Quantcast
Channel: Radio Muqdisho
Browsing all 20463 articles
Browse latest View live

Al-shabaab oo laga saaray degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo

Ciidanka dowladda Soomaaliya iyo kuwa Midowga Afrika ee AMISOM ayaa ku guuleystay in Maleeshiyada Al-shabaab ay ka saaraan degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo, oo shalay maleeshiyadaasi ay soo weerareen....

View Article


Kenya oo sheegtay in howlgal ka dhacay J/Hoose ay ku dishay maleeshiyaad...

Ciidanka dowladda Kenya ee qeyb ah howgalka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa shaaciyay in ay todobaadkaan ay dileen dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab. War kasoo baxay ciidanka dowladda Kenya ayaa lagu...

View Article


Midowga Afrika oo ballanqaaday bixinta mushaaraadka ciidamada AMISOM

Madax ka tirsan Midowga Afrika ayay  balan qaaday in ay bixin doonaan Mushaarka ciidanka Midowga Afrika ee AMISOM. Waxa ay sheegeen in ay ciidanka AMISOM  la kulmayaan dhibaatooyin kala duwan oo ay ka...

View Article

Waxqabadka Dawladda ee Todobaadki la soo dhaafay+Sawirro

Mogadishu, 17 September 2016 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka...

View Article

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida qeybta Lixdanaad oo xukuntay maleeshiyaad...

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya gaar ahaan qeybta Lixdanaad, ayaa xukuntay maleeshiyaad katirsan kooxda Daacish, oo dhawaan lagu qabtay magaalada baydhabo ee xarunta gobolka Baay....

View Article


Maxan ka baranay shir Madaxeedkii IGAD  ee Muqdisho lagu Qabtay ? ‘ Maqaal’

Waxaa 13-kii bishan maalin salaado ah, magaalada Caasimada ah ee Muqdisho ay marti-gelisay Shir Madaxeedkii Urur gobaleedka IGAD oo isagu markii ugu horeysay lagu qabto gudaha Soomaaliya tan intii la...

View Article

Daawo Sawirrada: Hey’adda Somali Relief Network of North America oo hilib...

Hay’adda Somali Relief Network of North America ayaa Deeq Hilib Udxiya ah gaarsiisay 500 Qoys oo ku Nool Degmada Afgooye. Hay’adda Somali Relief Network of North America ayaa waxa ay Deeq Hilib Udxiya...

View Article

Ibraahin Cumar Mahadale oo ah musharax u taagan xildhibaannimada Baarlamanka...

Ibrahin Cumar Mahadale oo ah muwaadin Soomaaliyeed ayaa ku dhawaaqay in uu yahay musharax u taagan in uu ka mid noqdo baarlamanka soo socda ee Federaalka Soomaaliya, isagoo tilmaamay  in si dadnimo iyo...

View Article


Obaama oo ku baaqay in la soo dhaweeyo Muslimiinta

Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama ayaa mar kale dib u soo cusbooneysiyay baaqiisii ahaa in muwaadiniinta Mareykanka ay soo dhaweeyaan si wanagsana ula macaamilan Jaaliyadda Muslimiinta ah ee la...

View Article


Daawo Sawirrada: Qarax geystay waxyeello oo ka dhacay New York

Magaalada News York ayaa lagu soo waramayaa in uu ka dhacay qarax xoog leh oo geystay waxyeello kala duwan. Qaraxaasi ayaa la sheegay in ay ku dhaawacmeen dad ka badan 20-qofood, booliiska New York...

View Article

Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka oo gaaray magaalada Hague ee dalka Holland

Xeer Ilaaliyaha guud ee Qaranka Dr Axmed Cali Daahir ayaa soo gaaray dalka Holland, halkaas oo lagu wado in maalinta berri ay ka furanto dacwadda la xiriirta  xadgudubka Kenya ee badda Soomaaliya. Xeer...

View Article

Daawo Sawirrada: Mas’uuliyiin ka tirsan Jubbaland oo booqday dadkii dib uga...

Madaxweyne ku xigeenka labaad ee maamulka Jubbaland C/qaadir Xaaji Maxamed (lugadheere) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa kormeer kutagey Xereyaha ay ku nool yihiin Qoysaska Soomaaliyeed ee ka ymid dalka...

View Article

Allaha u naxariistee Jeneraal Goobaanle oo ku geeriyooday qarax ka dhacay...

Allaha u naxariistee  ha u Naxariistee Jeneral Maxamed Rooble Jimcaale (Goobaale) oo ahaa Taliyaha Guutada 3-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa ku geeryoodey Qarax lala eegtay Gaari uu watay...

View Article


Dacwad la xiriirta soohdinta badda ee Soomaaliya iyo Kenya oo Berrito ka...

Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladda oo ah Waax ka tirsan Qarammada Midoobay ayaa berri oo Isniin ah billaabeysa dhegeysiga dacwad dhex-taalla Soomaaliya iyo Kenya oo ku saabsan soohdinta Badweynta...

View Article

Gudoomiyaha degmada Kaxda oo dalbaday in gargaar lala soo gaaro barakacayaal...

Gudoomiyaha degmada Kaxda ee gobolka Banaadir ayaa kormeeray xerooyin ay ku noolyihiin qoysas barakacayaal ah isagoo u kuurgalay xaaladooda nololeed. Qooysaskaan oo  ka kooban 35 kun o qoys kana soo...

View Article


R.W Cumar “Gen Goobaale wuxuu ahaa shaqsi u adeegayay Qaranka, Kuna baxay...

Raiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke ayaa cambaareeyey weearkii bahalnimo ee maanta lagu dilay Taliyihii Guutada saddexaad ee ciidanka...

View Article

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

View Article


Dhageyso Barnaamijka Dhacdooyinka ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay dhageystaan habeen walba 09:30 fiidnimo, marka laga...

View Article

Madaxweyne Xasan oo ka tacsiyeeyay geerida marxuum Jeneraal Goobaale

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Ummadda Soomaaliyeed iyo ciidanka xoogga dalka uga tacsiyadeeyay geerida Jeberaal Maxamed Roble Goobaale,...

View Article

Dacwada Badda ee Soomaaliya iyo Kenya oo maanta ka furmeysa magaalada Hague

Dacwada badda ee u dhaxeysa dalalka Soomaaliya iyo Kenya ayaa lagu wadaa in ay maanta  ka furanto magaalada Hague ee dalka Holland. Qareeno iyo sidoo kale aqoonyahano ku xeeldheer arimaha badda ayaa...

View Article
Browsing all 20463 articles
Browse latest View live