Tababar loo qabtay kalluumeysatada degmada Hobyo+Sawirro
Siminaarkaan oo ah mid sare loogu qaadayay xirfadda aqooneed ee kaluumeeysatada ka jilaabta xeebta dagmada Hobyo ee gobalka Mudug ayaa loo qabtay ilaa 40 ka tirsan kaluumeeysatada ka jilaabta xeebaha...
View ArticleShirki dib u eegista Dastuurka oo maanta lagu soo gebagebeeyay Baydhabo+Sawirro
Gabagabada Shirkan ka socoday Magaalada Baydhabo islamarkaana dib loogu eegayay qaar ka mid ah Qodobo Ku jira Dastuurka Qaranka Soomaaliya ayaa waxaa ka qeebgaley Gudoomiyaha Baarlamanka KG Soomaaliya...
View ArticleDaawo Sawirrada: Xaflad soo dhaweyn ah oo madax ka tirsan dowladda loogu...
Munaasabad casho sharaf ah oo lagu soo dhoweynayay Gudoomiye kuxigeenka koobaad ee Baarlamanka Mudane Jeylaani Nuur Iikar, Ra’isul Wasaare kuxigeenka xukuumada Mudane Maxamed Cumar Carte, Wasiiru...
View ArticleMadaxweynaha Galmudug oo ka hadlay xaaladda ammaan ee deegaannada Galmudug...
Madaxweynaha maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa shir jaaraa’id oo uu maanta qabtay uga hadlay xaaladda ammaan ee deegaanada Galmudug iyo dhaqdhaqaayada ay maleeshiyaadka Shabaab ka wadaan...
View ArticleDhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho
,features: ['playpause','current','progress','duration','volume','tracks','fullscreen'] ,audioWidth:400,audioHeight:30 }); });
View ArticleDhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Muqdisho
,features: ['playpause','current','progress','duration','volume','tracks','fullscreen'] ,audioWidth:400,audioHeight:30 }); });
View ArticleXaalada Deegaanka Suuj Ee Gobolka Nugaal Oo Saakay Degan
Xaalada Deganaasho ayaa lagu soo waramayaa in ay ka jirto deegaanka Suuj eek a tirsan Gobolka Nugaal oo maalmihii dambe ay ku dagaalamayeen Argagaxisada Al Shabaab iyo Ciidamada Maamul Goboleedka...
View ArticleMadaxweynaha Maamulka Puntland Oo Adis Ababa Kula Kulmaya Madax Ka Tirsan...
Madaxweynaha Mamulka Puntland Dr C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa waxa uu kulamo la qaadan doonaa madaxda ugu sarraysa dalkaasi isagoo kala hadli doona guud ahaan xaaladda Soomaaliya gaar ahaan kooxaha...
View ArticleXubno Ka Kala Socday Dowlad Gobaleedyada Soomaaliya OoKulan Sagootin Ah...
Maamulka Gobalka Banaadir ayaa Caawa Aqalka Dowladda Hoose Ee Xamar Xaflad Casha Sharaf ah oo lagu Sogootinayay Ka Qeybgalayaasha Dood looga Hadlayay Dhismaha Dowladaha Hoose oo lagu Qabtay magaalada...
View ArticleDowladda Soomaaliya Oo Diyaarad Sida Saanad Ciidan U Dirtay Puntland
Dowladda Soomaaliya ayaa laba diyaarad oo saanad ciidan u dirtay maamulka Puntland si loogu dabar jaro Firxadka argagaxisada ee sida dhuumaaleysiga leh ku gaaray deegaanada Puntland dhawaan. Wasiirka...
View ArticleDhageyso Warka Duhurnimo Ee Radio Muqdisho
,features: ['playpause','current','progress','duration','volume','tracks','fullscreen'] ,audioWidth:400,audioHeight:30 }); });
View ArticleDagaalo maanta mar kale ka dhacay gobolka Nugaal iyo qasaaro loogu gaystay...
Dagaalo kale oo goos-goos ah ayaa lagu soo waramayaa in maanta mar kale ay ka dheceen deegaannada gobolka Nugaal halkaas oo ay isku hor fadhiyeen ciidamada maamulka Puntland iyo maleeshiyaadka...
View ArticleDAAWO:- Barnaamijka Kulanka Todobaadka Radio Muqdisho Iyo SNTV
Akhristayaasheenna sharafta leh waxaan halkaan idiinkugu soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka Todobaadka ee Radio Muqdisho iyo SNTV ayadoo todobaadkan uu barnaamijka marti ku yahay Wasiirudowlaha...
View ArticleAgaasimaha Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee SONNA oo nairoobi kula kulmay...
Agaasimaha wakalada wararka Soomaaliyeed ee SONNA oo Maanta Booqday Xarunta ay wakaalada Wararka Shiinaha ee Shinwa ay ku leedahay Magaalada Nairobi. Agaasimaha wakaalada wararka Soomaaliyeed ee SONNA...
View ArticleAl-Shabaab oo dad rayid ah ku dhishay deegaanka Buurgaabo
Wararka ka imaanaya gobolada Jubada Hoose ayaa sheegaya in maleeshiyada Al Shabaab ay dileen ugu yaraan saddex qof oo rayid ah, sidoo kalena ay dhaawaceen Lix kale. Dad deegaanka ah ayaa sheegay in...
View ArticleQof rayid ah oo ku dhintay weerar ka dhacay Boosaaso
Hal qof ayaa ku dhintay laba kalena waa ay ku dhaawacmeen xalay abaara sideeddii fiidnimo markii rag hubeysan ay weerareen goob ay ku sugnaayeen ciidamo la sheegay inay ilaalo u ahaayeen, Guddoomiyihii...
View ArticleDhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho
,features: ['playpause','current','progress','duration','volume','tracks','fullscreen'] ,audioWidth:400,audioHeight:30 }); });
View ArticleWasaaradda Arrimaha gudaha oo ku baaqday in gurmad lala gaaro dadka ay...
Wasaaradda arrimaha gudaha iyo Federaalka ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa ugu baaqday hay’adaha samafalka inay gargaar gaarsiiyaan dadka ay saameeyeen abaaraha Dalka. Wasiiru-dowlaha Wasaaradda...
View ArticleWaxqabadka Dawladda ee isbuucii la soo dhaafay “SAWIRRO”
Mogadishu, 19 Maarso 2016 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay...
View ArticleMadaxweynaha oo maamulka Garoonka Diyaaradaha Muqdisho kula dardaarmey...
Muqdisho, 19 March 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta kulan la yeeshay mas’uuliyiinta Garoonka Diyaaradaha Aadan Cabdulle Cusmaan ee...
View Article