Madaxweynaha: “Soomaaliya horey ayay u dhaqaaqdey, dibna uma laabanmeyso’’
Muqdisho, 9 May 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qeybgaley munaasabad lagu maamusayey maalinta Midowga Yurub oo lagu qabtey magaalada...
View ArticleWasaaradda arrimaha gudaha “Bil gudaheed ayaa lagu soo geba gebaynayaa shirka...
Wafdi ka socda Wasaaradda Arimaha Gudaha oo uu hogaaminayo Xoghaya Joogtada ah ee Wasaaradda islamaraakana hordhac u ah Wasiirka Arimaha Gudaha Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odawaa oo soo gaaray...
View ArticleWasaaradda caafimaadka oo dawo gaarsiisay Isbitaalka Koofurta Gaalkacyo...
Daawadan oo ay soo dhiibtay wasaaradda caafimaadka dowladda Fadaraalka Soomaaliya ayaa wasaaradda caafimaadka Galmudug waxa ay maanta ku wareejisay maamulka isbitaalka koofurta Galkacyo. Dr. Cali...
View ArticleGudoomiye Jawaari oo ka qeybgalay kulan looga arrinsanayay sameynta sharciga...
Guddi howleed barlamaanka ugu xilsaaran curinta mashruuc sharci oo lagu jihaynaya hananka doorasho ee dalka ayaa manta kulan ku yeeshay xaruunta Villa Hargaysa ee magalaadda Muqdisho kaas oo ay uga...
View ArticleIGAD oo Wasaaradda Gaadiidka ku wareejisay qalab laga maamulo cimilada dhanka...
Wasaaradda Gaadiidka iyo duuliska hawada ayaa qalab lagu maamulo cimilada dhanka duulimaadka waxaa ay kala wareegtay Urur goboleedka IGAD. Munaasabad qalabkaasi lagula wareejinayay wasaaraddaasi ayaa...
View ArticleHay’adda UNHCR oo kenya ka dalbatay inay ka laabato go’aankii ay gaartay
Hay’adda qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga adduunka ee loo yaqaano UNHCR ayaa walaac xoogan ka muujisay go’aankii dowladda Kenya ee ahaa in ay albaabada isugu dhufan doonto xerooyinka qaxootiga...
View ArticleDhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho
,features: ['playpause','current','progress','duration','volume','tracks','fullscreen'] ,audioWidth:400,audioHeight:30 }); });
View ArticleMunaasabad xil wareejin ah oo ka socota xarunta wasaaradda Boostada iyo...
R/wasaare ku xigeenka dalka mudane Maxamed Cumar Carte ayaa ka qeybgalaya munaasabad uu xilka kula wareegayo wasiirka cusub ee wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta taasoo iminka ka socota xarunta...
View ArticleWasaaradda Shaqada oo shaacisay diiwaan gelinta shaqaale loo qaadayo...
Wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday bilaabashada diiwaan gelinta shaqaale Soomaali ah oo loo dirayo dalka Boqortooyada Sucuudiga. Wasiir ku...
View ArticleGuddoomiyaha cusub ee maxkamadda sare dalka oo xilka la wareegay-Sawirro
Munaasabadaan uu xilka kula wareegayay guddoomiyaha maxkamadda sare ee dalka ayaa waxaa ka qeybgalay Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cumar carte, guddoomiyihi hore ee maxkamadda...
View ArticleR.wasaare ku-xigeenka oo sheegay in Soomaaliya ay ku talaabsatay horumar...
Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carte ayaa ka qeybgalay munaasabad ay xilka kula kala wareegayeen guddoomiyaha cusub ee Maxkamadda Sare Dr. Ibraahim...
View ArticleCiidamada xoogga oo deegaanka Geed Timir ku dilay tiro ka mid ah Al-Shabaab
Ciidamada xoogga dalka oo kaashanaya kuwa Nabad ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM ayaa howlgallo ay ka fuliyeen deegaanka Geed Timir oo qiyaastii 15 km ka xiga deegaanka Galcad ee hoostaga degmada...
View ArticleDhageyso Barnaamijka Faaqidaada ee Radio Muqdisho
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa barnaamijka Faaqidaada oo ka baxa Radio Muqdisho subax waliba marka laga reebo subaxda Jimcaha, waxaana uu xambaarsanyahay...
View ArticleDibax bax ka dhan ah ganacsatada oo ka dhacay Beledweyne
Dibad baxaan looga soo horjeeday ganacsatada magaalada Beledweyn iyo qiimo koror ku yimid qiimaha lagu sarifto lacagaha Qalad oo laga dareemaayo sare u kac balaaran. Dadweynaha ayaa dalbanayay in...
View ArticleHorjoogayaal lagu dilay deegaanka Ceel Timir
Faah faahino dheere ah ayaa ka soo baxaya howlgallo ay ciidamada xoogga dalka ka sameeyeen deegaanka Ceel Timir ee duleedka Galcad ee hoostaga degmada Ceel Buur ee gobolka Galgaduud. Howlkan oo...
View ArticleDhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho
,features: ['playpause','current','progress','duration','volume','tracks','fullscreen'] ,audioWidth:400,audioHeight:30 }); });
View ArticleShir looga hadlayay horumarinta Bii’ada oo lagu soo gabo gabeeyay Muqdisho
Shirkan looga hadlayay horumarinta bii’ada oo ay soo qaban qaabisay xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ee dhanka bii’ada ayaa diiradda lagu saaray sida loo ilaalin lahaa deegaanka, bulshadana loo fahamsiin...
View ArticleDoorka haweenka ee shirka Hiiraan iyo Sh/Dhexe oo laga hadlay “SAWIRRO”
Kulan ay duubabka Dhaqanka iyo Haweenka Gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe ay ku yeesheen Jowhar ayay ugu wada hadleen sidii haweenku ay u heli lahaayeen 30% ergada iyo barlamaanka Labada, kaasi oo...
View ArticleCiidamada Talyaaniga oo deeq caafimaad iyo agab kale gaarsiiyay xarumo muhiim ah
Munaabadaan ayaa Ciidamada Talyaaniga oo qaybka ah kuwa Midowga Yurub ee tababbarada siiya ciidanka xooggga dalka waxaa ay deeq isugu jirta qalab caafimaad, Buskut, cabitaan iyo kabo kala gaarsiiyey...
View ArticleDhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho
,features: ['playpause','current','progress','duration','volume','tracks','fullscreen'] ,audioWidth:400,audioHeight:30 }); });
View Article