Quantcast
Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Maamulka Isbitaalka Madiina oo faah faahin ka bixiyay dhaawacyadii isbitaalka la geeyay

Agaasimaha Isbitaalka Madiina Dr Maxamed Yuusuf ayaa sheegay in isbitaalka la geeyay 28 qof oo ku dhaawacantay falkii maanta ka dhacay inta u dhexeysa ilinka Madaxtooyada Qaranka iyo Hotel SYL. Agaasimaha ayaa tilmaamay labo ka mid ah dhaawacyadii isbitaalka la dhigay ay geeriyoodeen, halka 20 qof la jiifiyay, waxaana uu intaa raaciyay in lix qof ay dib ugu laabteen guryahooda. Dr Maxamed Yuusuf ayaa xusay in jiraan dhaawacyo kale oo la soo gaarsiinayo isbitaalka, kuwaasi oo qaarkood ay ku soo dubeen Hooygooda.    

Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Trending Articles