Quantcast
Channel: Radio Muqdisho
Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Gudoomiyihi Gudiga Shaqaalaha Rayidka ah oo xalay ku geeriyooday Muqdisho

$
0
0
Guddoomiyahi Guddiga Shaqalaaha Rayidka ee Dowlada Soomaaliya Allaha u naxariistee Cali Maxamuud Ibraahim (Cali Dheere) ayaa xalay ku geeriyooday magaalada Muqdisho. Marxuum Cali Dheere ayaa u geeriyooday xanuun caadi ah oo soo wajahay mudooyinkii u dambeyay, waxaana dhawaan laga soo celiyay isbitaal ku yaala dalka Hindiya oo lagu daweeyay. Allaha u naxariistee gudoomiyaha gudiga shaqaalaha rayidka ah ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in maanta lagu aaso magaalada Muqdisho. Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun

Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Trending Articles