Quantcast
Channel: Radio Muqdisho
Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Al-shabaab oo dab qabadsiisay Tuulo ku dhaw Magaalada Jowhar.

$
0
0
Kooxda  Al-shabaab ayaa xalay dab qabadsiiyey Tuulo lagu magacaabo Gaaleef oo dhanka Bari ka xigto Magaalada Jowhar  ee Gobolka Shabeelaha Dhaxe sida uu kusoo waramayo Waryiha Warbaahinta Qaranka ee Jowhar. Ma jirto wax qasaare nafeed ah balsae waxaa ku baaba’ay Guryo badan ……. Hoos Ka dhageyso Faahfaahinta oo Dhameys Tiran http://www.radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2017/03/WAREYSI-ABUUKAR-MAXAMED-BACADLE.mp3

Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Trending Articles