Kulan looga hadlayay ilaalinta xuquuqda carruurta oo Muqdisho lagu qabtay
Doodaan oo socotay dhowrkii maalin ee la soo dhaafay ayaa waxaa qaban qaabisay wasaaradda cadaaladda xukuumadda Soomaaliya, waxaana ka qaybgalay xubno ka socday hay’adaha garsoorka dalka, culima’udiin,...
View ArticleXuska 15 May oo lagu qabtay Baydhabo “SAWIRRO”
Munaasabadaan lagu weynaynayay maalinta dhallinyarada Soomaaliyeed ee 15-ka May, isla markaana oo uu soo qaban qaabiyay dhalinyarada maamulka Koonfur galbeed ayaa waxaa ka qeyb galay Wafdi uu...
View ArticleSoomaaliya oo ka qeybgaleysa Shirka Caalamiga ah ee Arrimaha Aadminimada ee...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta xarunta madaxtooyada ku qaabilay Ku-Xigeenka Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay , ahna Isku-Duwaha...
View ArticleMaalinta dhalinyarada Soomaaliyeed oo laga xusay dalka Koofur Afrika+Sawirro
Xaflad si quruxbadan loo soo agaasimay oo lagu maamusayay 43 sano guuradii ka soo wareegatay xilligii la aas aasay Ururkii Dhalinyarada SYL ayaa lagu qabtay magaalada Pretoria ee Koonfur Afrika....
View ArticleRa’iisul wasaare ku-xigeenka oo shir gudoomiyay kulan looga hadlayay dib u...
Kulankan oo uu shir guddoominayay Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carte looganaha hadlayay horumarinta ciidanka qalabka sida ayaa waxaa ka qeyb...
View ArticleTababbar ku saabsan dastuurka oo Muqdisho lagu soo gabo gabeeyay “SAWIRRO”
Tabanbarkani oo soconayay saddex maalin ayaa maanta loo soo gabangabeeyay qaar ka mid ah shaqaalaha Wasaaradda Dastuurka iyo Gudiyada qaabilsan arrimaha Dastuurka, waxaana intii uu soconayay la...
View ArticleDhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho
,features: ['playpause','current','progress','duration','volume','tracks','fullscreen'] ,audioWidth:400,audioHeight:30 }); });
View ArticleDhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho
,features: ['playpause','current','progress','duration','volume','tracks','fullscreen'] ,audioWidth:400,audioHeight:30 }); });
View ArticleSaraakiil Ciidan oo uu madaxweynuhu dalacsiiyay”SAWIRRO”
Munaasabad darajooyin ciidan loogu xirayay Guddoomiyaha Maxkamada sare ee ciidamada qalabka sida iyo Guddoomiyaha darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ayaa lagu qabtey dugsiga tababbarka...
View ArticleDegmada Aadan Yabaal oo xaalado bini’aadanimo laga soo sheegayo“Dhageyso”
Ciidamada xoogga dalka ee ku sugan gobolka Shabeelaha dhexe oo dhawaan si buuxdo ula wareegay guud ahaan degmada Aadan Yabaal ayaa codsaday in gurmad loo fidiyo dadka ku dhaqan magaaladasi, iyagoo...
View ArticleKulan looga hadlayay xadgudubyada ka dhanka ah jinsiga oo muqdisho lagu...
Shirkan oo ay so agaasintay Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul aadanaha Xukuumadda soomaaliya, isla markaana uu shir guddoomninayay Ra’iisul wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed...
View ArticleWafdi uu hogaaminayo Wasiirka Difaaca oo la kulmay Amiirka Kuwait “SAWIRRO”
Wafdi balaaran oo uu Hoggaaminayo Wasiirka Difaaca Sareeyo Gaas Cabdulqaadir Sheekh Cali Diini oo ay wehliyan Taliyaha Ciidanka Xooga iyo Saraakiil sar sare ayaa goor dhow soo gaaray Dalka Kuwait....
View ArticleDhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho
,features: ['playpause','current','progress','duration','volume','tracks','fullscreen'] ,audioWidth:400,audioHeight:30 }); });
View ArticleDagaal beeleed dib uga bilaawday magaalada Beledweyne
Magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa dib uga bilowday dagaal u dhaxeeya laba maleeshiyo Beeleed oo wada daga Gobolka Hiiraan. Dagaalka ayaa la sheegay in uu salka ku haayo aano...
View ArticleCiidamada Dowladda iyo kuwa AMISOM oo howlgallo ka sameeyay Gobolka Bakool
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya kuwa Midowga Afrika ee AMISOM ayaa waxa ay howllo lagu baacsanaayo nabad diidka Al-shabaab ka sameeyeen deegaano ka tirsan gobolka Bakool ee Koofurta...
View ArticleMaamulka Gobolka Hiiraan oo ka hadlay dagaal beeleedka ka socdo Beledweyne
Gudoomiye Kuxigeenka Arimaha Bulshada Gobolka Hiiraan, Sheekh Xuseen Cismaan Cali oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in wax laga xumaado ay tahay dagaal beeleedyada dib uga soo cusboonaaday gobolka...
View ArticleRa’aysul wasaare ku xigeenka Xukuumadda oo ka tacsiyeeyay geeridii ku timi...
Ra’aysul wasaare ku xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cumar Carte Qaalib ayaa ka tacsiyeeyay geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Allaha u naxariistee Danjire Axmed Cabdi Xaashi...
View ArticleMadaxweynaha oo ka tacsiyeeyay geerida Danjire Axmed Cabdi Xaashi Xasharo
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray, qoyskii, eheladii iyo shacabka Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday Danjire Axmed Cabdi Xaashi Xasharo oo...
View ArticleDeeq lacageed oo lagaarsiiyay gabar xanuun naxdin leh ku dhacay “SAWIRRO”
Dhamaan ardayda wax ka barata Kulliyadaha kala duwan ee Jaamacadda Jazeera ayaa iska soo uruuriyay lacag gaareysa $2000.000, kadibna ku wareejiyay gudoomiyaha guddiga gurmadka gabadha Sheekh C/ Xayyi...
View ArticleRa’iisul wasaare ku-xigeenka oo shir guddoomiyay shirka dib u soo kabashada...
Ra’iisal Wasaare ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carte oo maanta shir gudoominayay shirkii horumarinta iyo dib-dhiska kaabayaasha dhaqaale ee dalka (SDRF Meeting) ayaa...
View Article