Quantcast
Channel: Radio Muqdisho
Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Radio Muqdisho oo Wareysatay Shaqsigii ugu horreeyay ee lagu cassuumay Khudbaddii Ugu Dambeysay ee Obama

$
0
0

Cabdiraxmaan Ciise Kaahin oo ah milkkiilah maqaayadaha Afro Deli oo ku yaalla Gobolka Minnesota kana mid ah ganacsatada Soomaaliyeed ee sida dhow ula shaqeeya dadka Soomaalida ah ee waddankaas ku nool ayaa lagu cassuumay inuu ka qeyb galo Khudbadda Madaxweyne Obama uu ka jeediyay Aqalka Cad ee dalkiisa.

Hadaba Cabdiraxmaan ayaa ah shaqsiga kaliya ee Soomaaliga ah Markii ugu horreysana lagu cassuumo inuu ka qeyb galo Khudbaddii ugu dambeysay ee Madaxweynaha Maraykanka uu ka jeediyo Aqalka Cad ee Maraykanka looga taliyo

Cabdiraxmaan ayaa kasheekeeyay wax yaabaha uu ku soo arkay Aqalka Cad ee looga Arrimiyo dalka Mareykanka.

Halkaan ka dhageyso Wareysiga Shaqsigaan oo uu qaaday Wariye Maxamed Khaafi Cali Muumin.

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Trending Articles