Daawo Sawirrada: Jaamacadda SIU oo ay ka qalin-jebisay arday badan oo ay...
Waxaa Jaamacadda Caalamiga ee Soomaaliya ‘SIU’ shalay oo Sabti ah ka qalan jebiyey arday dhan 533 arday, kuwaasi oo bartay lix kuliyadood oo ay Jaamacadasi ka kooban tahay, waxaana ku jira dhakhatiir...
View ArticleXildhibaan Mustaf Dhuxuloow iyo Eng. Yariisoow oo lagu soo dhaweeyay...
Xildhibaan Mustaf Dhuxulow iyo Afahyeenkii hore ee madaxweenaha Eng. Cabdiraxmaan Yariisow ayaa habeenimadii xalay gaaray dalka Sudan, waxaa garoonka caalamiga ah ee Khrtuum ku soo dhaweeyay madaxda...
View ArticleDaawo Sawirrada: Madaxweynaha iyo Afhayeenka Baarlamanka oo la kulmay...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” ayaa Xarunta Madaxtooyada...
View ArticleDanjiraha dowladda Soomaaliya u fadhiya Kenya oo ka hadlay Xaalada Xaafada...
Danjiraha dowladda Soomaaliya u fadhiya wadanka Kenya ayaa ugu baaqay ganacsatada Soomaaliyeed in ay si nabad ah ugu ganacsadaan xaafadda Islii ee magaalada Nairobi, lana dhowro sharciyada wadanka...
View ArticleQaramada Midoobay oo warbixin kasoo saartay xaaladda Soomaaliya
Qaramada midoobay ayaa warbixin bileedkeeda ay kasoo saarto xaaladda Soomaaliya, waxay kaga hadashay doorkan, ilaalinta xuquuqun insaanka, dhowrista xorriyadda hadalka iyo is beddellada siyaasadeed ee...
View ArticleMadaxweynaha maamulka Puntland oo dhagaxdhigay dhismaha Isbitaalka guud ee...
Madaxweynaha maamulka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ay wehelinayaan Madaxweyne ku-xigeenka Eng. Cabdixakiim Cabdullaahi Xaaji Cumar Camey iyo guddoomiye ku-xigeenka Baarlamaanka...
View ArticleXiligga danbe habeenkii Cashada la cuno oo la ogaaday in ay keento Caafimaad...
Cimibaaris cusub oo laga sameeyay dhibaatada caafimaad ee habka cuntada ayaa cadeysay in dadka casheeya (hal saac) oo habeenimo ka bid ay soo wajihi karto khatar caafimaad oo ay mid tahay xanunka...
View ArticleRa`iisulwasaare Cumar oo ku Dhawaaqay Murashaxnimadiisa
Ra`iisul wasaaraha Xukuumadda faderaalka Soomaaliya, mudane Cumaer Cabdi rashiid Cali Sharma`arke ayaa sheegay in uu yahay Murashax Madaxtinomo doorashada la filayo in ay dalka ka dhacda Dhawaan. Shir...
View ArticleWasaaradda gaadiidka iyo duulista hawada oo Kenya u dirtay arday soo...
Wasiiru dowlaha wasaaradda gaadiidka iyo duulista hawada ee dowladda federaalka ah ee Soomaaliya mudane Maxamed Isaaq Cismaan (Fanax) oo la hadlay wakaaladda wararka qaranka Soomaaliyeed ee SONNA ayaa...
View ArticleDaawo Sawirada : Qarxax Gaari lagu Xiray oo ka dhacay Nawaxiga Saldhiga...
Qarax sababay Burburka Gaari uu lahaa Ganacsade Soomaaliyeed ayaa ka dhacay meel ku dhaw Saldhiga Degmada Waaberi ee Gobolka Banaadir sida uu Warbaahinta Qaranka u Xaqiijiyay Taliyaha Qeybta Guud ee...
View ArticleXubno ka tirsan Al-qaacida oo lagu diley weerar ka dhacay Yemen
Duyuurad nooca aan duuliyaha laheyd oo la rumeysan yahay in Mareykanka uu leeyahay ayaa bartamaha dalka Yemen waxaa ay ku dishay todobo kamid ah ururka Al-qaacida ee dalkaas ka howlgala, sida laga soo...
View ArticleTurkiga wuxuu soo celinayaa cilaaqaadkii uu la lahaa Masar iyo Suuriya
Turkiga, oo horey u soo celiyay xiriirka Ruushka iyo Israel uu la lahaa ayaa hadda waxaa uu qorsheynaya in uu soo celiyo xiriirkii kala dhexeeyay dalalka Masar iyo Suuriya, sida uu dhowaan sheegay...
View ArticleDowladda Soomaaliya oo joojisay Duulimaadyadii Qaadka
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo duulista Hawada Soomaaliya mudane Cali Axmed Jaamac “jingali” oo la hadlay Warbaahinta Qaranka, ayaa sheegay in si KMG ah ay dowladda Soomaaliya u hakisay...
View ArticleCiidamada kumaandooska Soomaaliya oo toogasho ku dilay horjoogihii Shabaab ee...
Ciiidamada kumaandooska ee DANAB ayaa howlgallo ay ka sameeyeen deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose waxa ay ku dileen horjoogihii Shabaab u qaabilsanaa degmada Qoryooleey iyo lix maleeshiyo...
View ArticleShir ka hortagga argagaxisada looga hadlayay oo Suudaan lagu qabtay-Sawirro
Shir laba maalomood socnayay oo looga hadlayay istiraatiijiyada la dagaalanka fekirka argagaxisada ayaa lagu soo gabagboobay caasimada Suudaan ee khartuum. Kulankan oo quseeyay dowladaha geeska iyo...
View ArticleXiisad colaadeed oo ka jirta deegaanka Sarjanaale ee gobolka Mudug
Wararka ka imaanaya gobolka Mudug ayaa sheegaya in saaka ay xiisad colaadeed ka taagan tahay deegaanka Sar-Janaale oo qiyaastii 50 km dhanka bari kaga beegan magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka...
View ArticleShirka madasha wadatashiga qaran oo maanta furmey
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo si rasmi ah xarunta madaxtooyada uga furay shirka madasha qaran ee dowladda federaalka Soomaaliya iyo dowlad...
View ArticleGolaha naafada Soomaaliyeed oo ka hadlay xuquuqdooda-Sawirro
Golaha naafada Soomaaliyeed ee (NDC) ayaa sheegay inay ka maqan tahay xuquuqo badan oo ay ka mid yihiin kuwo asaasi ah iyo mid siyaasadeed. Golaha oo war Saxaafadeed ka soo saaray kulan ay ku...
View Article