Guddoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose oo hambalyo u diray shacabka Soomaaliyeed
Guddoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose Ibraahim Aadan Cali Najax ayaa shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa gobolka Shabeelaha Hoose ugu hambalyeeyay munaasabada maalinta koowaad ee ciidul Adxa, isagoo...
View ArticleDAAWO SAWIRRADA sida looga ciiday magaalada Jowhar
Magaalada Jowhar waxa maanta Bulshada magaaladasi kula ciiday Wasiiro Dowladaha Maaliyada Soomaaliya iyo masuuliyiinta maamulka gobolka Shabeelaha dhexe. Barxad ku taalo bartamaha magaalada ayaa...
View ArticleDhageyso Barnaamijka Hidaha iyo dhaqanka
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa barnaamijka dhaqanka iyo hidaha oo looga hadlayo cayaaraha aan hidaha iyo dhaqanka u leenahay, qeybahooda kala duwan, kuwaasi oo...
View ArticleDaawo Sawirada: sida looga ciiday bariga magaalada Minneapolis ee dalka...
Sida caadadu tahay, waxaa saaka lagu tukaday ciidii carafo masaajidka ku yaal bariga magaalada Minneapolis, ee gobolka Minnesota., halkaasoo ay isugu yimaadeen Ummado ka kala yimid calamka Islaamka –...
View ArticleWufuud hor u dhac u ah madaxda shirka qeybgalaysa oo soo gaaray Muqdisho
Wasiirada dalalka Uganda, Djibouti iyo Kenya ayaa lagu soo waramayaa in ay soo gaareen magaalada Muqdisho goor dhoweyd kuwaas oo hor u dhac u ah wefdiga madaxweyniyaasha wadamada urur goboleedka IGAD...
View ArticleMadaxweynaha: Shir Madaxeedka IGAD waa fursad dahabi ah oo Soomaaliya soo marta
Muqdisho, 13 September 2016 (Villa Somalia)—- Madaxda waddamada xubnaha ka ah Urur Goboleedka IGAD ayaa lagu wadaa inay markii ugu horeysay ay magaalada Muqdisho ku qabtaan shir madaxeedkooda, tan iyo...
View ArticleRa’iisul wasaaraha Ethiopia oo soo gaaray Muqdisho-Sawirro
Ra’iisulwasaaraha dalka Ethiopia Hailemariam Desalegn ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho iyadoo ay soo dhaweeyeen mas’uuliyiin uu hor kacayo madaxweynaha dalka mudane Xasan Sheekh Maxamuud. Waxaa lagu...
View ArticleDaawo Sawirrada: Madaxweynaha dalka Kenya oo soo gaaray Muqdisho
Madaxweynaha dalka Keynta Uhuru Kenyatta iyo wefdi uu hogaaminayo oo ka qeybgalaya shir madaxeedka wadamada urur goboleedka IGAD oo maanta ka dhici doona magaalada Muqdishu, madaxweynaha jamhuuriyadda...
View ArticleHay’adda Bisha Cas ee Imaaraadka carabta oo hilib u qeybisay boqolaal qoysas...
Hay’adda Bisha Cas ee dowladda Imaaraatka carabta ayaa deeq hilib ah u qeybisay boqolaal qoysas danyar ah, gaar ahaan dadka barakacayaasha ah ee ku nool degmooyinka gobolka Banaadir iyo qaxootiga...
View ArticleShir Madaxeedka IGAD oo si rasmi ah u furmay “SAWIRRO”
Shirka 28-aad ee Madaxda Wadamada ku bahoobay Urur Goboleedka IGAD ayaa goor dhow ka furmay Hotel Peace ee Magaalada Muqdisho. Shirkani oo uu si rasmi ah u furay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka...
View ArticleMadax kala duwan oo shirka IGAD ka hadashay
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo si rashmi ah u furay shir Madaxeedka IGAD ayaa sheegay in shirkan uu ahmiyad ugu fadhiyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed, Soomaaliyana ay ku...
View ArticleShir Madaxeedka IGAD oo la soo gabo gabeeyay
Waxaa la soo gaba gabeeyay shir madaxeedkii 28aad ee IGAD oo maanta si rasmi ah uga furmay Muqdisho. Shirka waxaa ka qeyb galay Madaxweynaha JF Soomaaliya, Madaxweynaha Kenya, Madaxweynaha Uganda,...
View ArticleWariye Cabdi Casiis Afrika oo dhaawac fudud uu ka soo gaaray Israsaasayn...
Iska horimaad si kama`ah ku dhex martay laba ciidan oo ka wada tirsan Dowladda faderaalka Soomaaliya ayaa waxaa dhaawac uu ka soo gaaray wariye Cabdi Casiis Maxamuud Guuleed Afrika oo ka ag dhawaa...
View ArticleMadaxweynaha Soomaaliya oo ammaan iyo bogaadin u jeediyay ciidamada iyo...
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in howshan maanta lagu qabtay dadaalka ay sameeyeen shacabka iyo ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xusay in la sugay...
View ArticleHorjooge ka tirsana Shabaab oo lagu dilay deegaanka Ceelgaras ee gobolka...
Horjooge ka tirsan maleeshiyaadka Shabaab ayaa lagu dilay deegaanka Ceelgaras oo ka tirsan gobolka Galgaduud. Horjoogaha la dilay oo lagu magacaabo Faarax Cali Raage ayaa waxaa dilay rag ka carooday...
View ArticleQaramada Midoobay oo soo dhaweysay xabbad joojinta ka dhaqan gashay dalka...
Wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobeey u qaabilsan dalka Suuriya, Staffan de Mistura, ayaa sheegay in ay istaagtay colaaddi ka taagneyd dalka Suuriya kaddib markii ay isniinti dhaqangashay xabad...
View ArticleDaawo Sawirrada: Shirkii madasha wadatashiga Qaran oo la soo gabagabeeyay
Shirka madasha wadatashiga Hogaamiyayaasha Soomaalida ayaa maanta la soo gebagebeeyay kaas oo muddo dhowr cisho ah ka socday Magaalada Muqdisho. Qodobo kala duwan ayaa laga Akhriyay munaasabad kooban...
View ArticleWasaaradda Qorsheynta oo daah furtay Mashruuca Xasilinta Dalka+Sawirro
Kulan maanta magaaladda muqdisho ay ku yeesheen mas’uuliyiin ka kala socotay Wasaaradda Qorsheynta iyo iskaashiga caalamiga ah ee Dowladda Soomaaliya iyo Safaaradda Dowladda Norwey ee Soomaaliya ayaa...
View Article