Deegaano ka tirsan gobolka Sh/Dhexe oo uu ku fatahay wabiga
Wabiga shabeele ayaa fatahaad ka sameeyay deegaano ka tirsan gobolka Shabeelaha dhexe gaar ahaan deegaanka Bay-xaaw oo qiyaastii todobo KM dhanka bari ka xiga magaalada Jowhar ee xarunta gobolka...
View ArticleRag lala xiriiriyey Al-shabaab oo lagu qabtay degmada Dharkeynley ee gobolka...
Afhayeenka wasaaradda amniga xukuumadda Soomaaliya C/kaamil Macalin Shukri oo lahadlay warbaahinta qaranka, ayaa sheegay in howlgal ciidamada amaanka ay ka sameeyeen degmada Dharkeynley ee gobolka...
View ArticleAfrika iyo Japan oo iska kaashanaya la dagaalanka argagaxisada
Hogaamiyeyaasha qaaradda Africa iyo Japan ayaa waxaa ay isla garteen ahmiyadda ay leedahay in si wadajir ah loola dagaalamo kooxaha argagaxisada iyo burcad badeeda si loo helo bay’a nabdoon oo...
View ArticleQarax dad badan ku dhinteen oo ka dhacay Yemen
Ugu yeraan 45 ruux ayaa geeriyootay kadib markii qarax gaari loo adeegsaday uu ka dhacay xero ciidan oo ku taala magaalada Cadan ee dalka Yemen, sida ay sheegeen ilo dhanka amniga ah. Mid kamid ah...
View ArticleWasiiro Kanada ka tirsan oo la kulmay Soomaalida dalkaas ku nool-Saiwrro
Wasiirka socdaalka, jinsiyadaha iyo arrimaha qaxootiga dowladda Canada Honourable John McCallum oo ay wehliyaan Wasiirka Seyniska Honourable Dr Kristy Duncan, Xildhibaan Axmed Xuseen iyo Xildhibaan...
View ArticleShirkadaha Jabaan iyo Afrika oo kala saxiixday 73 heshiis
Shirkadaha Dalalka Jabaan iyo Afrika ayaa magaalada Nayrobi ku kala saxiixday 73 heshiis Ganacsi, ujeedka heshiiskaasina waxa u yahay in la dardargeliyo in Shirkadaha Afrika ay ka kaaftoomaan...
View ArticleBooliiska oo gacanta ku dhigay askar dhaawacday dad shacab ah
Taliyaha ciidanka Booliiska gobolka Banaadir Kornel Bishaar Abshir Geedi oo la hadlay Wakaalada wararka Soomaaliyeed ee SONNA ayaa sheegay in ay qabteen gaari uu lahaa mas’uul ka tirsan dowladda iyo...
View ArticleWar Saxaafadeed ka soo baxay golaha wasiirada Galmudug
Shir ay manta 29/08/2016 iskugu yimaadeen Golaha Wasiirada Dawlad Goboleedka Galmudug ayaa waxaa looga wada hadlay qodobo ay kamid yihiin siyaasadda, dhaqaalaha iyo nabadgelyada, guud ahaan arrimaha...
View ArticleFrance waxaa ay raadineysaa xiriirka Muslimiinta
Wasiirka arimaha gudaha ee dalka France Bernard Cazeneuve ayaa kulan la yeeshay culimada Muslimka ah ee degan dalkaas, waxayna isku afgarteen in la wanaajiyo xiriirka ka dhexeeya muslimiinta iyo...
View ArticleQarax dhimasho iyo dhaawac sababay oo ka dhacay Muqdisho
Qaraxaan oo ahaa mid uu Nafti halige ka tirsan Al Shabaab u soo adeegsadey gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa lala beegsadey inta u dhexeysa Hotel SYL iyo Ilinka hore ee Madaxtooyada, ayadoo ka...
View ArticleDAAWO SAWIRRADA: Saraakiisha ciidanka oo ka hadlay Qaraxii ka dhacay inta u...
Ugu yaraan 4 qof ayaa ku geeriyootay tiro kalena waa ay ku dhaawacmeen kadib gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay oo ku qarxay inta u dhexeysa Ilinka Madaxtooyada iyo Hotel SYL. Qaraxaan oo ahaa mid...
View ArticleWasaaradda arimaha Gudaha oo ka hadashay Qorshaha Qaxootiga ka soo laabanaya...
Wasaaradda arimaha Gudaha Dowladda Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in ay ka shaqeynayaan sidii culeyska looga qaadi lahaa Maamulka Jubaland. Xoghayaha joogtada wasaarada arimaha gudaha Prof Yaxye Cali...
View ArticleMaamulka Isbitaalka Madiina oo faah faahin ka bixiyay dhaawacyadii isbitaalka...
Agaasimaha Isbitaalka Madiina Dr Maxamed Yuusuf ayaa sheegay in isbitaalka la geeyay 28 qof oo ku dhaawacantay falkii maanta ka dhacay inta u dhexeysa ilinka Madaxtooyada Qaranka iyo Hotel SYL....
View ArticleXukuumadda Soomaaliya oo cambaareysay qaraxii dhacay inta u dhexeysa ilinka...
Wasiirka Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska ee xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo si toos ah Warbaahinta Qaranka ugala hadlayay shacabka ayaa sheegay in ciidamada amniga ay...
View ArticleMadaxda Qaranka oo cambaareeysay qaraxii maanta
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari iyo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane...
View ArticleWasiirka Caafimaadka oo sheegay in dhaawacyada cul culus dalka dibadiisa loo...
Wasiirka Caafimaadka Xumaadda Soomaaliya ayaa booqday Isbitaalada Benaadir iyo Madiina halkaasi oo ah goobaha la geeyay dadkii ku dhaawacmay weerarkii maanta, ka dhacay aga gaarka Hotel SYL. Mudane...
View ArticleDowladda Mareykanka oo Soomaaliya ka taageereyso dhanka tayaynta waxbarashada
Saxiixa hashiiskan Dowladda Mareekanka ay Soomaaliya uga taageeyrayso tayaynta waxbarashada iyadoo u soo marayso Hay’adda horumarinta caalamiga ah ee USAID waxa goob joog ka ahaa Wasiirada...
View Article