaabay gudiga ilaalinta anshaxa iyo Asluub Wanaaaga Doorashooyinka Madaxweynaha Dowlada Soomaaliya, gudigan ayaa ka kooban sagaal xubnood oo ka baxsan baarlamaanka Soomaaliya. Hadaba linkiga hoose ku dhufo si aad  u aqrisato Guddiga Ilaalinta Anshaxa iyo Asluub Wanaagga

Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Trending Articles