Quantcast
Channel: Radio Muqdisho
Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Daawo Sawirrada: Xaflad Lagu Taageerayay Raisulwasaaraha oo Lagu Qabtay Wandanka Koofur Sudan.

$
0
0
Munaasabad balaaran oo lagu taageerayay Raisulwasaaraha cusub ee dalka mudane Xasan Cali Kheyre ayaa lagu qabtay magaalada Juba ee xarrunta wadanka Koofur Sudan , waxaana munaasabadda ka qeybgalay mas’uuliyiin ka kala socotay Safaarada  Soomaaliya , Gudiga Ganacsatada iyo Qeybaha kala duwan ee jeeliyada Soomaaliyeed. Dhamaan bulshadii ka qeyb gashay munaasabada ayaa si aad ah u muujiyeen taageerada ay u hayaan raisulwasaarada iyo madaxda kale ee Qaranka waxeyna balanqaadeen in ay wanaagsan u aqbaleen dalbkiisi ah in loo gurmado dadka ay abaartu  saameysay ee ku sugan dhamaan gobolada dalka.

Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Trending Articles