Quantcast
Channel: Radio Muqdisho
Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Ra`iisulwasaare Cumar oo ku Dhawaaqay Murashaxnimadiisa

$
0
0
Ra`iisul wasaaraha Xukuumadda faderaalka Soomaaliya, mudane Cumaer Cabdi rashiid Cali Sharma`arke ayaa sheegay in uu yahay Murashax Madaxtinomo doorashada la filayo in ay dalka ka dhacda Dhawaan. Shir Jara`id uu ku qabtay Muqdisho ayuu kaga dhawaaqay Murashaxnimadiisa. Shirka Jara`id oo dhamaystiran Goor Dhaw ayana idin soo Gudbin doonaa Insha Alaah.  

Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Trending Articles