Madaxweyne Farmaajo oo kulan casho sharaf ah u sameeyey Xildhibaannada...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya, mudane Maxamed Cabdullaahi “Farmaajo” ayaa kulan casho sharaf u sameeyey Xildhibaannada labada aqal ee Barlamaanka Federaalka Soomaaliya kaddib anisixintii...
View ArticleR/wasaaraha cusub oo xilka kala wareegay R./wasaarihii hore “Sawirro”
Munaasabad ka dhacday xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxaa xilka kula kala wareegay Ra’iisul Wasaaraha cusub mudane Xasan Cali Kheyre iyo Ra’iisul Wasaaraha xilka ka degay Mudane Cumar Cabdirashiid...
View ArticleRugta ganacsiga Soomaaliyeed oo deeq lacageed ku wareejiyay guddiga gurmadka...
Rugta ganacsiga Soomaaliyeed ayaa maanta deeq lacag ah oo logu talagalay dadka abaaraha ay ku dhufteyn ku wareejiyey guddiga Qaranka ee gurmadka abaaraha. Rugta ganacsiga Soomaaliyeed ayaa maanta oo...
View ArticleKulan lagu taageerayo Ra’iisul wasaaraha oo lagu qabtay Muqdisho
Munaasabadan oo ay ahayd mid lagu taageerayay Ra’iisul wasaaraha cusub ee dalka Mudane Xasan Cali Kheyre ayna soo qaban qaabiyeen Ururka Haweenka Qaranka laguna qabtay Muqdisho ayaa waxaa ka qeybgalay...
View ArticleXarun lagu dhaqanceliyo maleeshiyaadka Shabaab oo laga furay Kismaayo+Sawirro
Xarun loogu talagalay in lagu dhaqan celiyo maleeshiyaadka Shabaab ayaa laga hirgeliyay magaalada Kismaayo. Hirgelinta xaruntan waxaa si wadajir ah isaga kaashaday hay`adda Rule of Law Security...
View ArticleDhageyso warka subax ee Radio Muqdisho
http://www.radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2017/03/WAR-SUBAX-TBIYE-ROOR-3-3-2017.mp3
View ArticleDhageyso Barnaamijka kulanka todobaadka 3 Marso 2017
http://www.radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2017/03/kulamka-todobaadka.mp3
View ArticleAkhriso taariikhda ururka shaqaalaha Soomaaliyeed
Ururka shaqaalaha soomaaliyeed waa urur fac weyn oo aan ku soo koobi Karin qoraal kani runtii waxaa la aasaasay bishii Maajo 1949kii xiligii gumeysiga runtii na wuxuu door weyn ka soo qaatay ilaalinta...
View ArticleGuddoomiyaha dhallinyarada degmada Gaalkacyo oo la doortay “SAWIRRO”
Munaasbadaani oo ahey mid si heer sare ah loo soo Agaasimay isla markaana lagu dooranayay Guddoomiyaha Dhallinyarada ee Degmada Gaalkacyo ee Dowlada Goboleedka Galmudug ayaa maanta lagu qabtay...
View ArticleMadaxweyne ku-xigeenka Puntland oo Madaxweynaha Soomaaliya uga waramay...
Maamulka Puntland ayaa faah faahin ka bixiyay abaarta ka jirta deegannada maamulkaasi oo ay sheegeen in haddii gurmad loo heli waayo bulshada halkaasi ku nool ay keeni karto inay ka dhalato macluul....
View ArticleDhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho
http://www.radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2017/03/WARKA-SUBAX-04-03-2017.mp3
View ArticleMadaxweynaha Hirshabeelle “Waxaan dhawaan howlgelinaynaa dekadda Ceel Macaan”
Wafdiga oo uu hogaaminayo Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble oo ay wehliyaan Madaxweyne ku xigeenka Cali Cabdulaahi Xuseen Cali Guudlaawe iyo Xildhibaanno ka tirsan...
View ArticleMadaxweynaha Puntland oo xilka qaadis ku sameeyay Guddoomiyaha Hay’adda...
Madaxweynaha Dawlad goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa xafiis kiisa ka soo saaray Wareegto xeer Madaxweyne LR.21 ee March 03 2017 kuna saabsan xilka qaadis Guddoomiyaha...
View ArticleMadaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo la kulmay Madaxweynaha Soomaaliya
Siihayaha Madaxweynaha Galmudug ahna Madaxweyne Kuxigeenka dowlad goboleedka Galmudug Maxamed Xaashi Carabey ayaa kulan saacado qatay layeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyda Ferdraalka Soomaaliya Mudane...
View ArticleR/Wasaare Khayre oo kulan la qaatay Guddiga Gurmadka Abaaraha, baaqna direy...
Muqdisho, March 4, 2017….Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa kulan gaar ah la qaatay Guddiga Gurmadka Abaaraha, waxana ay si gaar ah uga wada hadleen...
View ArticleKulankii baarlamaanka iyo Xasan Sheekh oo xubin baarlamaani ah loo dhaariyay
Bilowga kulanka waxaa Xildhibaannada golaha shacabka loo akhriyey qaraaradii uu baarlamaanka kusoo maareeyey marxaladihii kala guurka ee dalka oo ay ka mid ahaayeen doorashooyinka guddoonka golaha...
View ArticleJaaliyadda Xamar iyo Xamardaye ee Sweden oo taageeray Ra’iisul Wasaare Xasan...
Kulan ay soo qaban qaabiyeen Jaaliyadda Xamar iyo Xamardaye ee wadanka Sweden ayaa waxaa uu ku saabsanaa taageeridda Ra’iisul wasaaraha cusub ee dalka Mudane Xasan Cali Kheyre, iyagoo Xildhibaannada...
View ArticleFaallo : Nabadgelyada iyo Cadaaladda waa midda ay bulshadu harsato
Nabadgelyadu waa harka ugu weyn ee ay harsato bulshada, isla markaana ay ku raadsato adeegeeda iyo nolosha ay u baahan yihiin ,haddii aysan heysanna ay tahay mid hoos u dhaceysa noloshooda iyo...
View ArticleKulan Looga Hadlay Amniga Iyo Abaaraha Oo ka Dhacay Muqdisho
Kulan kaan oo ka dhacay Degmada kaxda ee Gobolka Banaadir ayaa looga hadlayay Amniga Iyo Ugurmashada dadka ay abaaruhu saameeyeen,waxaana ka qeyb galay Guddoomiyaha Gobolka, Saraakiisha laamaha...
View ArticleMadaxweyne Farmaajo oo la Kulmay qaar ka mid ah mas’uuliyiinta Warbaahinta...
Madaxweynaha Jamahuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi (Farmaajo) ayaa xarunta Madaxtooyada ku qaabilay maamulka iyo tifaftireyaasha warbaahinta sida gaarka ah loo leeyahay ee...
View Article