Quantcast
Channel: Radio Muqdisho
Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Dhageyso Barnaamijka Hidaha iyo dhaqanka

$
0
0
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa barnaamijka dhaqanka iyo hidaha oo looga hadlayo cayaaraha aan hidaha iyo dhaqanka u leenahay, qeybahooda kala duwan, kuwaasi oo aan maalmaha ciidda bulshada ula wadaagno cayaarihii dhaqanka ee gobolada dalkeena. Barnaamijka waxaa idin soo gudbinaya Cismaan Caqiil, Cali Deeq iyo Nimco Shiine. Halkan ka dhageyso barnaamijka oo dhameystiran

Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Trending Articles