Quantcast
Channel: Radio Muqdisho
Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

R/wasaaraha oo qaabilay wafdi ka socda Midowga Afrika+Sawirro

$
0
0
R/wasaare Xasan Cali Kheyrre ayaa qaabilay wafdi uu hoggaaminayo madaxa ammaanka Midowga Afrika Danjire Ndumiso Ntshinga oo booqasho ku yimid magaaladqa Muqdisho. Booqashada wafdigan uu ku yimid Muqdisho ayaa qaadan doonta muddo Sadex maalmood ah, iyagoo la kulmay R/wasaaraha iyo gudoomiyaha Baarlamanka. Wafdigan ayaa waxaa ay booqdeen isla shalay qaar ka mid ah xarumaha ciidanka AMISOM ku leeyihiin magaalada Muqdisho.

Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Trending Articles