Hormuud Foundation oo 165 goobood oo hoos tagta Caabudwaaq gaarsiisay gargaar...
Xili ay ka siidarayso saameynta abaarta waqtigan ka jirta inta badan dalkeena, taasoo dadka iyo duunyada weli ku harsan deegaanada miyiga ku reebtay Cuduro iyo macaluul ayaa hadana waxaa socda...
View ArticleMadaxweynaha Jubbalan oo dib Ugu Laabtay Kismaayo
Madaxweynaha Dowlad Gobolleedka Jubbalan Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe Oo maal mihii dambe ku sugnaa magaalada Muqdisho ayaa dib ugu laabtay magaalada Kismaayo, Madaxweynaha oo Shirjaraa’id ku...
View ArticleHay’adda Culimada “Afar Maalin In la soomo ayaan Ugu Yeereynaa Umadda...
Hay’adda Culimada Soomaaliyeed Ayaa ku dhawaaqday 4 Maalin Oo Soon ah iyo In Maalinta Sabtida ah Dalka Oo Dhan Laga Oogo Salaad Roob Doon ah. Afarta Maalin ayaa Hay’addu Sheegtay in ay ka bilaabaneyso...
View ArticleDaawo Sawirrada: Aqalka sare ee baarlamanka oo maanta kulmay
Aqalka sare ee Baarlamanka ayaa maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho. Kulanka waxaa shir gudoominayay guddoomiyaha aqalka sare Cabdi Xaashi Cabdulaahi waxa warbixinno looga dhagaystay guddiyo...
View ArticleDhageyso Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta 5-3-2017
http://www.radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2017/03/BAR-DHACDOOYINKA-5-3-2017.mp3
View ArticleTiradda dadka Shuban Biyoodka uu soo ridanayo ee Gobolada Kofur Galeed oo sii...
Tiradda dadka Shuban biyoodka uu soo ridanayo ayaa kusii kordhayo qaar ka mid ah Gobolada Soomaaliya waxaana ay Saraakiisha Cafimaadka ee goboladaas ku sugan soo sheegayaan in ay sii kordhayaan dadka...
View ArticleQaxooti Soomaaliyeed oo Markale loo Sahlay in ay dib ugu soo noqdaan...
Qunsuliyadda Soomaalida ee Dalka Yamen oo kaashaneysa Hay’adda Qaxootiga Aduunka ayaa Waxay markale u fududeeyeen 137 qoys oo ka mid ah Qaxootiga Soomaalida ah ee Yaman ku sugnaa in ay dalkooda dib...
View ArticleDhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho
http://www.radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2017/03/WARKA-SUBAX-6.3.2017.mp3
View ArticleDaawo Sawirrada: Xaflad Lagu Taageerayay Raisulwasaaraha oo Lagu Qabtay...
Munaasabad balaaran oo lagu taageerayay Raisulwasaaraha cusub ee dalka mudane Xasan Cali Kheyre ayaa lagu qabtay magaalada Juba ee xarrunta wadanka Koofur Sudan , waxaana munaasabadda ka qeybgalay...
View ArticleHay’adda Culumadda Soomaaliyeed ee Mareykanka ayaa qabtay kulan loogu dabaal...
Hay’adda Isutaga Culumadda Soomaaliyeed ee Mareykanka ayaa kulan loogu dabaal degayo guusha iyo doorashada Xildhibaan Ilhan Cumar ku qabtay Masaajidka Dar-ul Hijra ee magaalada Minneapolis. Kulankan...
View ArticleDad gaajo darteed ugu geeriyoodey Galgaduud
Waxaa markii ugu horeysay ka bilowday dhimashada dadka ay saameysay abaarta jirta deegaanada ku xeeran degmada Balanbal halkaasi oo laga soo sheegayo in ay u dhimatay gaajo iyo haraad gabar ka mid ah...
View ArticleGuddoomiyaha golaha shacabka oo kulan la yeeshay dhalinyarada baarlamaanka ku...
Kulanka uu la yeeshay maanta gudoomiyaha golaha Shacabka jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cusmaan (Jaawari) dhalinyarada ku jira golaha shacabka ayaa waxaa uu ku saabsanaa sidii loo jihayn...
View ArticleDhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho
http://www.radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2017/03/WAR-HABEEN-TABIYE-WARCADEYE-FR.KHALAF-06.03.2017.mp3
View ArticleXildhibaanno Ka Qeybgalay Dhiiri Gelinta Waxbarashada Carruurta Agoonta Ah...
Kulankan oo ahaa mid lagu dhiira galinayey carruurta agoonta ah ee Soomaaliyeed oo ay gacanta ku heyso jimciyadda waxbarashada horumarinta iyo gar gaarka bini’aadanimo ee SOHEDA sidoo kalena loogu...
View ArticleDhageyso Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta
Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay dhageystaan habeen walba 09:30 fiidnimo, marka laga...
View ArticleHorjooge ka Tirsanaa Al-shabaab oo koxdiisii ugu Baaqay in ay Dowladda isu...
Horjoogii ka tirsanaa ururka |Al-shabaab oo shalay isku soo dhiibay ciidanka Xooga Dalka Soomaaaliya ee ku sugan Gobolka Baay ayaa ugu baaqay rag ka tirsan kooxda uu kasoo gooostay in ay isaga soo...
View ArticleMaalinta Haweenka Aduunka oo laga Xusay magaalada Columbus Ohio ee dalka...
Xaflad balaaran oo lagu maamusayay maalinta Haweenka aduunka oo ku aadan 8 March ayaa lagu qabtay Xarunta looga arimiyo gobolka Ohio oo ku taal magaalada Columbus. Waxaa soo abaabushay Khadro Mohamed...
View ArticleDhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho
http://www.radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2017/03/WARKA-SUBAX-07-03-2017.mp3
View ArticleXogahayaha Guud ee Qaramada Midoobay oo Muqdisho Soo Gaaray.
Wafdi uu hogaaminayo Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonia Guterres ayaa soo gaaray Magaalada Muqdisho , wafdigana ayaa iminka Kulan la leh Madaxweynaha Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane...
View ArticleAl-shabaab oo dab qabadsiisay Tuulo ku dhaw Magaalada Jowhar.
Kooxda Al-shabaab ayaa xalay dab qabadsiiyey Tuulo lagu magacaabo Gaaleef oo dhanka Bari ka xigto Magaalada Jowhar ee Gobolka Shabeelaha Dhaxe sida uu kusoo waramayo Waryiha Warbaahinta Qaranka ee...
View Article