Madaxweynaha oo ka qeygalaya caleemo saarka dhigiisa Uganda
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminaayo oo ku sugan magaalada Kampala ee xarunta dalka Uganda ayaa lagu wadaa in uu halkaasi uga qeyb...
View ArticleMaraykanka oo ka Dalbay Kenya Inaysan Xirin Dhadhaab
Xoghayaha Arrimaha Dibedda dalka Maraykanka John Kerry ayaa sheegay inuu si weyn uga walaacsan yahay go’aanka dawladda Kenya ay ku qaadatay inay ku xidho xeryaha qaxootiga Kenya ayna ku kala dirtay...
View ArticleKenya oo qorsheyneysa inay xirto xerada Dhadhaab
Warbixin lagu daabacay wargeyska Daily Nation ee ka soo baxo dalka Kenya ayaa lagu sheegay in wasaaradda arimaha gudaha dalkaas ay wado qorshayaal lagu xiraayo Xerada Qaxootiga Dhadhaab oo ah xerada...
View ArticleCiidanka XDS oo Al-shabaab kala wareegay deegaano Sh/Hoose
Ciidanka xooga dalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa howalgalo balaaran waxay ka wadaan gobalka Shabeelaha Hoose. Howlgaladaan ayaa waxaa barbar soda duqayn lagu garaacay fariisimo muhiim ah oo ay...
View ArticleMadaxweynaha Uganda oo mar kale loo caleema saaray xilka madaxweynaha
Madaxweyne,Yoweri Museveni, ayaa maanta xaflad ka dhacday caasimadda Kampala mar kale loo caleema saarau xilka madaxweynaha kadib markii bishii April uu ku guuleystay doorashadii madaxtinimada....
View ArticleGolaha wasiirada oo ansixiyay dhismaha guddiga madax banaan ee la dagaalanka...
Xubnaha golaha wasiirada ee xukumadda federaalka Soomaaliya oo manta kulan ku yeeshay magalaadda muqdisho ayaa ku anxisiyey sharciga lagu dhisayo guddiga madax banaan ee la dagaalanka musuq...
View ArticleWargelin:- Barnaamijka Kulanka Todobaadka Oo Berri Ku Saabsan Howsha...
Barnaamijka Kulanka Todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed (SNTV) waxa uu berri ku saabsan yahay howsha Baarlamaanka ay gacanta ku hayaan ee la xiriirta in sharci...
View ArticleGalMudug: aad baan uga xun nahay 3-dii ruuxdii ee shalay lagu dilay xadka...
3-dan ruux waxaa la dilay markii gaarigooda la xabadeeyey meel u dhow Kaxan dhale ee gudaha dalka . Dambiilayaashii falka geystayna wey baxsadeen, Madaxweynaha Dowlad Goboleedka GalMudug waxuu faray...
View ArticleTaliyayaal Ciidan oo maanta booqday dugsiga booliska ee Genaraal Kaahiye+SAWIRRO
Taliyaasha ciidamada Asluubta Bada iyo Cirka ayaa maanta booqdey dugsiga tababarka ee Generaal kaahiye oo tababar ugu socdo ciidamo ka tirsan booliska waxaana gudaha dugsiga tababarka Generaal kaahiye...
View ArticleMareykanka oo ka hadlay weerar lagu dilay maleeshiyaad ka tirsana Shabaab
Dowladda Mareykanka ayaa ka hadashay weerarkii dhawaan lala eegtay saldhig kooxda Shabaab ay ku lahaayeen deegaanno ka tirsan gobolka Shabeelaha hoose, iyadoo howlgalkaasi lagu diley tiro maleeshiyaad...
View ArticleJaamacadda Carabta oo ka shireysa sidii shaqooyin loogu abuuri lahaa...
Shir looga hadlayo sidii shaqooyin loogu abuuri lahaa dhalinyarada ururka Jaamacadda Carabta uga furmay magaalada Kasabalanka ee dalka Maroco. Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Cuman C/risaaq Taano...
View ArticleHorjooge ka tirsanaa Xisbullaah oo lagu dilay dalka Suuriya
Horjooge sare oo ka tirsanaa kooxda mintidiinta ah ee Xisbullah oo magaciisa lagu sheegay Mustafa Badreddine. ayaa lagu dilay duqeyn dhanka cirka ah oo ay israa’iil ka geysatay gudaha Suuriya. Mustafa...
View ArticleGudoomiyaha Baraawe “Waxaa socda howlgal lagu furayo waddooyinka”
Maamulka degmada Baraawe ee gobolka Shabeelaha hoose ayaa sheegay in ay wadaan howlgallo lagu furayo waddooyinka ay xireen malleeshiyada Al-shabaab ee soo gala degmadaasi. Gudoomiyaha degmada Baraawe...
View ArticleDhageyso warka subax ee Radio Muqdisho
,features: ['playpause','current','progress','duration','volume','tracks','fullscreen'] ,audioWidth:400,audioHeight:30 }); });
View ArticleCiidamada Talyaaniga oo deeq gaarsiiyay xarunta agoonta gabdhaha Boondheere...
Ciidamada talyaaniga ee qeybta ka ah kuwa Midowga Yurub ayaa deeq isugu jirta qalab caafimaad, Biscut Cabitaan iyo kobo waxa ay gaarsiiyeen MCH-ka iyo xarunra xanaanada Gabdhaha agoobta Boondheere....
View ArticleGuddiga dib eegista doorashooyinka oo marti ku ahaa barnaamijka kulanka...
Barnaamijka kulanka todabaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo SNTV ayaa waxaa maanta marti ku ahaa Guddiga dib u eegista doorashooyinka ee Baarlamaanka Soomaaliya iyagoo faah faahin ka bixiyay halka ay...
View ArticleMadaxweyne Xasan Sheekh iyo hoggaamiyaha Uganda oo ka wadahadley iskaashiga...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Uganda, Gen. Yoweri Kaguta Museveni ayaa maanta kulan muhiim ah ku yeeshay xarunta...
View ArticleMaleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab oo lagu dilay Buulo burte
Ciidamada xoogga dalka oo kaashanaya kuwa Nabad Ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM ayaa ku guuleystay inay dilaan horjoogayaal iyo maleeshiyaad ka tirsan kooxda Al-Shabaab oo ku dhuumaaleysanayay...
View ArticleCiidamada Xooga Dalka ayaa la wareegay gacan ku heynta Degmada Aadan Yabaal
Ciidamada Xooga Dalka ayaa la wareegay gacan ku heynta Degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeellaha Dhexe oo hore ay ugu dhuumaaleysanayeen maleeshiyaadka Al-shabaab. Saraakiil ka tirsan Ciidanka xooga...
View ArticleWaxqabadka Dawladda ee isbuucii la soo dhaafay
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin;...
View Article