Quantcast
Channel: Radio Muqdisho
Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Dhageyso: Madaxweynaha oo su’aalo uga jawaabay dhallinyaro Soomaaliyeed

$
0
0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay ka qeybgalay barnaamij toos ah oo looga hadlayay kaalinta dhalinyarada Soomaaliyeed uga aadan horumarka iyo nabadgelyada dalka. Madaxweynaha ayaa intii uu barnaamijku socday si faah faahsan uga jawaabay su’aalo ay soo weydiiyeen dhalinyaro Soomaaliyeed oo ku kala sugan dalka iyo dibadda.

Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Trending Articles