Quantcast
Channel: Radio Muqdisho
Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Jeneral Muqtaar”” Baahiyaha ay qabaan ciidanka Boliiska Xirada Carmo waxaan u gudbin doonnaa Madaxda Dalka”

$
0
0

Taliye Ku-xigenka Ciidanka Boliiska Soomaliyeed ayaa kormeer Ku Tagay  Xirada Tababarka Ciidanka Boliiska ee Degmada Carmo.

Jeneral Muqtaar Xuseen Afrax Taliye ku-xigeenka Ciidanka Boliiska ayaa kormeerkiisa waxa ku wehliyay Guddoomiye ku-xigeenka Degmada Carmo, Taliyaha kulliyadda Ciidanka Boliiska Degmada Carmo, iyadoo loogu kuur galayay kormeerkaas baahiyaha ay qabaan ciidanka Boliiska Degmada Carmo.

Taliye Ku Xigenka Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ayaa sheegay  in Baahiyaha ay qabaan Boliiskaa Xirada Carmo ay u gudbindoonaan Madaxda Sare ee Dalka.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Trending Articles