Hey’adaha ammaanka ee Dalka oo ka war helay qorshe Al-Shabab ay ku weerari...
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegta in la adkeeyay ammaanka Dekadaha muhiimka ah ee Dalka si looga fogaado in kooxaha Argagixisada ee xiriirka la leh Al-qaacidda oo is abaabulay ay weerar qorsheysan ka...
View ArticleBeydhabo: Wajigii labaad ee shirka Dastuurka looga hadlayo oo socda
Madaxweynaha Dowlad Gobolleedka Koonfur Galbeed Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa shalay galingii dambe furay Shir looga hadlayo Qodobo ka mid ah Dastuurka Dalka oo socondoona muddo Afar maalin...
View ArticleWasiirka Arrimaha Dibadda oo la kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Kuwait
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirri gelinta Maalgashiga Xukuumadda Soomaaliya Cabdisalan Cumar Hadliye iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa la kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Kuwait iyagoo kala...
View ArticleShir weyn oo looga hadli doono Xoojinta Xiriirka ganacsiga Soomaaliya iyo...
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma,arke iyo wafdi uu hoggaaminayo oo shalay Gaaray Waddanka Talyaaniga ayaa maanta la filayaa in kulan ballaaran...
View ArticleDhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho
,features: ['playpause','current','progress','duration','volume','tracks','fullscreen'] ,audioWidth:400,audioHeight:30 }); });
View ArticleRa’iisul Wasaaraha dalka oo la kulmay Ra’iisul Wasaaraha Talyaaniga”SAWIRRO”
Roma March 16, 2016….Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharma,arke oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Talyaaniga ayaa kulan la qaatay Ra’iisul...
View ArticleWasiirka Arrimaha Gudaha” Waxaan Qaadeynaa Tallaabo Waliba oo lagu Qancinayo...
Wasiirka Arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odowaa ayaa sheegay in wasaaradda Arrimaha gudaha ay ku dadaaleyso sidii loo Qancin lahaa dhammaan Beelaha wada dega gobollada...
View ArticleWarbaahinta qaranka oo xarun cusub ka furatay London”Sawirro”
Ra’isul wasaare ku xigeenka dawlada federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carte ayaa xariga ka jaray xarun cusub oo warbaahinta qaranku ay ka furatay magalada london ee caasimada dalka...
View ArticleDhageyso warka duhurnimo ee Radio Muqdisho
,features: ['playpause','current','progress','duration','volume','tracks','fullscreen'] ,audioWidth:400,audioHeight:30 }); });
View ArticleXildhibaannada Haweenka ah ee Baarlamanka Soomaaliya oo tababar loogu soo...
Tababarkani xildhibaanada haweenka ee baarlamanka Soomaaliya loogu soo xiray Magalaada Nairobi ayaa waxa uu ku saabsanaa la xisaabtanka qeybaha kala duwan ee hay,adaha dowlada,sidii ay xuquudoooda ku...
View ArticleShir dib loogu eegayo Dastuurka Oo Beydhabo Maanta Lagu Qabtay “Sawirro”
Waxaa maalintii 2-aad galay shirka dastuurka Somalia dib loogu eegayo ee shalay ka furmay magaalada Baydhabo ee gobolka Bay, kaasoo ay soo agaasintay wasaaradda dastuurka Xukummadda Soomaaliya. Shirka...
View ArticleWasiir Diini “Heshiiska Kismaayo wuxuu gacan ka geysan doonaa Dar-dar gelinta...
March, 16 2015…….Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini oo maalmahan ku sugnaa magaalada Kismaayo, ayaa galabta soo gabagabeeyey shir dib –u-heshiisiin ah oo qaar kamid ah...
View ArticleDhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho
,features: ['playpause','current','progress','duration','volume','tracks','fullscreen'] ,audioWidth:400,audioHeight:30 }); });
View ArticleDhageyso Barnaamijka Dhacdooyinka ee Radio Muqdisho
,features: ['playpause','current','progress','duration','volume','tracks','fullscreen'] ,audioWidth:400,audioHeight:30 }); });
View ArticleDhageyso warka subax ee Radio Muqdisho
,features: ['playpause','current','progress','duration','volume','tracks','fullscreen'] ,audioWidth:400,audioHeight:30 }); });
View ArticleTalyaaniga oo 286 Euro ku maalgelin doonta Soomaaliya
Shirkan ayaa waxaa ka qeybgalay Ra’iisulwasaariyaasha Soomaaliya,Talyaaniga iyo wasiiro ka kala tirsan labada dowladood kaas oo lagu qabay magaalada Rome ee dalka Italy, waxaana shirka loo qaban...
View ArticleKenya oo sheegtay in ay dishay 19 ka tirsanaa maleeshiyaadka Al-shabaab
Wasaaradda gaashaandhigga dalka Kenya ayaa sheegtay in ciidankooda qeybta ka ah howlgalka midowga Afrika ee Soomaaliya AMISOM ay dileen 19 ka tirsan maleeshiyaadka kooxda nabad diidka ah ee Alshabaab...
View ArticleShirka Golaha Wasiirada oo looga hadlay Abaaraha ka jira Gobollada Dalka...
Muqdisho, March 17, 2016….Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulankan shir guddoominayay Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna...
View Article