Waxqabadka Dawladda ee isbuucii la soo dhaafay
Mogadishu, 21 May 2016 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay...
View ArticleShir caalami ah oo Isniinta ka furmi doona Istanbul
In ka badan 70 Madaxweyne iyo R/wasaarayaal isugu jira ayaa lagu wadaa in ay ka qeyb galaan Shir caalami ah oo looga hadlayo hagaajinta nidaamka hab dhaqanka Adanaha oo isniinta ka furmi doono...
View ArticleMadaxweynaha: “Mashruucan lagu ballaarinayo isbitaalka Sh. Zayed waa mid...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta dhagax dhigay qeybtii labaad ee dhismaha lagu ballaarinayo isbitaalka Sheekh Za’id ee magaalada Muqdisho....
View ArticleHorjooge ka tirsan Al-shaab oo lagu dilay Gobolka bakool
Ciidamada xooga dalka soomaaliya oo kaashanaya kuwa Amisoom ayaa maanta howlagal ka fuliyay deegan u dhaw degmada xudur oo qiyaastii u jirta 27km ee gobolka bakool. Howlgalka ayay ciidamada ku dileen...
View ArticleDaawo Sawirrada: Wasiirka arrimaha gudaha oo booqday deegaanno uu ku fatahay...
Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka mudane C/raxmaan Maxamed Xasan Odawaa ayaa maanta Kormeer uu u guur galayay Saameynta Fatahaadda Wabiga ku tagay tuulada Beyxoow oo ka tirsa degmada Jowhar....
View ArticleDhageyso barnaamij gaar ah oo ka hadlaya xusuusta Keydka Radio Muqdisho
,features: ['playpause','current','progress','duration','volume','tracks','fullscreen'] ,audioWidth:400,audioHeight:30 }); });
View ArticleDhageyso barnaamijka Dhacdooyinka
,features: ['playpause','current','progress','duration','volume','tracks','fullscreen'] ,audioWidth:400,audioHeight:30 }); });
View ArticleMaleeshiyaad ka tirsana Shabaab oo lagu dilay degmada Aadan-yabaal
Gudoomiyaha degmada Aadan-yabaal Maxamuud Sheekh oo saaka la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in ciidamada XDS ay toogasho ku dileen sadex ka tirsanaa maleeshiyaadka Shabaab oo si dhuumaaleysi ah ku...
View ArticleDhageyso warka subax ee Radio Muqdisho
,features: ['playpause','current','progress','duration','volume','tracks','fullscreen'] ,audioWidth:400,audioHeight:30 }); });
View ArticleDadki ka barakacay fatahaadda iyo colaadda Beledweyne oo ka cabanaya nolol xumo
Waxaa laga deyrinayaa xaaladda nololeed ee dadki ka barakacay fatahaadda iyo colaadda Beledweyne kuwaasoo ku dhibaateysan duleeddada magaaladaasi. Qoysaska ka barakacay Beledweyne oo gaaray deegaannada...
View ArticleXaaladda magaalada Baladweyne oo saakay degan iyo wada hadalo la filayo in ay...
Xaalada magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa lagu soo waramayaa in saakay ay tahay mid dagan, islamarkaana aaney jirin dagaal halkaasi ka soconaya. Dadka magaalada iyo masuuliyiinta...
View ArticleMadaxweynaha oo soo saaray xeer lagu meel marinayo heshiiskii madasha...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo saaka shir Jaraa’id ku qabtay xarunta madaxtooyada ee Villa Soomaaliya ayaa soo saaray xeer lagu dhaqan gelinayo...
View ArticleAkhriso xeerka madaxweynuhu ka soo saaray hannaanka doorashada dadban
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo saaray xeer uu ku go’aaminayo hannaanka doorashada dadban ee sannadka 2016. Shir jaraa’iid oo uu maanta ku qabtey...
View ArticleMaxkamadda Ciidamada oo markale u fariistay dhageysiga eedeysanayaasha...
Dhageysigii labaad ee Dacwada eedeysanayaasha loo heysto inay ka dmabeeyeen qarxii ka dhax dhacay Diyaaradda Daalo horaantii bishii Febraury ee sanadkan ayay maanta u fariisatay Maxkamadda Darajada...
View ArticleSAWIRO “Ciidanka Xoogga Dalka oo Gurmad u fidiyay Dadka fatahaada iyo...
Cutubyo ka mida ciidanka xooga Dalka Soomaaliyeed gaara haan kuwa ku sugan gobolka Hiiraan ayaa qeyb wayn ka qaadanaya samatabixinta dadka saamaynta xoogan ay ku yeelatay dagaaladii ka dhacay magaalan...
View ArticleMadaxweyne Erdogan oo furay shirweynaha Caalamiga ah ee bani’aaddannimadal
Wakaalada Wararka dalka Turkiga Anaaduul ayaa sheegtay in shirweynaha caalamiga ee looga hadlayo arrimaha wax ka qabashada xaladda bai’aadanimada ayaa si rasmi ah maanta uga furmay Magaalada...
View ArticleTababar maanta loo furay shaqaale ka tirsan wasaaradda warfaafinta Dhaqanka...
Mas’uuliyiinta wasaaradda warfaafinta DHaqanka iyo Dalxiiska ayaa maanta Tabbar aqoon kororsi ah u furtay shaqaale ka tirsan wasaaradda. Siminaarkaasi oo ay soo qaban qaabisay waaxda tabarada ee...
View ArticleCiidan tababbar loogu soo xiray Muqdisho “SAWIRRO”
Ciidamadaan tababarkan loosoo gabagabeeyey oo laga soo kala xuley degmooyinka gobolka banadir ayaa mudadii tababarkani socdey ee aheyd 7 maalmood waxey ku barteen sidi ay ula shaqeyn lahaayeen shacabka...
View ArticleDhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho
,features: ['playpause','current','progress','duration','volume','tracks','fullscreen'] ,audioWidth:400,audioHeight:30 }); });
View ArticleMadaxweynaha Soomaaliya oo khudbad ka jeediyay shirka ka furmay Istambul
Shir madaxeed ku saabsan arrimaha bani aadannimada ayaa maanta ka furmay magaalada Istambul ee dalka Turkiga, kaasi oo si gaar ah diiradda loogu saarayo la-tacaalidda xasaradaha qaxootiga. Madaxweynaha...
View Article