Wasaaradda Caafimaadka oo Muqdisho ka furtay kulan looga hadlayo qorshaha...
Kulanka looga hadlayey qorshaha Wasaaradda caafimaadka 2017 Ilaa 2021 ee shanta sanno ee socotaa ayaa waxaa ka qeyb galay ma’suuliyiin ka socotay Wasaaradda caafimaadka, hay’ado caalamiga ah, NGO iyo...
View ArticleMadaxweynaha oo la kulmay guddiyo xaaladda abaaraha qiimeyn ku soo sameeyey...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya oo ay weliyaan hoggaamiyeyaasha madasha watashiga Qaran, ayaa maanta kulan la qaatay xubno guddiyo ah oo qiimeyn ku sameeyey xaaladda abaaraha ka jirta qeybo ka...
View ArticleMadaxweynaha Soomaaliya oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay Safiirka Yemen ee...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa waraaqaaha aqoonsiga ka guddoomay safiirka cusub ee dalka Yemen u fadhin doono Soomaaliya. Madaxweynaha Jamhuuriyadda...
View ArticleMunaasabad lagu soo dhaweynaayey Haweenka labada Aqal oo Muqdisho ka dhacday.
Munaasabadan oo lagu soo dhaweynaye qaar kamid ah haweenka Soomaliyed ee katirsan Barlmaanka Cusub Soomaaliya ee Aqalka Sare iyo Aqalka Hoose waxaana kasoo qeyb galay Guddoomiyaha Gobalka Banaadir...
View ArticleMunaasabad sagootin ah oo la sameeyey gabdhaha Kubada Koleyga ee Gobolka...
Kulankan sagootinta ah uu Mamaulka Gobalka Banaadir u sameeyay Gabdhaha kubada Koleyga ee Gobalka Banaadir kuwaas oo ka qeyb gali doono tartanka Kubada Koleyga Gabdhaha ee Maamul goabaledyada dalka...
View ArticleDoorashada Kuraasta Baarlamaanka ee G/Waqooyi oo markale dib uga bilaabatay...
Doorashada Xubnaha Golaha Shacabka ee Gobolada Waqooyi ee Soomaaliya ayaa markale maanta dib uga bilaabatay Magaalada Muqdisho. Doorashada Golaha Shacabka ee Goballada Waqooyi oo goor-dhow bilaabatay...
View ArticleSoomaaliya waxay soo dhaweynaysaa go’aankii Xafiiska Musuq Maasuqa Daran uu...
Wasaaradda Batroolka & Macdanta waxay soo dhaweynaysaa go’aankii Xafiiska Musuq Maasuqa Daran ee Boqortooyada Ingiriiska uu ku soo afjaray baaristii Soma Oil & Gas Exploration Limited (SOMA)....
View ArticleBooliiska Canada oo qabtay Muscab C/raxmaan oo lagu eedeeyay dilka laba...
Booliska Dalka Canada ayaa gacanta ku dhigay Muscab C/raxmaan Axmed Nuur oo ay ku eedeeyeen in uu ka dambeeyay dilka laba Gabdhood oo Soomaali ah, kuwaas oo Jimcihii lagu dilay Gurigooda uu ku yaala...
View ArticleTaliyaha ciidanka booliska oo hambalyo u diray booliska Soomaaliyeed “SAWIRRO”
Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa maanta hambalyo ku aadan xuska 73 guurada ka soo wareegtay markii la aas aasay ciidanka booliska Soomaaliyeed oo ku...
View ArticleDhageyso Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta
Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay dhageystaan habeen walba 09:30 fiidnimo, marka laga...
View ArticleMadaxweynaha J. F. S. oo hambalyo u diray boliiska Soomaaliyeed
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhambaal hambalyo ah oo ku aadan xuska sanadguurada 73 –aad ee ka soo wareegatay aas-aaska ciidamada Boliiska...
View ArticleDanjirihii Dowladda Ruushka u fadhiyay Turkiga oo la dilay
Safiirkii Dowladda Ruushka u fadhiya Dalka Turkiga , Andrei Karlov ayaa lagu dilay weerar ka dhacay Caawa caasimadda dalka Turkiga. Safiirka oo si xun loogu dhaawacay weerarkaas ayaa kadib loola...
View ArticleR/wasaare Ku-Xigeenka dalka oo hambalyo u diray ciidanka Booliska Soomaaliyeed
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka dalka Mudane Maxamed Cumar Carteh ayaa 73 guurada aas-aaska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay dhamaan Ciidanka Boliiska. Mudane Carteh ayaa ka hadlay...
View ArticleMadaxweynaha Soomaaliya oo ka qeyb-galay xuska 73-aad ee Boliiska Soomaaliyeed
Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Maantaka qayb galay Xuska Munaasabadda Sanadguurada 73aad ee Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo lagu Qabtay Xarunta...
View ArticleMadaxweyne Xasan Sheekh oo Ilhaan Cumar Villa Somalia ku qaabilay
Madaxweynaha J.F ee Soomaaliya Md: Xasan Sheekh Max’uud ayaa maanta xarunta madaxtooyada ku qaabilay gabadhii ugu horreysay ee Soomaali ah oo ka mid noqotay golaha wakiillada Xisbiga Dimoquraadiga...
View Article