Akhriso War-murtiyeedka shirki madasha ee maanta lagu soo gebagebeeyay Muqdisho
Madasha Hoggaanka Qaran (MHQ) ayaa kulan ku yeelatay magaalada Muqdisho 06 – 14 Seteember 2016. Kulanka waxaa shir-guddoominayay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh...
View ArticleNISA oo ka warbixisay amniga Muqdisho
Taliyaha hay’adda nabad sugidda ee gobolka Banaadir oo ka hadlay, sida hay’adaha ammaanka dawlada Soomaaliya ay u xajiiyeen amniga Caasimadda, maadaama ay marti-galisay shir madaxeedkii madaxda...
View ArticleGuddiga doorashooyinka oo Nairobi kulan ku qabtay-Sawirro
Kulanka oo ahaa is xog wareysi iyo su’aalo weydiin ayaa waxaa ka soo qeybgalay mas’uuliyiin ka tirsan safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya, siyaasiyiin, waxgarad, haween iyo qeybaha kala duwan ee...
View ArticleMadaxweynaha oo gaaray Jowhar
Madaxweynaha Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhoweyd gaaray magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeelaha dhexe, isagoo halkaas ka furi doona wajiga labaad...
View ArticleHey’adda HRW: Kenya uma marin hanaan caalami ah dib u celinta qaxootiga
Hey’adda xuquuqul insaanka ee Human Rights Watch ayaa dowladda Kenya ku eedeysay in ay ku fashilintay in ay waafijiso hanaanka caalamiga ah qaabka loo maro in qaxootiga si iskood ah ugu laabtaan...
View ArticleMadaxweynaha oo mar kale furey shirka maamul u sameynta Hiiraan &...
Madaxweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeelaha dhexe ugu qeybgalay shirka maamul u sameynta gobolada Hiiraan iyo...
View ArticleMaamulka Jubbaland oo ka warbixiyay ammaanka deegaannada hoos yimaada
Afhayeenka Nabad-Sugidda Jubbaland, Axmed Maxamuud Maxamed (Axmed Carab) oo Saxaafadda kula hadlay Magaalada Kismaayo ayaa ka warbixiyay Howlgalladii ugu dambeeyay ee Ciidanka Jubbaland ay qaadeen....
View ArticleBoliiska Mombasa oo baaraya caafimaadka Saddex dumar ah oo lagu eedeeyay...
Maxkamad ku taalla magaala xeebeedka Mombaasa ee Dalka Kenya ayaa ammartay in baaris xagga caafimaadka Maskaxda ah la mariyo, Saddex Haween ah oo lagaga shakiyay iney ku lug lahaayeen weerar Axaddii...
View ArticleMu’asasada Maxamed Bin Raashid ee Imaaraadka oo qoys danyar ah u qeybiyay...
Hay’adda samafalka Maxamed Bin Raashid ee dalka Imaaraadka Carabta, ayaa deeq hilb ah u qaybisay boqollaal qoys oo dan-yar ah, oo isugu jira dadka barakacayaasha ah ee ku dhaqan degmooyinka gobolka...
View ArticleHorjooge Al-shabaab ah oo Aw-dheegle lagu diley
Howlgal qorsheeysan oo ay wadajir u fuliyeen ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed iyo AMISOM ayaa lagu dilay horjoogihii maleeshiyada Alshabaab ee dagmada Aa-dheegle ee gobalka Shabeellaha Hoose....
View ArticleIGAD oo amaantay dowladda Soomaaliya-Sawirro
Wakiilka urur gobaleedka IGAD ee arrimaha Soomaaliya danjire Maxamed Cabdi Afey, oo manta shir jaraa’id ku qabtay magalada Nairobi ee dalka Kenya, ayaa sheegay in shirka madaxda dalalka IGAD ugu soo...
View ArticleCiidamada ammaanka oo xalay qabtay gaari lagu soo xiray walxaha qarxa
Ciidamada ammaanka ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa howlgal ay xalay ka sameeyeen Muqdisho ku soo qabtay gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay oo la doonayay in lagu dhibaateeyo bulshada...
View ArticleDhageyso: Barnaamijka Kulanka Todobaadka oo looga hadlay ka hortagga...
Barnaamijka kulanka Todobaadka ee Jimco kasta ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa looga hadlay mowduuc ku saabsan ka hortagga argagixisanimada, waxaana ka qeybgalay barnaamijka oo...
View ArticleMadaxweynaha oo ka hadlay waxqabadki dowladda Afarti sano ee la soo dhaafay
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka hadlay horumarkii ay Dowladdu ku tallaabsatay Afartii sano ee uu hayay xilka Ummadda Soomaaliyeed. Mudane,Xasan...
View ArticleNala wadaag fariimaha tahniyadaha iyo aroosyada
Akhristayaasheena sharafta leh, waxaan idinku wargelineynaa in barnaamijka Imaqashii, i madadaali ee ka baxay idaacada aan tahniyadaha, hambalyada aroosyada iyo dhalashada aad noogu soo diri kartaan...
View ArticleWasiirka Batroolka oo madaxda maamulka Jubbaland kulamo kula leh Kismaayo
Wasiirka wasaaradda Batroolka iyo macdanta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Mukhtaar Ibraahim, ayaa maanta gaaray Magaalada Kismaayo,halkaasoo si weyn loogu soo dhoweeyay. Wasiirka iyo xubniha...
View ArticleDabeylo ku dhuftay xeebaha magaalada Hobyo
Dabeylo xoog leh ayaa lagu soo waramayaa in ay ku dhufteen deegaanno dhaca bariga gobolka Mudug. Meelaha ay dabeeyluhu ku dhufteen waxaa ka mid ah xeebaha magaalada Hobyo, waxeyna dabeeylahaasi hakad...
View Article