Quantcast
Browsing all 20463 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Taliska CXD oo Faahfaahiyay Howlgalka Kummaandooska Ee Shabeellaha...

War-saxaafadeed ka soo baxay taliska Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya oo la soo gaarsiiyay Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee SONNA, ayaa lagu faahfaahiyay howlgallo Ciidamada Sida gaarka ah u...

View Article


Baarlamaanka oo maanta ka doodi doona sharciga doorashada dadban

Kulanka golaha shacabka oo maanta lagu wado in ay ku yeeshaan magaalada Muqdisho, ayaa waxaa la horgeynaya sharciga suurtagelinta doorashooyinka dadban ee sanadkan ka dhici doona dalka kaas oo horey...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shirka wasiirada Wasaaradaha biyaha dowladaha ururka  OIC oo lagu qabtay...

Shirka ayaa looga wada hadlayay dhibaatada biya la’aanta ka jirta wadamada qaar  iyo caafimaad darada ay leedahay biyaha wasakheysan. Wasiirka Biyaha dowlada Turkiya DR professor Veysal Eroglu  ayaa...

View Article

Guddiga adeega garsoorka ee koofur galbeed oo la soo bandhigay

Kulankan lagu soo bandhigay golaha adeega garsoorka ee dowlad goboleedka Koofur galbeed Soomaaliya oo lagu qabtay degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha hoose, ayaa waxaa ka qeybgalay wasiirka xanaanada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Duubabka dhaqanka ee Hiiraan iyo Shabeelaha dhexe oo ku baaqay in la joojiyo...

Kulanka ay magaalada Jowhar ku qaateen duubabka dhaqanka gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha dhexe,culimada iyo aqoonyahanka ayay kaga hadleen dagaaladi beeleedkii shalay ka dhacay Baladweyne iyo xaquuqda...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka Arrimaha Gudaha Xukuumada federaalks Soomaaliya oo Jowhar kula...

Wasiirka arrimaha Gudaha iyo Federaalka Xukuumadda Soomaaliya C/raxamaan Maxamed Xuseen Odawaa oo kusugan Magalada Jowhar ayaa Kulamo Kala Duwan Laqaatay Odayaasha dhaqanka ee ka soo jeeda Gobollada...

View Article

Madaxweynaha iyo Ra’aysul wasaaraha oo Baarlamaanka kala hadlaya dardar...

Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’ysulwasaaraha xukuumadda Cumar C/rashiid Cali ayaa maanta hor tagaya golaha Baarlamanka Jamhuuriyadda federaalka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Mas’uuliyiinta dowladda oo kulan la yeelanaya golaha ammaanka ee maanta soo...

Golaha ammaanka ee qaramada midoobay oo maanta soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa kulan la yeeshay madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud, Ra’iisul wasaaraha, ku...

View Article


Madaxweynaha oo Golaha Ammaanka u xaqiijiyey in doorashada Soomaaliya ay...

Muqdisho, 19 May 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta xubnaha Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay u xaqiijiyey in doorashooyinka Soomaaliya...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Taliyaha ciidanka Asluubta oo shir uga qeybgalaya dalka Zambia+Sawirro

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliya S/Gaas Bashiir Mohamed Jamacayaa magaalada Livinstone ee dalka Zambia  uga qeyb galaya  shirka 2-di Sanaba Mar la qabto ee Talisyada Ciidamada Asluubta Africa....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

wasaaradda Dastuurka oo tababar u soo xirtay ururrada bulshada+Sawirro

Tababar ku saabsanaa dib u eegidda dastuurka ayaa loo qabtay xubno ka socday ururada bulshada rayidka ah kaasoo ay soo qaban qaabisay wasaaradda dastuurka waxaana maal gelinaysay hay’adda EISA oo...

View Article

shir dhaqaalaha Afrika looga hadlaayo oo Masar lagu soo gaba-gabeeyay

Wasiir Ku xigeenka Wasaaradda Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga Prof. C/lahi, Sheekh Cali “Qalloocoow” ayaa magaaladda Qaahira ee dalka Masar uga qaybgalay shirka Guddiga Dhaqaalaha Africa ee...

View Article

Dowladda Soomaaliya oo dowladda iyo shacabka Masar u tacsiyeeysay

War-saxaafadeed ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo nuqul ka mid ah la soo gaarsiiyay Radio Muqdisho ayaa lagu sheegay in xukuumadda Soomaaliya ay shacabka...

View Article


Soomaaliya oo taageertay go’aanka Sucuudiga ee arrimaha Xajka

Xukuumadda Soomaaliya ayaa soo dhawaysay dadaalada Boqortooda Sacuudi Arabiya oo ku aadan u adeegista arrimaha Xajka iyo booqashada goobaha xurmada leh ee ku yaala dalkaasi, sida lagu sheegay war...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shirka mideynta dowladaha hoose oo Cadaado lagu soo gaba-gabeeyay

Shirkan maanta Cadaado lagu  soo gabangabeeyay ee looga hadlayay midaynta siyaasadda dawladaha hoose ee dalka ayaa ahaa midkii sadexaad oo ay yeesheen wasaaradda arrimaha gudaha federaalka, wasiirada...

View Article


Baladweyne: dagaal xilligaan ka socda magaalada iyo Fatahaadii wabiga oo sii...

Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan waxa ay sheegayaan in caawa galbeedka magaalada uu ka socdo dagaal xoog leh oo u dhexeeya maleeshiya beeleedkii maalmahaan halkaas ku...

View Article

Baarlamaanka oo mar kale ka doodi doona sharciga doorashada dadban

Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta lagu wadaa in ay kulan ku yeeshaan xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho, kulankaas oo ay kaga hadlayaan arimaha doorashooyinka....

View Article


Madaxweynaha: ”Dhalinyarada waa in ay ka qeyb galaan siyaasada dalka”

Kulanka oo ciwaan looga dhigay doorka dhalinyarada ee dhismaha qaran, waxaa soo abaabulay madasha aragtida aqoonyahanka nool ee Maan, waxaana loogu talo galay in dhalinyaradu su,aalo ay ku weydiiyaan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka arrimaha dibada Soomaaliya oo ka hadlay jaamacadda London-Sawirro

Wasiirka arimaha dibada Soomaaliya mudane Cabdisalaan Cumar Hadliye, ayaa khudbad dheer oo ka hadlaysa horumarka Soomaaliya ka jeediyey machadka dhaqaalaha ee magaalada London LSE, iyo Jaamacada London...

View Article

Warmurtiyeed ka soo baxay Shirkii midaynta dawladaha hoose ee Cadaado

Wasaarada Arrimha Gudaha iyo faderaalka Xukuumada Soomaaliya ayaa warsaxaafadeed ka soo saartay Shir ku lagu soo gabagabeeyay magaalada Cadaado kaas oo looga hadlayay midaynta siyaasadda dawladaha...

View Article
Browsing all 20463 articles
Browse latest View live