Quantcast
Channel: Radio Muqdisho
Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Doorashada Kuraasta Baarlamaanka ee G/Waqooyi oo markale dib uga bilaabatay Muqdisho

$
0
0
Doorashada Xubnaha Golaha Shacabka ee Gobolada Waqooyi ee Soomaaliya ayaa markale maanta dib uga bilaabatay Magaalada Muqdisho. Doorashada Golaha Shacabka ee Goballada Waqooyi oo goor-dhow bilaabatay waxaa gursigii ugu horeeyay maanta ku soo baxday Xildhibaanad Faadumo Ismaaciil Xuseen. Doorashooyinka Kuraasta Barlamaanka federaalka Soomaaliya ee Gobolada Waqooyi ayaa horey ay ugu soo baxeen dhowr Xildhibaan, balse uu hakad yari galay, ayaa  maanta markale dib uga bilaabatay Magaalada Muqdisho. Doorashooyiinka Labada Aqal ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa badi la soo dhamaystiray, waxaana harsan oo kaliya qaar ka mid ah Kuraasta Gobolada Waqooyi.

Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Trending Articles