Daawo Sawirrada: Agaasimaha SONNA oo lagu soo dhaweeyey Stockholm
Agaasimaha wakaaladda wararka Soomaaliyeed ee SONNA C/raxmaan Yuusuf Sheekh “Al-Cadaala” ayaa munaasbad soo dhawayn ah loogu sameeyey magaalada Stockholm ee caasimadda Waddanka Sweden. Munaasabadan oo...
View ArticleTababar ku saabsan dib u eegista Dastuurka oo Muqdisgho ka furmay “SAWIRO”
Tababar ay soo qaban qaabisay wasaarada Dastuurka ayaa loo furay Qaar ka mida Shaqaalaha Wasaarada Dastuurka Xukuumada faderaalka Soomaaliya, Gudigga madaxda banana ee dastuurka, kaasi oo ku saabsan...
View ArticleR/wasaare ku xigeenka dalka oo booqanaya Baydhabo
Ra’iisul wasaare ku_xigeenka Xukuumadda soomaaliya mudane Maxamed Cumar Carte Qaalib ayaa maanta gaaray magaaladda Baydhabo ee xarunta kmg ,dowladd gobaleedka Koonfur galbeed . iydoo wafdiga uu...
View ArticleMaxkamadda ciidamada oo u yeertay Hakan Aydin oo ah madaxa Amniga ee...
Maxkamadda Cidamada Qalabka Sidda ayaa Maanta u yeertay Hakan Aydin oo ah Madaxa Amniga Shirkada Favori oo gocanta ku haya garoonka diyaaraha Aadan Cadde si Su’aalo looga weydiiyo Qaraxii Diyaradda...
View ArticleKulan looga hadlayay dhismaha dowladaha hoose oo maanta ka furmay Jowhar
Kulan looga hadlay baahinta awoodda Dowladda Dhexe iyo dhismaha Dowladaha Hoose ayaa maanta ka furmay magaalada Jowhar. Kulankan ayaa waxa ka qeyb gala xubno ka socday qeybaha Bulshada sida odayaasha...
View ArticleCiidanka Amaanka oo Muqdisho ka qabtay Gaari iyo Labtobyo loo adeegsan rabay...
Ciidamada Amaanka Dalka ayaa ka hor tagay weerar qaraxyo ah oo loo adeegsan lahaa Gaari iyo Todobo Laabtob, kuwaasi oo ay ciidanku ka war heleen, iyaga oo sidoo kale la qabtay ninkii DIyaarinayay....
View ArticleFaahfaahin Ciidamada Amaanka oo ka Hortagay Weerar Qarxyo Ah
Ciidanka hey’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka NISA ayaa ka hortagay weerar Qarxyo ah oo la doonayay in loo adeegsado Cobiyuutarro gaarayay 7 Laptop Xabo iyo gaari laga buuxiyay Walxaha qarxa,...
View Article15-ka May waa maalin ku weyn xusuusta waddaniyiinta Soomaaliyeed “Maqaal”
Dhalinyaradu waa laf dhabarka bulshada, xilliga dhalinyaranimaduna waa marka ugu haboon ee qofka looga faa’iideysto maskax ahaan iyo mururq ahaan, horumarka dalkastana waxa uu ku xiranyahay sida loo...
View ArticleQaban qaabada munaasabado lagu xusayo maalinta dhallinyarada oo ka socota...
Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha xukuumada Soomaaliya iyo maamulka gobolka Banaadir oo iskaashanaya ayaa la filayaa in maanta magaalada Muqdisho ay ku qabtaan munaasabdo lagu xusayo 15-ka May oo ah...
View ArticleMadaxweynaha oo ubax dhigay taallada S. Y. L. hambalyana u diray dhallinyarada
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ubax dhigay taallada SYL ee magaalada Muqdisho munaasabadda maallinta dhallinyarada awgeed oo ku asteysan...
View ArticleMadaxweynaha: “Maalinta dhalinyarada waxay ina xusuusineysaa muhimadda ay...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shacabka Soomaaliyeed u diray hambalyo ku aaddan munaasabadda 15-ka May oo ah maalinta dhalinyarada iyo...
View ArticleMadaxweynaha: “Furista waddooyinkan cusub ee Muqdisho waxay tilmaan u tahay...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay waddooyinka Danwadaagta iyo Sayidka, kuwaas oo dhowaan ay dib u dhiseen maamulka...
View ArticleRa’iisul Wasaaraha oo dhalinyarada ku boorriyay inay la yimaadaan Midnimo iyo...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke ayaa maanta hambalyo u diray dhamaamba dhalinyarada Soomaaliyeed, meel kasta oo ay joogaan, Munaasabadda...
View ArticleR/wasaare ku xigeenka “Qaab-dhismeedka ciidamada dalku waa muraayadda laga...
Ra’iisul wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carte iyo wafdi uu hogaaminayay oo ay ka midyihiin Wasiir ku-xigeenka Amniga Cabdinaasir Maxamed Cali, taliye...
View ArticleR/wasaare ku xigeenka dalka oo madaxda Galmudug kula kulmay Cadaado
Ra’iisul wasaare ku xigeenka xukuumada federaalka ah ee Soomaaliya mudane Maxamed Cumar Carte oo gaaray magaalada Cadaado, ayaa kulan la qaatay madaxda maamulka Galmudug, kulankaas oo looga hadlay...
View ArticleWarbixin ku saabsan Xarunta Xannaanada Gabdhaha Agoonta Boondheere+Sawirro
Inkesta oo marxaladaha qaar ee aadka u adag ee uu aadunuhu mar laga yaabo in noloshiisa ay soo marto si gaara carruurta, waxase dhacda isma dhaanto kan waalidkiisa ay u joogaan iyo kan kale kol haddii...
View ArticleRa’iisul wasaare ku-xigeenka oo Madaxda galmudug la kulmay “SAWIRRO”
Wafdigan uu hogaaminayay Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carte oo ay ku wehliyaan Wasiir ku-xigeenka Amniga Cabdinaasir Maxamed Cali iyo...
View ArticleCiidanka XDS oo howlgal qorsheysan ka wada gobolka Shabeelaha Hoose
Wararka naga soo gaaray deegaanada Aw-dheegle iyo Bariirre oo ka wada tirsan gobalka Shabeellaha Hoose ayaa ku soo waramaya in ciidamo ka tirsan xoogga dalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ay saakay weerar...
View ArticleMadaxweynaha oo la kulmay mas’uul QM ka tirsan
Madaxweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Xassan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay ku xigeenka wakiilka Qaramada midoobey ee Soomaaliya ahna isku duwanaha dhanka bani’aadanimada,...
View ArticleWasiirka howlaha guud oo lagu wareegayay qalab xafiiseed
Qalabka maanta uu wasiirka howlaha guud iyo dib u dhiska xukuunadda Soomaaliya uu kala wareegay hay’ada SSG ( Strengthening of Somali Governance) ayaa ahaa qalab xafiiseed ee hay’adu ugu talo gashay in...
View Article