Agaasimaha guud ee Hay’adda Socdaalka iyo wafdigii la socday oo la soo tusay...
Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya iyo wafdigii uu hogaaminayay ayaa maanta la soo tusay sida uu u shaqeeyo Garoonka Diyaaradaha Magaalada Kigaali ee Caasimada Dalka...
View ArticleSawiro:Madaxweyne Maxamed C/llahi Farmaajo oo gaaray dalka Kenya.
Madaxweynaha Soomaaliya iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya, halkaas oo si weyn loogu soo dhoweeyey. Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi...
View ArticleMunaasabad Lagu Taageerayo Wasiirka Dhalinyarada Oo Muqdisho Lagu Qabtay...
Xildhibaanno, dhallinyaro, haween iyo odayaal dhaqameed ayaa ka qeybgalay kulan lagu taageerayay Xildhibaan Khadiija Maxamed Diiriye oo loo magacaabay Wasiirka Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Dowladda...
View ArticleDanjire Xuseen Xaji Axmed oo la kulmay wasiirka arimaha dibada Koofur Sudan.
Kulan dhaxmaray safiirka Jamhuuriyada Fadaralka ah ee Soomaaliya Koofur Sudan mudane Xuseen Xaji Axmed iyo Wasiirka arimaha Dibada ee wadanka Koofur Sudan Deng Alor Kuol oo ka dhacay xafiiska wasiirka...
View ArticleDhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho
http://www.radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2017/03/WAR-SUBAX-23-3-2017.mp3
View ArticleDeeq Raashin ah oo la gaarsiiyey dadka ay abaarta Saameysay ee ku sugan...
In kabadan 600 oo qoys oo ah kuwa sida daran ay usaameysay abaarta ayaa manta waxaa magaalada baydhabo looga qiibiyey Rashiin ay soodhiibtay dawlada kuweyd. Deeqda Raashiika oo ka koobneed Bur Bariis...
View ArticleMadaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay dhigiisa Kenya “SAWIRRO”
Madaxweynaha Jahuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ku sugan magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya ayaa halkaasi kula kulmay...
View ArticleGalmudug oo soo dhaweeysay codsigii R/wasaaraha ee ahaa in dib loo dhigo...
Maamulka Galmudug ayaa soo dhaweeyey codsigii Dowladda Federaalka ah ee ahaa in dib loo dhigo doorashada madaxwaynaha Galmudug muddo 45 cisho ah. halkan hoose ka akhriso war-saxaafadeedka ka soo baxay...
View ArticleDibadbax baarlamanka looga dalbanayay ansixinta wasiirrada cusub oo lagu...
Banaanbax ay ka qeybgaleen dadweyne farabadan oo ka kala yimid degmooyinka gobolka Banaadir, laguna dalbanayay in baarlamanka uu codka kalsoonida siiyo wasiirrada uu dhawaan magacaabay R/wasaare Xasan...
View ArticleTaliyaha ciidanka Booliiska oo guddiga Qaran ee gurmadka abaaraha...
Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliya Jeneraal Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa maanta guddoonsiiyey Guddiga Heer Qaran ee Gurmadka Abaaraha oo uu hoggaaminaayey Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Mudane...
View ArticleR/wasaaraha oo qaabilay wafdi ka socda Midowga Afrika+Sawirro
R/wasaare Xasan Cali Kheyrre ayaa qaabilay wafdi uu hoggaaminayo madaxa ammaanka Midowga Afrika Danjire Ndumiso Ntshinga oo booqasho ku yimid magaaladqa Muqdisho. Booqashada wafdigan uu ku yimid...
View ArticleMadaxweyne Farmaajo oo la kulmay dhiggiisa dalka Kenya+Shir-jaraa’id
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed C/laahi Maxamed “Farmaajo” oo booqasho Sadex maalmood ah ku jooga dalka Kenya ayaa kulan la qaatay dhiggiisa dalkaasi Kenya Uhuru...
View ArticleUhuru Kenyatta oo casho sharaf u sameeyay madaxweyne Farmaajo iyo wafdiga uu...
Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa xalay casho sharaf u sameeyay Madaxweynaha Soomalia iyo wafdi uu hogaaminayo oo booqasho ku jooga dalka Kenya. Casho sharafta loo sameeyay madaxweyne Farmaajo iyo...
View ArticleWasiirrada arrimaha dibedda IGAD oo ku shiray Nairobi
Kulan Gogol-xaar ah oo ay Maanta isugu yimmddeen Wasiirrada arrimaha dibedda ee Urur Goboleedka IGAD ayaa looga hadlay Ajandaha shirka Berito la filayo inay Madaxda Gobolka kaga wada hadlaan, kaasoo ka...
View ArticleQarax geystay waxyeello oo maanta ka dhacay Muqdisho
Gaari Miineysan ayaa goordhow ku qarxay afaafka hore ee Maqaayadda Banooda oo ku taalla agagaarka Hotel Naasa Hablood 2 ee Magaalada Muqdisho. Qaraxan oo loo adeegsaday Gaari nooca raaxada ah ayaanan...
View ArticleUrurka Haweenka Qaranka oo deeq gaarsiiyay barakacayaal horleh
Deeqdaasi gargaar oo ka kooban raashin, dhar, maacuun, joodariyaal iyo jirigaano ay dadku biyaha ku shubtaan ayaa waxaa maanta la Gaarsiiyay barkacayaasha ku nool inta u dhaxaysa...
View ArticleRoobka Guga oo ka curtay deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe
Wararka naga soo gaarayo degmada Mahadaay ee gobolka Shabeelaha Dhexe waxa ay sheegayaan in tuulooyin hoostaga degmadaasi uu ka curtay roobka guga. Wariyaha Warbaahinta Qaranka ee gobolka Shabeelaha...
View ArticleShir Madaxeedka IGAD oo ka furmaya dalka Kenya
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo oo ku sugan Kenya ayaa ka qeyb galaya Shir-madaxeedka Urur Goboleedka IGAD oo...
View ArticleRoob lagu qabowsaday oo xalay ka da’ay Muqdisho
Roobka Guga ayaa xalay ka curtay gobolka Banaadir, iyadoo ay ku qabowsadeen bulshada gobolka ku nool. Roobka ayaa bilowday saaka saladdii subax, waxaana uu ka da’ay guud ahaan degmooyinka gobolka...
View Article