Quantcast
Channel: Radio Muqdisho
Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Maalinta Haweenka Aduunka oo laga Xusay magaalada Columbus Ohio ee dalka Mareykanka

$
0
0
Xaflad balaaran oo lagu maamusayay maalinta Haweenka aduunka oo ku aadan 8 March ayaa lagu qabtay Xarunta looga arimiyo gobolka Ohio oo ku taal magaalada Columbus. Waxaa soo abaabushay Khadro Mohamed Shire oo ah aqoonyahanad u dhaq dhaqaaqda arimaha haweenka isla markaana madax ka ah Ururo kala duwan. Waxa ka soo qeybgalay haween aad u badan oo ka kala socday qowmiyadaha kala duwan ee ku nool Columbus iyo Madaxdax badan oo ka kala yimid Heer gobol iyo heer degmo halka dhankooda ay ka qeyb qaadanayeen Ganacasato badan oo Soomaali ah. Dadkii ka hadaly waxa ka mid ahayd Usra Abraar oo madax ka ahaan jirtay Bangiga dhexe ee Soomaaliya iyada oo  xustay kaalinta iyo doorka haweenka Soomaaliyeed ka qaateen bad baadinta Bulshada iyo qoyska Soomaaliyeed mudadii ay colaaduhu jireen, iyo in iminka ay kaalin muuqata ka ciyaarayaan sibadalka Dalka, iyaga oo wali dhabarka u ridanaya Horumarinta iyo Bar baarinta Qoys Caafimaad qaba, Waxay Yusra soo hadal qaaday isbadalka dalku uu galay iyada oo ugu baaqday dadka Soomaaliyeed in ay la shaqeeyaan dowlada iyo in shacabka loogu adeego si ka madax banaan waxa ay ugu yeertay Musuq maasuq iyo wax is daba marin. Haweenkii ka hadlay Xafladan oo u badnaa Ajanabi waxa [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Trending Articles