Quantcast
Channel: Radio Muqdisho
Browsing all 20463 articles
Browse latest View live

Dhageyso Warka Subax Ee Radio Muqdisho

View Article


Maleeshiyaadka Shabaab oo dil naxariis darro ah ka geystay tuulada Biyo-caddo...

Malleeshiyaadka Shabaab ayaa deegaanka Biya-Cadde ee Gobalka Shabeellaha Dhexe waxa ay si naxariis darro ah ugu dileen sadex nin kaddib markii ay habeennimadii xalay aqalkii ay daganaayeen ku dhex...

View Article


Daawo Sawirrada: Guddiga Doorashooyinka Hiiraan iyo Shabeellaha dhexe oo...

Guddig Hirgalinta Doorashooyinka Dadban ee Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe ayaa maanta soo gunaanaday tababar laba maalin qaatay oo loo qabtay odayaasha dhaqanka labada gobo lee ka tirsan liiska 135ta ah...

View Article

Dhageyso:-Horjoogihii Kooxda Daacish ee Gobalka Baay Iyo Maleeshiyadkiisii Oo...

Taliska Ciidanka Nabadsugidda Gobalka Baay ayaa magaalada Baydhabo ku soo bandhigay Afar ruux oo ay ku sheegeen in ay ka tirsanyihiin Kooxda Daacish ee ka dagaalanta Buuraha Galgala ee gobalka Bari u...

View Article

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

View Article


Madaxweynaha”Doorashada dalka waxey dhaceysaa waqtigii loogu talo galay”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqey inay si buuxda isugu diyaariyaan, kana qeyb qaataan doorashooyinka la filayo inay...

View Article

Daawo Sawirrada: Marwada Koobaad ee madaxweynaha oo casho sharaf u sameysay...

Marwada koowaad ee Madaxwenaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Marwo Qamar Cali Cumar ayaa xarunta Madaxtooyada Soomaaliya waxa ay casho sharaf ugu sameesay Qoyska Marxuum S/guud Maxamed Cali...

View Article

Mas’uuliyiinta wasaarada waxbarashada. iyo Danjiraha China ee Soomaaliya oo...

Danjiraha  Shiinaha   u fadhiya Soomaaliya  iyo wasiiru dawlaha   Wasaaradda Waxbarashada  Soomaaliya  ayaa  garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ku sii Sagootiyay     Arday Soomaaliyeed oo Deeq waxbarasho...

View Article


Waxqabadka Dawladda ee todobaadkii la soo dhaafay+Sawirro

Mogadishu, 03 September 2016 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka...

View Article


Kulan ku saabsan xaqiijinta qoondada haweenka oo lagu qabtay Muqdisho

Xildhibaanno ka tirsan Barlamaanka Soomaaliya ayaa ka qaybgalay   kulan looga Hadlayay doorka haweenka Soomaaliyeed  ee ka qaybgalka siyaasadda Soomaaliya   ayaa  lagu qabtay Magaalada Muqdisho....

View Article

Wajiga labaad ee shirka maamul u sameynta Hiiraan iyo Sh/Dhexe oo maanta ka...

Shirka maamulka loogu sameynaayo gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe ayaa lagu wadaa maanta in uu si rasmi ah uga furmo magaalada Jowlhar ee xarunta gobolka Sh/Dhexe.. Dhawaan dowladda Soomaaliya...

View Article

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

View Article

Dalka Uzbekistan oo looga dhawaaqay baroor diiq loo sameeynayo geerida...

Dalka Uzbekistan ayaa looga dhawaaqay sadex maalmood oo baroordiiq ah kaddib markii uu shalay geeriyooday Madaxweynihii dalkaasi Islam Karimov oo ahaa 78 sano jir. Islaam  Karimov ayaa dalka Uzbekistan...

View Article


Dhageyso: warka Duhur ee Radio Muqdisho

View Article

Kulan lagu sagootinayey howl-wadeeno kamid ah shaqaalaha hey’adda Bisha Cas...

Kulankaan oo lagu sagootinayey howl wadeeno kamid ah shaqaalaha hay’adda Bisha cas ee dalka Turkiga oo howlo kala duwan u qabtay shacabka Soomaaliyeed, sidoo kalena lagu soo dhaweynayey shaqaale kale...

View Article


Daawo Sawirrada: Tababar ku saabsan khatarta Miinooyinka oo loo qabtay...

Ku-xigeenka Taliyaha AMISOM ee u qaabilsan taakulada iyo saadka Sarreeye Gaas Nakibus Lakara ayaa codsaday in laga taageero sidii looga hortegi lahaa halista miinooyinka ay isticmaalaan kooxda...

View Article

Dhageyso Warka Subax Ee Radio Muqdisho 4-9-2016

View Article


Dhageyso: Madaxweynaha oo su’aalo uga jawaabay dhallinyaro Soomaaliyeed

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay ka qeybgalay barnaamij toos ah oo looga hadlayay kaalinta dhalinyarada Soomaaliyeed uga aadan horumarka iyo...

View Article

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

View Article

Daawo Sawirrada: Munaasabad lagu xusayay sanad guuradi maamulka Galmudug oo...

Munaasabad lagu taageerayaya waxqabadka maamulka Galmudug islamarkaana lagu maamuusayaya waxyaabihi u qabsoomay mudadii  sanadka ahaa ee uu dhisnaa ayaa lagu qabtay magalaada minaples ee gobolka...

View Article
Browsing all 20463 articles
Browse latest View live