Suxufiyiin deeq lacageed gaarsiiyay carruurtii ay ka baxday Hindiyo Xaaji
Deeqdaan lacageed oo ay iska soo Uruurriyeen Wariyayaasha ku nool Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa la gaar siiyay Carruurtii ay ka tegtay Allaha U naxariistee wariye Hindiyo Xaaji Maxamed oo...
View ArticleObama oo Danjire u Soo Magacaabay Soomaaliya
Madaxweynaha Mareykanka ayaa Stephen Schwartz u magcaabay safiirka cusub ee Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya sida uu shaacisay VOA oo soo xiganaysa warbixin uu faafiyay Aqbalka Cad ee Mareykanka....
View ArticleGuddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya oo gaaray Kismaayo
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa gaaray magaalada Kismaayo, isaga oo uu wehliyo Guddoomiye kuxigeenkiisa labaad Mahad Cabdalla Cawad. Ra’iisul...
View ArticleQaxootiga Soomaaliyeed ee Kenya ku nool oo dalka dib ugu soo laabanaya
Waxaa sii kordhaya tirada Qaxootiga Soomaaliyeed ee dalkooda dib ugu soo laabanaya iyadoo todobaadkii u dambeeyay ay dalka soo gaareen qoysas hor leh. 220 qoys oo horay ugu noolaa xeryaha Qaxootiga...
View ArticleWAR-MURTIYEEDKA Shirka Istraatejiyada Warbaahinta Soomaaliya
SOOMAALI: Warmurtiyeed Istraatejiyada Warbaahinta ENGLISH: Communique SMDS 12 January 2016 Muqdisho 11 – 12 Janaayo 2016 Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka & Dalxiiska ee Dowladda Federaalka Soomaaliya...
View ArticleOdawaa: ” Dowladda Soomaaliya waxa ay ku guuleysatay Hir gelinta Nidaamka...
Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odawaa ayaa sheegay in dowldda ay ku guuleysatay hirgelinta Nidaamka federaalka ,isla markaana caalamadihii guuleysiga ay ka...
View ArticleMadaxweyne Xasan Sheekh oo ku baaqay in talada lagu tixgeliyo Bulshada labada...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo shalay si rasmi ah u furay shirka maamul u sameynta Gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe ayaa ku baaqay in talada...
View ArticleMadaxweynaha galmudug: ” Aad ayaan u soo dhaweynayaa shirka maamul u sameynta...
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug ayaa tilmaamay maamulka cusub ee loo dhisayo Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe looga baahanyahay inay ka qeyb qaataan doorka ay ku leeyihiin aayaha dalka, isla...
View ArticleGuddoomiyaha Gobolka Hiiraan oo digniin u jeediyay dad sheeganaya inay...
Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa sheegay in bulshada ku dhaqan degmada Beledweyne ay yihiin dad jecel Nabadda, waxaana uu ka digay dadka iibsanaya dhulalkii ay lahayd dowladda. Guddoomiyaha Gobolka...
View ArticleJeneral Muqtaar”” Baahiyaha ay qabaan ciidanka Boliiska Xirada Carmo waxaan u...
Taliye Ku-xigenka Ciidanka Boliiska Soomaliyeed ayaa kormeer Ku Tagay Xirada Tababarka Ciidanka Boliiska ee Degmada Carmo. Jeneral Muqtaar Xuseen Afrax Taliye ku-xigeenka Ciidanka Boliiska ayaa...
View ArticleWafdi uu Hoggaaminayo Madxweyne Xasan Sheekh oo goordhow ka degay Kismaayo
Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka degay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Kismaayo halkaas oo la filayo inuu ka furmo Shirka Madasha wada...
View ArticleRadio Muqdisho oo Wareysatay Shaqsigii ugu horreeyay ee lagu cassuumay...
Cabdiraxmaan Ciise Kaahin oo ah milkkiilah maqaayadaha Afro Deli oo ku yaalla Gobolka Minnesota kana mid ah ganacsatada Soomaaliyeed ee sida dhow ula shaqeeya dadka Soomaalida ah ee waddankaas ku nool...
View ArticleFanaaniin deeq lacageed gaarsiiyay Fanaan Cabdi Tahliil warsame oo Muqdisho...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo ay wehliyaan fanaaniinta Hobollada Qaranka Waabari, Mas’uuliyiinta Golaha Murtida, Madadaallada Qaranka ee...
View ArticleGuddoomiyaha gobolka Banaadir oo furay barnaamij wacgelin ah “SAWIRRO”
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa maanta furay Barnaamij wacyi gelin ah oo loo qabtay sagaal Degmo oo ka tirsan degmooyinka Gobolka Banaadir. Barnaamijkaan wacyigalinta ah ayaa...
View ArticleWar saxaafadeed – soo dhoweyn sharaxidda Mr. Stephen Michael Schwartz-
Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay soo dhoweyneysaa Safiirka dowladda Mareykanka u rashaxan inuu wakiil uga noqdo dalka Soomaaliya Mr. Stephen Michael Schwartz. Mareykanka waa...
View ArticleAbwaan Cali Sugulle oo Hargeysa lagu aasay
Allaha u naxariistee, abwaan Cali Sugulle Cigaal oo can ku ahaa (Dun-carbeed) oo labo maalin ka hor ku geeriyooday magaalada Shaariqa ee dalka Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa maanta lagu aasay...
View ArticleQaramada midoobay oo kaalmo u raadinaysa 4.9 milyan oo Soomaali ah.
Hey’daha qaramada midoobay oo ka shaqeeysa Soomaaliya ayaa sheegay in ay codsanayaan lacag gaaraysa 885 million oo doolar kuwaas oo lagu bixin doono kaalmo bani’aadminimo dalka Soomaaliya sanadka...
View ArticleJaamacadda Carabta oo ku baaqday xaqiijinta midnimada Soomaaliya
Kulan ay maagaalada Qaahira, ee caasimadda dalka Masar ay ku yeesheen xubnaha baarlamaanada Jaamacadda Carabta ayaa waxaa ay ka soo saareen bayaan dhowr qodob ka kooban oo ku saabsan Soomaaliya, ayagoo...
View Article