Dhageyso Barnaamijka Faaqidaada ee Radio Muqdisho
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa barnaamijka Faaqidaada oo ka baxa Radio Muqdisho subax waliba marka laga reebo subaxda Jimcaha, waxaana uu xambaarsanyahay...
View ArticleAfhayeenki Daacish oo lagu dilay dalka Siiriya+Sawirro
Duqeymo iyo dagaal toos ah oo ka dhacay deegaanka al-Bab ee gobolka Xaleb oo ka tirsan Siiriya ayaa lagu dilay afhayeenka kooxda Daacish. Dilka Abu Maxamed al-Cadnani, ayaa waxaa xaqiijiy mas’uul sare...
View ArticleGudoomiyihi Gudiga Shaqaalaha Rayidka ah oo xalay ku geeriyooday Muqdisho
Guddoomiyahi Guddiga Shaqalaaha Rayidka ee Dowlada Soomaaliya Allaha u naxariistee Cali Maxamuud Ibraahim (Cali Dheere) ayaa xalay ku geeriyooday magaalada Muqdisho. Marxuum Cali Dheere ayaa u...
View ArticleDaawo Video: Horjooge ka soo goostay Shabaab oo ka hadlay dhaqanxumida kooxda
Horjooge ka soo goostay maleeshiyaadka Shabaab oo dhawaan isu soo dhiibay dowladda Federaalka Soomaaliya laguna magacaabo Ibraahim Aadan Ibraahim, shabaabkuna u yaqaano (Ibraahim Nadaara) ....
View ArticleMas’uuliyiinta wasaaradda Shaqada iyo arrimaha bulshada oo ka tacsiyeeysay...
Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arimaha Bulshada Cabdiwali Ibraahim Sheekh Muudeey Wasiir Ku xigeenka Wasaaradda Shaqada iyo Arimaha Bulshada Cismaan Libaax Ibraahim Xoghayaha joogtada ah ee...
View ArticleCiidamada XDS oo howlgallo ka wada deegaanka Lambar 50 ee Sh/Hoose
Wararka laga helaayo deegaanka Lambar 50 ee gobolka Shabeellada Hoose ayaa sheegayo in cutubyo ka tirsan ciidamada dowladda oo garab ka helayo kuwa AMISOM ay howlgallo amniga lagu xaqiijinaayo ka...
View ArticleMadaxda wasaaradda arrimaha dibadda oo ka tacsiyeeysay geerida Marxuum Cali...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Abdusalam Hadliye Omer, Wasiiru dowlaha wasaaraddaasi Khaled Omar Ali , Wasiir ku xigeenka...
View ArticleR/wasaare ku xigeenki W/Kuuriya oo la toogtay kaddib markii uu amray...
Madaxweynaha waqooyiga Kuuriya Kim jong-il ayaa amar ku bixiyay in la toogto R/wwasaare ku xigeenka dhinaca Tacliinta dalkaasi , kadib markii uu ku eedeeyay in uu siin waayay qadarin. Wakaaladaha...
View ArticleR/wasaare ku xigeenka oo maanta kulan la yeeshay wafdi ka socday IGAD+Sawirro
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan la qaatay wakiilka urrur goboleedka IGAD u fadhiya Soomaaliya Mudane Maxamed Cali Afey, kulanka oo looga hadlay maamul u...
View ArticleR/wasaare ku xigeenka oo la kulamay Ergayga Midowga Afrika ee Soomaaliya iyo...
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carteh ayaa la kulmay Ergayga Ururka Midowga Afrika ee Arrimaha Soomaaliya Danjire Francisco Madiera iyo taliyaha howlgalka...
View ArticleQaramada Midoobay oo si kulul u cabmaareeysay qaraxii shalay ka dhacay Muqdisho
Ergayga gaarka ah ee xoghayaha Guud ee QM arrimaha Soomaaliya, Micheal Keating ayaa si kulul u cambaareeyey weerarkii argagixiso ee bahalnimada ahaa oo ay Shabaab ka gaystay hotel SYL ee magaalada...
View ArticleMadaxweynaha oo ka tacsiyeeyey geeridii Marxuum Cali Dheere.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka tacsiyeeyey geeridii ku timid Guddoomiyahii Guddiga Shaqalaha Rayidka ee Dowladda Soomaaliya Marxuum Cali Maxamuud...
View ArticleDhageyso Barnaamijka Faaqidaada ee Radio Muqdisho
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa barnaamijka Faaqidaada oo ka baxa Radio Muqdisho subax waliba marka laga reebo subaxda Jimcaha, waxaana uu xambaarsanyahay...
View ArticleIGAD oo soo jeedisay in la da dajiyo dhismaha maamulka Hiiraan iyo Sh/dhexe
Urur goboleed IGAD ayaa soo jeediyey in la da,dajiyo dhismaha maamulka Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe inta aan la gaarin doorashooyinka Soomaaliya ka dhaca sanadkaan 2016. Ergeyga gaarka ah ee IGAD u...
View ArticleSafiirka Cusub ee Soomaaliya oo Warqadaha aqoonsiga u gudbiyay madaxweynaha...
Madaxweynaha dowladda Masar ayaa warqadaha qoonsiga ka gudoomay ambasadoor Cabdiqani Maxamed Waceys oo dowladda Soomaaliya ay u magacowday in uu noqdo safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Masar....
View ArticleBuugga tacsida Marxuum Maxamed Cali Samatar oo ka furmay Safaaradda...
Safiirada caalamka u fadhiya dalka Uganda ayaa saxiixay buugga tacsida Allaha u naxariistee Madaxweyne ku-xigeenka dowladii Kacaanka Sareeye Guud Maxamed Cali Samatar. Xoghayeyaasha koowaad iyo labaad...
View ArticleCilmi Baaris: Ragga bidaarta leh oo loo sameeyay beerida Timaha oo leh soo...
Daraasad cusub oo laga sameyay habka tinta loogu beero dadka bidaarta leh, ayaa soo saartay natiijo rejagelisay dadka bidaarta ka cawda ee doonaya in tin loo beero. Daraasadda ayaa muujisay in ragga...
View ArticleGolaha Wasiiradda oo ka hadalay Xoojinta Amaanka iyo la dagaalanka Al-shabaab
Golaha Wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta si wada jira u go’aamiyay in lasii laba jibbaaro dagaalka lagula jiro kooxda nabad diidka ee Al-shabaab. Kulanka golaha wasiirrada oo uu...
View ArticleRa’iisul Wasaare ku xigeenka oo la kulmay madaxa howlgalka midowga Yurub ee...
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carteh ayaa maanta kulan la qaatay madaxa howlgalka midowga Yurub ee la dagaalanka burcad badeedda Major General Rob...
View Article