Guddoomiyaha G/Sh Dhexe oo ku baaqay in loo gurmado dadka ay saameysay biyo...
Guddoomiyaha Gobolka Shabeelaha Dhexe oo booqday qaar ka mid ah deegaannada uu maro webiga gobolkaasi ayaa ku baaqay in si deg deg ah loogu gurmado dadka ay saameysay biyo la’aanta ka jirta gobolka....
View ArticleDhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho
,features: ['playpause','current','progress','duration','volume','tracks','fullscreen'] ,audioWidth:400,audioHeight:30 }); });
View ArticleDhageyso Barnaamijka Faaqidaada ee Radio Muqdisho
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa barnaamijka Faaqidaada oo ka baxa Radio Muqdisho subax waliba marka laga reebo subaxda Jimcaha, waxaana uu xambaarsanyahay...
View ArticleXukuumadda Soomaaliya oo shaacisay in lala xisaabtami doono hay’adaha...
Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in Dowladda iyo Maamulada dalka ay iskaashanayaan la xisaabtanka Hay’adda Mashaariicda ka fuliya Gobolada dalka. Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha gudaha iyo...
View ArticleMadaxweynaha Koonfur Galbeed oo booqday Bardaale “SAWIRRO”
Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Koonfur Galbeed ee Soomaaliya Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan oo ay wehliyaan Wasiiro iyo Taliyaal Ciidan ayaa gaarey Degmada Berdaale ee Gobolka Baay iyagoo...
View ArticleWaa sidee xaaladda waxbarasho ee xarunta xannaanada gabdhaha agoonta...
Maamulaha xarunta xanaanada agoonta gabdhah Boondheere Marwo Nuurto Maxamed Caddoow ayaa ka warbixisay xaalada nololeed iyo waxbarasho ee xaruntaasi. Marwo Nuurto Maxamed Caddoow oo ah maamulaha...
View ArticleKu-simaha Ra’iisul Wasaaraha iyo Safiirka Shiinaha oo ka wada hadlay Abaaraha...
Muqdisho, March 20, 2016…Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Caddaaladda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane C/laahi Axmed Jaamac “Ilka-Jir”, ayaa la kulmay Safiirka dawladda Shiinaha u...
View ArticleCiidamada amniga ee gobolka Bakool oo gacanta ku dhigay waxyaabaha qarxa oo...
Ciidamada ammaanka gobalka Bakool ayaa gacanta ku dhigay waxyaabo Qarxa oo maleeshiyada Al-Shabaab ay ku aaseen deegaanka Garasweyne, sida uu laga soo xigtay Maamulka degmada Xudur. Guddoomiyaha...
View ArticleAkhriso khubaddii Madaxweynaha Dalka uu ka jeediyay Daah-furka barnaamijka...
Khudbadda Madaxweynaha Daah-furka Barnaamijka Wadajir Bismillahi Raxmaani Raxiim Xubnaha Golaha Wasiirrada iyo marti sharafta kaleba Waxaa farxad ii ah inaan maanta idin kala qeybgalo daah-furka...
View ArticleDabdamiska Gobalka Banaadir Oo ku Guuleystay daminta Dab ka kacay Isbitaalka...
Fiidnimadii caawa ayaa dab qasaare geystay waxa uu ka kacay Qeybta Keydka Dawada ee cusbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka Banaadir ee Magaalada muqdisho. Agaasimaha Waaxda Debdamiska Dowladda Hoose Mudane...
View ArticleDhageyso Barnaamijka Dhacdooyinka ee Radio Muqdisho
Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay dhageystaan habeen walba 09:30 fiidnimo, marka laga...
View ArticleFaahfaahin weerar xalay ka dhacay Laanta-buuro
Taliska ururka koowaad guudtada shanaad ee ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed gaashaanle Axmed Absuge Cabdulle, oo la hadlay Radio Mqudisho ayaa sheegay in maleeshiyaadka ka tirsan Al-shabaab ay weerar...
View ArticleRa’iisul wasaaraha oo dalbaday in loo gurmado dadka abaarta halakeysay
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmarke, ayaa codsi u jeediyay beesha caalamka in ay gurmad u fidhiyaan dadka Soomaaliyeed ee abaaruhu saameeyeen...
View ArticleDaawo sawirada booqashada Obama ee dalka Cuba
Madaxweynaha dalka Mareykanka Obama ayaa noqoday madaxweynihiin ugu horeeyay oo cagta dhiga Jaziirada Cuba kadib 90 sano. Booqashadan oo aheyd mid taariikhi ah ayaa madaxweynaha waxaa ku wehliyay...
View ArticleDuqa Muqdisho oo sheegay in la baari doono sababta isku soo beegtay dabka...
Isbitaalada Banaadir iyo Madiino ayuu kormeeray gudoomiyaha gobalka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale, kuwaas oo habeenimadii xalay dab xoogan ka kacay,waxaana uu...
View ArticleWasaaradda caafimaadka oo ku baaqday in la caawiyo isbitaalada Madiina iyo...
Wasaaradda Caafimaadka xukuumadda Soomaaliya ayaa ugu baaqday Hay’adaha ammaanka dowladda Soomaaliya in ay baaritaanno ku sameeyaan sababta keenta dabkii ka dhashay Cusbitaallada Banaadir iyo Madiina...
View ArticleWasiirka Warfaafinta oo la kulmay guddiga badbaadada Suxufiyiinta “SAWIRRO”
Wasiirka warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdi Xayir “Maareeye” oo maanta kulan la qaatay guddiga badbaada Suxufiyiinta Soomaaliyeed ayaa kala...
View ArticleShirka Baarlamannada Adduunka oo ka socda Sambiya
Shirka Baarlamaannada Adduunka oo maalintii sedexaad ka socda dalka sambiya ayaa looga hadlayaa wali Dhibaatooyinka ka taagan xilligaan Qaar ka mid ah Waddamada Adduunka. Guddoomiye ku xigeenka guddiga...
View Article